Sign in to follow this  
Mooge

Xasan Qoslaye awards goverment contracts to himself

Recommended Posts

Mooge   

Shirkadda Madaxweynaha Somalia oo qandaraas ku qaadatay dhisida Wadooyinka Muqdisho.

 

SONNA on Thu, 11/08/2012 - 12:04 - Shirkad uu leeyahay Madaxweyne Hassan Sh Maxamuud Calasow oo lagu magacaabo Al-Kheyraat ayaa qandaraas ku qaadatay dhisida Wadooyinka Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen hoowlwadeenada Hay''ada horumarinta Turkiga ee TIKA.

 

Maamulaha Shirkadda Al KHEYRAAT Ismaaciil Warsame oo aan telefoon kula xiriirnay ayaa laftiisa xaqiijiyay inay qandaraas ku qaateen dib u dhiska hasse yeeshee wuxuu sheegay in Madaxweyne Hassan Garguurte ka mid yahay Saamileeyda Shirkadda Al-Kheyraat.

 

" Madaxweynaha malahan Shirkadda Al-Kheyraat laakiin Ganacsatada saamiyada ku leh ayuu ka mid yahay ,taasna inaan idinka saxo ayaan rabaa" ayuu yiri Maamule Ismaciil Warsame oo Waagacusub.com la hadlay.

Arrin la yaableh oo Uguba ayey ka dhigan tahay in Shirkad uu leeyahay Madaxweynaha Somalia durba naas nuujin loo siiyo qandaraaska dhisida Wadooyinka Muqdisho. Somalida si ay Cadaalad u hesho waxaa looga baahan yahay madaxda Somalia inay joojiyaan musuqmaasuqa,qabyaalada,eexda,kibir qooqa iyo hanti tacbashada.

Hassan Alasow hadii uu qandaraasyada horumarinta siiyo Shirkadahiisa dib u dhiska,waxbarashada iyo ganacsiga guud waxay ka dhigan tahay in Somalia lumisay fursad afar sanadood ah.

 

http://sonna.net/content/shirkadda-madaxweynaha-somalia-oo-qandaraas-ku-qaadatay-dhisida-wadooyinka-muqdisho?order=title&sort=asc

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

To date no one had reported things like this. If this turns out to be true then EL-Presidente is in deep water

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Odey;889517 wrote:
To date no one had reported things like this. If this turns out to be true then EL-Presidente is in deep water

Not again. :D

 

bjb06.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

If this turns out to be true then the president is in muddy waters. Again this is a government only by name, and such activity wouldn't be surprise to anyone privy to inner working of this so called government.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sakata   

Real talk thought its not just Mooge/quqleyaal its a desease that has us consumed we're always playing the victim card and blaming others, even turks are being blamed by other Somalis for there current developments, supposedly there villages aren't being developed as much Somaali illahay baa umaqan...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

Vsabba;889948 wrote:
Real talk thought its not just Mooge/quqleyaal its a desease that has us consumed we're always playing the victim card and blaming others, even turks are being blamed by other Somalis for there current developments, supposedly there villages aren't being developed as much Somaali illahay baa umaqan...

This is not something simple brother. If proven it is the worst thing he could have done. All the other issues like Kismayo and others pale in comparison to this if proven. We are talking about Fraud here! . The key point is whether it becomes "proven" and I am of the view that the man is innocent till "proven" guilty. I hold off my judgement till then Inshallah

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this