Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Puntland to start population count and state-of-the-art/advanced national State Identification

Recommended Posts

Puntland oo dhawaan bilaabeysa Diiwaan galinta shacabka iyo samaynta Kaarar aqoonsi oo casri ah(Faahfaahin Shirkada samaynaysa States ID Card)

 

Posted by Pi on November 14th, 2012

 

Sida ay Puntlandi warar hoose ku heleen waxaa dhowaan si rasmi ah u bilaabanaya Tira koobka iyo diiwaan galinta shacabka Puntland, iyadoo ay shirkado IT ah oo Dad reer Puntland ah leeyihiin ay heleen qandaraasyo lagu sameynayo Kaarar aqoonsi oo casri ah.

 

Shirkad lagu magacaabo PII Tech oo dhalinyaro Aqoonyahano Reer Puntland ah leeyihiin ayaa ku guuleysatey qandaraaska Kaarar u sameynta shacabka Puntland iyadoo la sheegey iney shirkadaan ku muteysatey iney ku Guuleystaan Qandaraaska, qalabka casriga ah ee ay soo bandhigeen iyo sida ay howsha lagarabo u qabanayaan, qandaraaska waxaa bixinayey Dowlada Puntland.

 

Shirkadu waxay samaynaysaa Kaarar casri ah, kaarkasoo loo baxshey sida aan xogta ku heley STATE ID, kaarka waxaa lagu sameynayaa qalabka ugu casrisan ee aqoonsiga lagu sameeyo, wuxuuna leeyahay chip ay ku jiraan ID nr, sawirka faraha iyo indhaha qofka kaarka leh.

 

Shirkadaan waxaa shaqadeeda ugu weyn

 

1. Diiwaan galinta shacabka ka Puntland

2.. Aqoonsi casri ah oo aan lagu been abuuran Karin

3. Diiwaan galinta 10 ka farood ee shaqsiga

4. Diiwaan galinta indhaha shaqsiga

5. Sawirka iyo saxiixa Qofka oo digital ah

6. Lambar ka kooban 9 number oo Qof waliba gooni u ah (state ID number)

7. Family ID number (wadaag ah oo Qoyska oo dhan wadaagaan

 

Waxa iayana horaanta sanadkan bilaabanaya wacyi galinta bulshada Puntland oo lagu wacyi galin doono sida ay Bulshadu uga qayb qaadan doonto Codeynta, Xisbiyada, habka Doorshooyinka, ololaha ay siyaasiyiintu u sammeyn doonaan xisbiyadooda iyo kaararka aqoonsiga.

 

Dhaqaalaha waxaa bixinaya Midowga Yurub.

 

Puntlandi.com

Post@puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

A IT company belonging to Puntland citizens named PII Tech has got a contract from the Puntland State Government to make count of the people and produce advanced, state-of-the-art Puntland State Identification cards for its citizens.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The companies main task will be:

 

1. To do a count of the Population of Puntland and register

 

2. Produce state-of-the-art Biometric Identification cards that cannot be replicated

 

3. Register all the 10 fingerprints of each individual

 

4. Register Iris of the individual

 

5. Register Digital Picture and Signing of the individual

 

6. Give each a 9 digit number called State ID number

 

7.Give out Family number for the whole family

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Somalia;889168 wrote:
DATA collected by the EU, thank you Puntland, what a swell job..

I am not buying this democracy nonsense. Farole had 4 years to do it. Amazing. I know why Somalia and all the other ppl in SOL are supporting it, because they want to see a population count so childish of them,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Dr_Osman;889234 wrote:
I am not buying this democracy nonsense. Farole had 4 years to do it. Amazing. I know why Somalia and all the other ppl in SOL are supporting it, because they want to see a population count so childish of them,

I'm with you so calm down.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

NGONGE;889236 wrote:
^^ Are there not enough people in your beloved Bosaaso, Dr?
:D

There a lot of people in Bosasso, but only a handfull of Osmans. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this