Sign in to follow this  
walaalkis

Safiirka Ethiopia ee Muqdisho oo Sheegay In IGAD Aysan Faragelin Karin Arimaha Gudaha Soomaaliya,

Recommended Posts

Muqdisho (RBC) Danjiraha dawlada Ethiopia u jooga magaalada Muqdisho Cabdicasiis Aadan oo maanta ka hadlay hambalyo ay dawlada Ethiopia u dirtay ansixintii golaha wasiirada ee dawlada Soomaaliya oo shalay baarlamaanka uu ku ansixiyey cod aqlabiyad ah ayaa dhanka ka hadlay doorka urur goboleedka IGAD ee arimaha Soomaaliya.

 

Danjire Cabdicasiis ayaa sheegay in xukuumadda Ethiopia ay soo dhoweyneyso in golihii ugu horeeyay ee wasiirada ee Soomaaliya oo ka kooban 10 xubnood ay helaan aqlabiyada baarlamaanka, isagoo danjiruhu sheegay in dawlada Ethiopia ay la shaqeyn doonto xukuumadda cusub ee Soomaaliya.

 

“Aad baan u soo dhoweyneynaa uguna farxeynaa in xukuumada cusub ee Soomaaliya ay hesho ansixinta baarlamaanka, anagu haddaan nahay xukuumadda iyo shacabka Ethiopia diyaar ayaan u nahay sii wadista xiriirka saaxiibtinimo iyo kan derisnimo ee aan la leenahay Soomaaliya” ayuu yiri danjiraha Ethiopia u jooga Muqdisho.

 

IGAD iyo maamul u sameynta gobolada Jubbooyinka

 

Danjiraha Ethiopia oo la weydiiyey sida uu u arko in Urur Goboleedka IGAD ay qeyb ka yihiin qorshe maamul loogu sameynayo gobolada Jubbooyinka iyo khilaafka ka taagan arintaasi ayaa wuxuu yiri;

 

IGAD waxaa xubin ka ah Soomaaliya, way jirtaa in dawladaha IGAD oo ay Ethiopiana ku jirto ay taageero iyo gacan siinayaan dawlada Soomaaliya, laakiin IGAD awood uma laha inay farageliso arimaha gudaha ee dalka Soomaaliya”
.

 

Danjiraha oo sii hadlay ayaa raaciyey “
Maamul u sameynta Kismaayo waxaa yeelanaya dawlada federaalka ee Soomaaliyeed, dawlada Soomaaliyeed iyadaa arimaheeda gudaha u madax bannaan, IGAD waa ay ku taagereysaa
”.

 

Hadalka danjiraha Ethiopia ayaa ah kii ugu horeeyay oo masuul ka tirsan dawlada Ethiopia uu si rasmi ah uga hadlo arimaha gobolada Jubbooyinka iyo dadaalada maamul u sameynta deegaankaasi oo ay isku khilaafsan yihiin dawlada federaalka ee madaxweyne Xasan Sheekh hogaamiyo iyo masuuliyiinta ururka Raskambooni oo ay wehliyaan beelaha deegaankaasi ka soo jeeda oo wada qorshe maamul loogu sameynayo gobolada Jubbooyinka.

maxaa ethiopia kaso qaleysiiyey bal meeshan

Share this post


Link to post
Share on other sites

walaalkis;889086 wrote:
maxaa ethiopia kaso qaleysiiyey bal meeshan

This is a great question indeed?

 

The thing is Ethiopia has always been opposed to the resurgence of south Somalia. During the Arta period , Ethiopia aborted an effort led by Abdullaahi Yusuf to establish a new federal state in the south, with Kismayo being the capital. In that effort, the vision was to include Bay and Bakool regions into the new state. Ethiopia used Adan Saransoor , Indhacadde and Hiiraale to abort the whole thing.

 

The question is whom will Ethiopia use this time to sabotage the Jubba project? This time however Ethiopia does no longer enjoy the diplomatic support with respect to Somalia's direction.

Share this post


Link to post
Share on other sites

xiinfaniin;889090 wrote:

The question is whom will Ethiopia use this time to sabotage the Jubba project? This time however Ethiopia does no longer enjoy the diplomatic support with respect to Somalia's direction.

Xiin, there are perhaps, plenty of takers insofar as undermining the proposed Kismayo admin is concerned. The unknown variable is whether Ethiopian leverage will be effective this time given its diminishing clout in the region, and Kenya's long term investment in the Kismayo project as a buffer zone against violent radicals. Only time will tell.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Only time will tell. But it does not bode well for the opponents of Kismayo project when Ethiopia is taking the same stance :D

 

President Hassan should distance himself from Ethiopia .

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Awoowe , lets hope the leadership in Mogadishu does not make the same mistakes we've been making last twenty years.

 

How is everything down there, in your neck of the woods?

Share this post


Link to post
Share on other sites

xiinfaniin;889090 wrote:
This is a great question indeed?

 

The thing is Ethiopia has always been opposed to the resurgence of south Somalia. During the Arta period , Ethiopia aborted an effort led by Abdullaahi Yusuf to establish a new federal state in the south, with Kismayo being the capital. In that effort, the vision was to include Bay and Bakool regions into the new state. Ethiopia used Adan Saransoor , Indhacadde and Hiiraale to abort the whole thing.

 

The question is whom will Ethiopia use this time to sabotage the Jubba project? This time however Ethiopia does no longer enjoy the diplomatic support with respect to Somalia's direction.

In contrast the Kenya's are pushing ras community to hold thier interest , correct me if I am wrong. As much you said Ethiopia wanted Indhacade ,hiiraale and Adan saransoor to lead jubboooyinka. As long we are being used by the enemy what are we good for ? President was clear on this yet people of opposite clan of the president showed thier opposition to the point where they wanted to Impeach the president.

 

Walee Somali waligeed ummad meel gaari umma eka

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

 

The president was not clear on this before yesterday , when he clarified his position and qualified his support, the atmosphere become clearer and the hysteria that surrounded this issue has diminished. that is what leadership is all about. When the president led, we see results. And I hope he continue with his renewed sense of focus on the bigger issues and priorities that country is confronted. Kismayo admin has been in the works well before the president come to office. Some of us opposed it when the Kenyans refused to be part of AMISOM. But now that is part of AMISOM and locals are leading and taking ownership, we find nothing to object to.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this