Sign in to follow this  
Haatu

Universal debate on Jubbaland and Kismaayo

Recommended Posts

Haatu   

A fantastic debate just finished on universal TV on this topic. There were two speakers, one pro-J/land and one against it. They both had good points but the funny thing is Somalia|Xiinfaniin|Abtigiis could've written the pro J/land's argument and Abwaan could've written the other guy's one. :D For a moment I thought I was watching Abtigiis arguing with abwaan :D

 

A pro guy in my opinion won the argument hands down. The other guy couldn't get off axmed madoobe this, axmed madoobe that and dad baa la sideline gareynaayaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

War Abtigiis maxaa ila doodsiinaya? Ninkaas ma anigaa Kilinka 5aad ugu tegey? Asna arrimaha Soomaaliya faraha ha kala baxo.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Haatu;887505 wrote:

 

A pro guy in my opinion won the argument hands down. The other guy couldn't get off axmed madoobe this, axmed madoobe that and dad baa la sideline gareynaayaa.

I think he was using this rare thing called; logical reasoning. :D

 

Thanks for the heads up, I will watch it later.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gheelle.T;887517 wrote:
Dowladdu mar haddasho oo wax un tiraahdo. Aamusnaantan ayaa arrintan Juba sii waalaysa ma istiri.

 

dad dowladaan ka waaashey, waxbey soo wadaan bal aan aragno.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf, is raacu waa xoog. Hawl laga doodi karo maaha. Sheekadda Kismayo waa cashar muhiim oo qolooyinka raba inay wixii lagu heshiiyey daba maraan la barayo.

 

Laakiin Somaliya waa soo guuxaysaa, iyadoo weliba ilbaxa , oo cudud iyo ciidan ba leh bay soo socotaa awoowe

Share this post


Link to post
Share on other sites

ilaa hada waxan arka uun cudud kenya iyo cudud ugandhees oo lugu kala faanayo Xiinfaniinow

 

iyo qabaiilku ha wada loolamaan sidi labu quroomood eh , oday hore beri hore yidhi qarnigi 18tobnaad waxbana is ma badalin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Raamsade   

Haatu, war adi sow Siiju maadan eheen maxaa kaa galay arrimaha Somalia? Walee waa yaab. We have Kenyan Somali and Ethiopian Somali monopolizing a discussion about Somali.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qabaailku waa waxa soomaali ka kooban tahay, meel walba sidaa bay u joogaan, kor iyo hoos kay foofaanba waa isla meeshii. Laakiin sidaada oo kale cidna dhagax dibada lama taagna , oo qabaa ilku aqalka gudahiisa bay kuwa hadlayaan. Rag kor u hadlaa nagu jiree, inaad maqashaa maba ahayn . Markaan soo baxno , yaanan adaa welia dhagax tuurayaa kuugu immaan :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gaw war anigu nin dhagax tuura ka weyni eeh , eeh meesha xaaba joogta dad dhinac u wada socda anigu ma arko. Qaar leh anagu mamuul baanu samaysaney dowladu yanay na so faro gelin qaar leh dawladaha jaarka ,, mamuulo ino dhisayaa. Eeh hala xafladeeyo iyo qaar tviyada hor fadhiista oo yidha dhulka ba reerkayaga leh idinku meesha waxba kuma lihidin. wala guri hoose wala guri sare , ceebta cid walba arkaysa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Lol...Mudane C/Rashiid on 13:13 he was saying waa ciidankii qaranka, mana ka madax-bannaana, markii uu Nadaara xasuusiyey hadalladii Gen. Diini ee ahaa in ciidan Raaskambooni aysan jirin iyo kii uu ugu jawaabey Axmed Madoobe ee ahaa inay Raaskambooni yihiin, sheekadiiba wuxuu u geddiyey " waa ciidankii degaanka" that was just on 14:31. Is that hadal is waafaqsan?

Wuxuu kaluu been ku sheegay dowladdan tii ka sii horreysey wax dhibaato ah kama jirin Kismaayo. Soo madaxweynihii Hore Shariif ma ahayn ninkii diidey Azania? War ninku been badanaa...ma waxaas baad la dhacday Haatu?

 

Lol@Ciidammada AMISOM ee Kenya maxaa loogu sheegi waayey in Wafdi imaanaayo. Ninkaas baa leh agenda Soomaaliyeed baa meesha yaal. Check on 38:02....Loool warkaas ma hayno annagu, he is the biggest liar....xitaa waftiga 2 days ayey sugayeen in la yiraa inaada oo Raas Kambooni group ka meermeerayeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this