Sign in to follow this  
xiinfaniin

Hassan Sheekhow, Concentrate on the Bigger National Priorities, Not on Kismayo.

Recommended Posts

^^lol@xaaji xunjuf,

 

xaaji xunjuf, the president is not going to be limited by the emergence of federal states. The relationship between federal states and federal government is stipulated in the constitution. The constitution defines it. You see, if one is afraid of the very constitution his legitimacy is drawn from, I see no hope awoowe. The president will be perfectly fine, infact he will be more strong and legitimate if he finds the courage and strength to support the Kisamyo effort. Kismayo is another reality on the ground, and it cannot be wished away, just like Somaliland and Puntland :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

xiinfaniin;886480 wrote:
Hayye Abwaan adna xaggee taadu maraysaa awoowe?

Taydu waxay maraysaa in Qabyaalad laga koro oo Qaran loo istaago. Sideen markaan wasiir naloo dhaafin karaa weligeen maba aanan weyn miyaa qaran ku soo noqon? Kismaayo dhirta ku hareereysan halla gubo oo Kenya iyo askartooda laaluush hallaga qaato si loo jebiyo cunaqabatayn caalami, taasoo dhib ka weyn soo jiidi karta iyo weliba mid degaan, Madaxweynahana kama hadli karo waayo Unukaa leh Kismaayo oo dhiig baa nooga daatay miyaa siyaasad ah?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^adeer qabyaalad waxaa wada ninka ka xun in dadka degaanka degani ay nidaam federaali ah samaystaan, oo dib isku abaabulaan si ay walaalahooda Soomaaliyeed wax ula qayb sadaan. Ciidanka Kenya kama duwana kan Ugandha iyo Ethiopia ee Xamar, Beledweyne, Baydhabo, ilaa Marka jooga . Mindhaa reerkaad ka baqaysaaye meesha balaayo kama soo socotto awoowe.

 

Cidda inay wasiir hesho u caraysan ma garan, waxay ila ahayd in Madaxweynuha iyo Wasiirka koowaad runtii asiibeen markay 10 wasiir keliya kusoo koobeen dawladda. Laakiin arrinta Kismayo dadka kasoo horjeeda qabyaalad baa ka buuxda

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

xiin, wax badan baad caqli caqli ciyaartay laakiin markaan kaama saarayso. You are busted.:D Ciidanka joogiddiisa la iskuma haysto, laakiin markii local warlords, ganacsato ay laaluushaan baa dhib jiraa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

xiin, luuqaddee wax ku fahantaa? I told you what I beleive....I Do NOT beleive in qabyaalad and Futuudland. I beleive Soomaalinnimo and Union. Siyaasad qof amase, maamul or koox waan dhaliilaa laakiin cido ma dhaliilo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Abwaan ma waxaad leedahay nidaamka federaaligu waa qalad ee halaga hortago? Haddaad saa leedahay se , waana aragti xoog leh oo Soomaali badani qabto, laakiin sidee iskugu meherinaysaa madax baan distoorka federaaliga ka ahay asagaana laygu doortay, hadana waa i dhibaysaa marka gobolada qaarkood distoorka raacaan oo dawlad goboleed federaali ah dhistaan?

 

Bal naga jaahil bixi Abwaanow :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol@ War federaal anigu madax kama ahi ee simple Soomaali baan ahay. Dhibka jira wuxuu yahay in dadka ay wax walba qabiileeyaan. Aniya miyaad Madaxweynaha iga dhex aragtay....I wasn't even supporting him, incase you forgot. My candidate was from Gedo....not from my clan.

Xaalku wuxuu marayey "Sidee Xeego lagu xagtaa, ilkona ku nabad galaa" Mowjad bay ahayd aan aaminsanaa inaan laga hor imaan The Roadmap sidaas ayaanan looga doodi karin the federaal balse waxaa lagu heshiiyey in Soomaalidu sixi karto wixii khaladaad iyo Mugdi ka jiro cid tiri lagama hadli karona ma jirto, waxanina Qur'aan ma ahan. Anigu weligeyba waan ka soo horjeeday Futuudland, Check all of my posts for the last eight years....I just realised inaan 7 months SOL kaaga soo horreeyey unless aadan magacyo badnayn.

Federaalka Soomaalida ee qabyaaladda ku dhisan waan ka soo horjeedaa boowe.:D

Teeda kale aniga iyo anigu beri sii horreysey waan ballanay adna waad iiga baxday ballantii. Haddii aad inkirtidna waan ku soo hor dhigi.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Gartay inaad kasoo horjeedid. Xaq baanad u leedahay inaad kasoo horjeesatid as a citizen. Laakiin waxaan ka hadlaynaa Madaxweyne Xassan Sheekh, oo sidaan wada ognahay nidaamka federaalka ah lagu doortay, xilka uu hayana iyo sharciga uu madaxda ku yahayna ay federaal tahay. Asaga ayuu maqaalkani ku socdaa. Su'aasha aan ku weydiiyey weli waa taagantahay ee ka jawaab adoo bal madaxweyna u hadlaya illeen kama fogide Abwaan :D

 

Midda kale sowtii lagu ballamay maaha ciddii kasoo horjeedda federaalka afti ha ku jabiyeen afar sano ka dib, waa maxay durba diiday daani ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol@kama fogide. I am not Damul-Jadiid, haddana uma dhawi balse waan u dhowaan waayo dalka iyo dadka inaan u adeego ayay u badan tahay insha Allaah. War Federaal beele in nabadda la xoojiyo, oo nidaam dowladeed oo hufan loo gudbo regardless of the leaders baan ku heshiinney sow adigii i lahaa Axmed Diiriye iyo dad aan xitaa fikir ahaan iska soo horjeedno ka dhaadhici the roadmap oo taas igu ammaanayey hadda markii PM la waayey amase Abdiweli madaxweyne noqon waayey miyaad soo kala firaysay. War Abwaan siyaasaddiisu waa caddahay sida Xaashida oo kale. Wixii wanaag ku jiro waan taageeraa whether, Waqooyi, Bari, Galbeed iyo Koofur wixii khaldanna waan ka hadlaa oo ma aamuso. Ma lihi waxaan ahay qof wada saxan oo aadane ayaan ahay, laakiin sidaada oo kale wax ma siyaasadeeyo, wax un baad hoos ka tuuri markaan ku arko. Waan kuu fiirsaday, nin wanaagsan oo akhlaaq leh baad tahay dadka libtooda lagama xaqiro laakiin seef yar baad hoosta ka gentaa..:D Waayeel kaftan buu hadalka ku dhammaystaa.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Seeftay du waa saawir awoowe, ciday wax yeeshay lama hayyo.

 

Roadmap muhiim buu ahaa , laakiin nuxurkiisa waa la micna tiriyaa haddii wixii ku qornaa oo Somaliya ku meel gaarnimadii uga baxday la garab maro . Ciyaar maahayn in wax lagu heshiiyo, marka yaan la dhayalsan afarta sano in wixii lagu heshiiyo la hoggaansamo, haddii kale meel fog baa laga doonaya bahasha ninyahow.

 

Anigu waxay ila ahayd in Sharif la daayo mana qarin, laakiin Somali baan aqaan oo xamaasad kama dhammaato oo haddii odogii daadka qaaday, xasan sheekh na belaayaa gujinaysee nin xun uma eka, ee gujada hoose halaga daayo dalka nin walba meeshii alle kaga uumay ha iimaansado .

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

The president can be excused for concentrating his efforts on Kismaayo which is the largest security threat at the moment.

 

At least let the man walk ya Xiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^I have accustomed biased opinion bordering a blind support from the Northern brothers toward president Hassan. I am not sure Fawziyo alone explains this trend :D .

 

Kismayo is in the hands of a rebel group, supported by AMISOM, which has been battling alshabaab for few years in the bushes of Jubbooyinka. The president's focus has been to prevent or sabotage the effort of establishing a new federal state in Kismayo, which is led by the communities living in the three regions. Perhaps you can explain to me how is that supposed to resolve the said security threat.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Xiin waan ogahay inaad Sharif hallaga leexdo tiri, laakiin Shariif mowjad baa qaadday lamana badbaadin karin. Xasan Sh. iyo ragga la shaqeeya bal xaalku hadda ayuu billowday sida N.O.R.F. sheegay ee wakhti halla siiyo oo yaan la horboodin. Kismaayo xaalkeeda wuu hagaagi insha Allaah. Waxa websiteyada lagu qoro ayaa Soomaali dab ka sii holciya. Anigu maqlin meel Indhacadde la yiri Kismaayo halloogu diro as a fact finding mission, meelahana waxaas baa la wareejinayaa. Guddiga arrintan loo xilsaaray inaan horboodo ma rabo oo halkaan kaga falanqoodo, balse iyaga halla sugo kolleey waa rag Soomaali ah oo talo ayey keeni. Arrinta ugu daran hadda waaba dhuxusha. Nimankaan Raaskambooni and co. waxaa maskaxda ka xaday kuwo ganacsato isku sheegaya oo ka dhaadhiciyey inta taalla halla diro. Ma iyadaaba kala istaageysa. Meesha arrintaasi foolxumo ayey horseedi doontaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this