Sign in to follow this  
Saalax

“Ma Jiri doonto Cid Somailand Ah Oo Somaliya Xil Ka Qabataa, Madaxweynaha Iyo Ra'iisul-wasaaraha Wax

Recommended Posts

Saalax   

“Ma Jiri doonto Cid Somailand Ah Oo Somaliya Xil Ka Qabataa, Madaxweynaha Iyo Ra'iisul-wasaaraha Waxaan Ugu Baaqayaa…” Wasiirka Arimaha dibada Somaliland

 

Hargeysa (Ramaas) Nov 3,2012 – Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horeysay ka hadashay wararka sheegaya in xukuumadda uu soo dhisayo raysal-wasaaraha cusub ee Somaliya lagu soo dari doono siyaasiyiin reer Somaliland ah.

 

Wasiirka Wasaaradda arimaha dibada Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa sheegay in aanay marnaba dhici doonin in siyaasiyiin reer Somaliland xilal looga Magacaabo dawlada Somaliya ee dhismaheedu socdo, waxaanu baaq u diray Madaxwaynaha iyo raysal-wasaaraha Somaliya.

 

Wasiirka Khaarajiga Somaliland oo u waramay idaacada Goobjoog FM oo fadhigeedu yahay Magaaladda Muqdisho, ayaa isaga oo arimahaa ka hadlaya yidhi “Madaxweynaha iyo ra'iisul wasaaraha Soomaaliya waxaan ugu baaqayaa in wasiiradooda ay ka soo dhex xushaan Soomaaliya gudaheeda”

 

Wasiir Maxamed Cabdilaahi, waxa kale oo uu soo qaaday “Maaha inay ku mashquulaan dalka Somaliland, waxaana muhiim ah in mar walba ayna iloobin inaanu nahay laba dal oo jaar ah”ayuu yidhi Wasiirku waxaanu intaa ku daray “Mana jiri doonto cid Somailand ah oo Soomaaliya xil ka qabataa"

 

Dr Maxamed Maxamed Cabdilaahi Cumar oo sidoo kale wax laga waydiiyey rajada uu ka qabbo wada-hadalada ayaa ku jawaabay “Sida khudbadahooda ay ku sheegeen madaxda sare ee dowladda Soomaaliya sida madaxweynaha iyo ra'iisul wasaaraha waxaa ka go'an in ay ka midho dhaliyaan wada hadalada labada dalka ka dhaxeeya, sida in wada hadlka meel wanaagsan uu gaadho,iyo labada shacab ayna wax cuqdad ah kala qaadin, walaalnimana lagu noolaado"

 

 

 

 

 

Cabdiqaadir Aaden Carab

 

Hargeisa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Good job by the foreign minister of the Republic of Somaliland. He is right, what the hell does a Somalilander have to do in Mogadishu? Can a person from Taiwan go to China to become deputy PM or even a mayor? Not in a million years.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sakata   

I really don't see why they couldn't hold a position if the Constitution allows him/her. And why should territorial administration dictate who should the new government chooses after all we know where this one is headed...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this