Sign in to follow this  
Saalax

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo ku Hanjabay inuu iscasilayo hadii aan loo madax banayn shaqadiisa

Recommended Posts

Saalax   

Raysal wasaaraha Soomaaliya Abdi Faarax Shirdoon,{Saacid}, ayaa aad uga cadhooday farogelin lixaadleh oo kaga timid dhanka Madaxweynaha Soomaaliya iyo Mahiga oo si wadajir ah ugu cadaadinaya inuu magacaabo ragga ka soojeeda kooxda Daamujadiid ee u badnaa NGO’S iyo weliba dhanka Ganacsiga shirkadaha gaar gaarka ah.

 

Warar ku dhow dhow xafiiska Raysal wasaaraha ayaa sheegaya inuu ugu danbeyn ku cagojugleeyey Saacid inuu xilka tirin doono hadii aan shaqadiisa loo madax banayn. Wuxuu sheegay in uu mas’uul ka yahay dhisida Xukuumada dalka Soomaaliya balse lagu hayo cadaadis doqonimo ah oo magacagagnimo lagu ladhay, wuxuu sheegayaa Raysal wasaaruhu in talooyinka barlamaanka uga imaanaya uu raaci doono, uusan u joojin doonin ficilada uga imaanaya kooxdan aad ka u qalifsan waa sida laga soo xigtaye.

Khilaafkan u dhexeeya labadan mas’uul ayaa u eg mid xadhkaha goostay, waxaana haatan faraha la soo galay Ergayga Q,M u qaabilsan Soomaaliya oo u eg nin Qasa inta badan arimaha dalkeena Soomaaliya. Barlamaanka Soomaaliduna maanta ayuu laalay qodobo ay ka mid ahaayeen mid dhigayey inuu barlamaanka kala diri karo Madaxweynuhu, taasoo u eg durbaba inay garab lixaadleh siinayaan raysal wasaaraha dalka oo u eg nin kaga taageero badan barlamaanka dhexdiisa Madaxweynaha ku cusub masraxa Siyaasada Soomaaliya.

 

Horufadhi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this