Sign in to follow this  
oba hiloowlow

New Keydmedia Video

Recommended Posts

Abwaan   

Oba, Soomaalidu waa wada qaraabo and I think that is why loo kala bixi waayey, meelna inay iska gumaadaan bay rabaan oo ku kala xoog bataan dhinacna inay is qaraabaystaan. The problem over here is dad baa taariikhda adeeryaalkood u sheegaan raba inay kaaga dhigaan malab, midda tan dadka kalena oranaya waa qashin. Ama qashin bay wada noqonayaan ama nin walba tiisa ayuu malab u haysan sidaas ayaana loo kala fogaan, maxaa la isku wareerin. Adeerkeey was a hero adduunkana isagaa ugu fiicnaa inta kalena waa zero iyo sheekooyinka noocaas ah yaa iska dhegeysan?

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Layskuma hayo in qaraabo iyo dhalsho soomaali oo dhan wadaagto,jabhadihii ugu dambeeyay oo bilowday xukun doon ma'aysan ahayn waxaa naloogusoo sheekeeyay ilaa yaraantii nin carab ah oo geed saaran yaa diiday inuu lugihiisa cadcad dhulka dhigo,ilaa la helo jaran jartii uu ku soo degi lahaa, marka heeryada hala iska tuuro, shafka xabadda taangiga haloo dhigto ajande kale oo ka dambeeyay ma jirin sheekadaa islaamuhu nagu seexin jireen baa jihaad dhaba nagu noqday asagii un baa hadba weji cusub lasoo baxaya

 

Qabiil sheekadiisa waxaad nici lahayd markii adoo aroosa ina adeerkaa 2aad ina adeerkaa 3aad dilo meeshana ka baxsado, oo gabadhu ku tiraahdo qabow badinidaa caawa maxaa kugu dhacay horey soomaalidu u tiri ayagoon nabad doonayn rag gogoshiisu waa nabad.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Lol@gooni, sheekadaas carabka aniga xaggee iga martay? Mise waa la ii sheegay ee anigaa rumeysan waayey? Haddiiba aad aaminsan tahay in dagaalka sokeeye oo dhan uu intaas oo keliya ku salaysnaa ma is tiri adigu xitaa kuwan aad sheegeyso ee la khalday waxba ma dhaantid oo sheeko la mid ah ayaa laguu sheegay welina waad aaminsan tahay,:D waa haddii aad sheekadaan dhab u aaminsan tahay oo aysan siyaasad kale kaa ahayn. There was no way that someone could tell me that my two gradmothers, unlces from both and mums side were Arab geed qurac ah laga soo dejiyey ee ninyahow sidee wax u jiraan? Not only do I have relatives from almost every clan, some even close but I also now have Swedish, Finish, Italian, Arab etc...And I call all of them my big family.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

They do have that too XX and all Somalia wars are Just ayaandarro iyo wax Ilaah inuusan nagu see celin laga baryo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Amiin koley taarikhda in wax laga wada ogaado wey fiicantahay inkastow wixi 1991 dhacday ay shalay tahay hadana hada la rabo in horo lo socdo wa in meel la iska dhiga oo ay taarikh uun ahaato dadkuna ha yara bogsadan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Abwaan;885551 wrote:
They do have that too XX and all Somalia wars are Just ayaandarro iyo wax Ilaah inuusan nagu see celin laga baryo.

How does one know what Keydmedia has if one doesn't work with Keydmedia. Are you the one providing the

for these old footage in hopes of reversing adeer Caydiid's image in the history books?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;885585 wrote:
No I am the one who will be doing the voice-over on Yey's video.
:D

you can do voice overs and edit old vids all you want saxib but history speaks for itself Yey served with honor died of natural cause and was buried like the true somali hero he was...caydiid fought with hatred, lied with passion and was killed by his kin. No amount of "keymedia exclusives" is going to change this.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sakata   

We might not like the way the video is presented but I'll tell you that it was miserable time for most Somalis, but if you don't know what really happened and we stuck to one side of the story then We will always be narrowminded one side only ithink we have to have a dialogue if we really want to change our current situation...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Sulleiman The Great;885626 wrote:
you can do voice overs and edit old vids all you want saxib but history speaks for itself Yey served with honor died of natural cause and was buried like the true somali hero he was...caydiid fought with hatred, lied with passion and was killed by his kin. No amount of "keymedia exclusives" is going to change this.

Oh yeah, like SOL is going to rewrite history.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Sulleiman The Great;885626 wrote:
you can do voice overs and edit old vids all you want saxib but history speaks for itself Yey served with honor died of natural cause and was buried like the true somali hero he was...caydiid fought with hatred, lied with passion and was killed by his kin. No amount of "keymedia exclusives" is going to change this.

This Abwaan guy has a weird fixation with AY. I remember I posted pictures of him fighting Al Itixaad and he almost had a fit, cause he know history has been written and can't be unwritten.

 

Look what he wrote, waa eri cajiib ah.

 

http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/63569-Abdullahi-Yusuf-in-Sanaag-1993

 

The truth is, there's only one side that posts videos with voice overs, editing and pure dissemination of misinformation and that is the side with Moryaan Incorporated members.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this