Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Every clan wants to be represented in the new cabinet let the games begin

Recommended Posts

As time ticks away and Prime Minister saacid farax shirdoon is about to announce his new cabinet in the next 48 hours clan elders and influential people mps in Somalia are all calling to be represented and to be part of the new cabinet. But the cabinet will be a much smaller cabinet than abdi welis government and not every one will be represented. 9 ministers the 4 major clans will each get 2 ministers beesha shanaad will get one minister. If he doubled the cabinet members every one will be happy but as it seems they're will only be 9 Ministers.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweyne Xasan Shiikh oo latashi lasameynaya Baarlamaanka

 

MAALIK_SOM NOVEMBER 1, 2012

 

Muqdisho-(Sh.M.Network)—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Prof:Xasan Shiikh Max’uud ayaa maalmihii dambe waxaa kulan uu laqaadanayay qaar ka mid ah,Mudanayaasha Baarlamaanka, kuwaasi uu kala hadlayay arimo ku sabsan Waziirada Cusub ee Lasoo Magacaabayo sida uu idaacadda Shabelle uu uga warbixiyay Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah xildhibaanadda uu latashiga kala sameeyay arimahaasi

 

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in Madaxweynaha uu kala hadlayo qaybaha bulshada qaabka ugu haboon ee loogu qancin karo beelaha Soomaaliyeed xukuumadda uu soo dhisayo Ra’isal Wazaare Saacid.

 

Latashiyadaan uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Max’uud uu laqaadanayo Mudanayaasha Baarlamaanka ayaa waxa uu imaanayaa xilli Ra’isal Wazaare Saacid looga fadhiyo soo dhisidda Golahiisa Waziirada.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Beesha Dayniile oo Digniin u Dirtay Raizul Wasaare Saacid

 

Nov 01, 2012 |

 

Ayadoo laga sugayo Raizul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa waxaa soo baxaya qaar kamid ah beelaha Soomaaliyeed oo siwayn u didan qaabka ay wax u socdaan marka loo eego soo xulista Gollaha Wasiirada Xukuumada Cusub ee lasoo dhisayo.

 

Beesha Dayniile oo kamid ah beelaha ugu waawayn Koonfurta Somalia ayaa xiligani si wayn u diidan qaabka wax u soconayaan ayadoo u aragta saamigii ay lahayd in la siiyay beelo kale isla markaana la xaqirayo awoodeeda.

 

Nabadoon Cali oo kamid ahNabadoonada Besha dayniile oo la hadlay Warbaahinta ka howl gasha magaalada Muqdisho, ayaa nasiib daro ku tilmaamay qaabka ay wax u wadan Madaxda Dowlada Cusub e Soomaaliya, waxaana ay xuseen beesha Murursade in aysan waligeed waayin Wasiir iyo wax lamid ah isla markaana aysan aqbali doonin in xiligani ay waayaan Wasiir.

 

Warar lagu kalsoonyahay oo nasoo gaaraya ayaa sheegaya in ay abaabulayaan Mudaharaadyo balaaran oo lagu diidan yahay gollaha wasiirada ee liiskooda ay iska waayeen waxaana xusid mudan in aan wali lagu dhawaaqin gollaha wasiirada.

 

Isku soo wada duuboo Raizul Wasaaraa Cusub ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa laga sugayaa inuu soo dhiso Xukuumad Tayo Leh isla markaana ay ku qancaan beelaha Soomaaliyeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol@Every clan have their own way of threatening. Ilaahoow maa Badweynta Hindiya ku darsamaan, waxaan qabaa inaan wasiirada 9 laga badin. Berigii hore oo ay badnaayeen xitaa wax qanacsanaa waa yaraayeen Soomaalina lagama eed beelayo. Wasaarado yar oo tayo leh baa ka fiican kuwo la iska wada dhex arko. Biyo berked ku jira inta korkood int istaagaan ha fiiriyeen wixii raba inay meel iska dhex arkaan.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this