Sign in to follow this  
xiinfaniin

Somalia: Inclusivity, Acrimony and the Pressing National Priority

Recommended Posts

gooni   

Dhaqanku siyaasadda waa ka fac wayn yahay reer miyugu wuu wada degaan hadana waxay aaminsan yihiin inay dhulka kala leeyihiin

Qaar kama guuraan meesha ay is leeyihiin waa degaankooda waa fedaral ,qaarna xuduud ma leh oo meeshay doonaan bay u guuraan

 

Oday igasii weyn oo meel baadiye ah degan baan waxaan waydiiyay adeer reerahaan cusub oo kulasoo degay xagee kasoo guureen? wuxuu yiri,waxay kasoo guureen meel roob badan ka da'ay oo aad u fog waxaan weydiiyay maxaa kasoo raray barwaaqadaas? wuxuu yiri malaku mowd adeer,,,, waaa kow.

 

Ma weydiisay sababta uu uga soo guuray barwaaqada oo abaarta u yimid? wuxuu yiri haa,,,muxuu kugu yiri? wuxuu yiri mar alle markaan kulasoo dego baa xooluhuna ii orgoodaan naagtuna ii rintaa ina odow,,,,,

 

Dhaqankaas aan odayga reer miyiga kusoo arkay baan hadana magaaladii ugu nimid iyo arimo kasii cajaa'ibsan xataa waxaad arkaysaa kuwa tv'ga ka leh beeshii u dhalatay degmada waabari ee muqdisho waa inay wax nasoo taraan goormay waabari beel yeelatay? federalku miyiguu ka bilowday magaaluduuna ku dhamaaday dad fedaral ma nihin ficlan waayo odaygii cidina uganma turjumin ninkii darisnimada ugu yimid

 

Madaxweynuhu waa nin cusub waxaana looga fadhiyaa asaga iyo dawladiisaba inay dalka nabadeeyaan usha meeshii kurtun leh ka gooyaan toosiyaan afrikaanku na dhex istaagin markaan wada hadlayno iskana ilaaliyaan inay fuulaan faras caataa oon meel gaarayn

Share this post


Link to post
Share on other sites

gooni awoowe madaxweynaha waxaa looga fadhiyaa in ka run sheego nidaamkii uu ku guulaystay. waxaa muuqatta inuusan federaal aaminsanayn xaq buuna u leeyahay inuu fikriyan aamino laakiim mabdi'yan wuxuu dhowr bilood ka hor ogaaladay inuu nidaamka federaaliga ee dastuurku farayo dalka iyo dawladda ku hogaamiyo. waxaa is diidaan hawsha u taalla baaxadadeeda iyo arrimaha uu mudnaanta koowaad siinayo...nin wacyi xumo hayso uma eka laakiin wuxuu kasoo jeedaa xisbi islaami ah, xisbiyada islaamiga ahna waxaan uga baranay degdeg iyo kaadsiinyo la'aan. xattaa waxa fiican si qiyaasan baa loo hirgeliyaa , dhaqaatiirtu daawada kuuro kuuro bay u qoraan antibiyootik 60 xabbo hal mar cidina ma laqdo. intaasaa ka maqnayd xisbiyadii xarakaad ka islaamigu dhaleen ee dalka hoggaankiisa dhowr jeer sigay .

 

Saacid oo wazeerka koowad ah waa amunsayahay , laakiin anigu waxaan dhawrayaa inuu wadaad waa rag noqdo oo dalka iyo dadkab wixii mudnaa ku dhaqo. Kismaayo ma dhib badna , dadkii ku diriri jirey 20 kii sano baa maanta intoodii badnayd heshiis ku yihiin inay wax isku ogalaadaan, shisheeye dantiisa ka dhex arkayna waa la joogaa, wixii mucaaradaa waa qof hadal ka tegay oo wax didis ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Baashi;884663 wrote:
War heedhe Xiinka aad quote-garaysay waxuu ka hadlay iyo halka aad la aaday is ma leh! Awoowe adoo raali ah bal ku yara noqo. Waa runtaa oo dowladu ma hana-qaadin wali. Misana waa runtaa oo dagaalkii ahliga in laga gubdaa kharku ku jiraa. Waa runtaa oo gobolku waa 10 million buu ka badan yahay. Intabu waa run.

 

Balse hawsha miiska saaran waa sadex ciidan baa goob wada jooga. Islama socdaan. Qaar waa xulufo, badhna
command & control bay wadaagaan. Rag baa wax qaybsanaya, waa isku jiffo, waxbay rabaan inay gaar u riixdaan. Iyagga qudhoodu heshiis ma aha misanna waxa u muuqdaa qaar kale oo aysan isku hayb iyo interest ahayn.

 

Talo, go'aan iyo guddoon intaba waxa laga dhowrayaa madaxweynaha iyo resul wasaarihiisa.

 

Haddii uu madaxweynuhu ka hor yimaado nimankan doonaya inay nidaam hoose sameystaan, qaabka iyo hannaanka ay u sameysanayaa iyo sida ay wax u qaybsanayaana u madax banaanadaan hadde su'aasha Xiin iyo Mukhtaar baa messha soo galeysa?

 

Waxa imanaysa awoowe nidaamka kaa dhigay madaxweyne miyaad wax ka badaleysa
after the fact
. Taa waa qodob! Kan kale waxa weeye maxay tahay sharciga Somaliland, Puntland iyo Galmudug u ogolaaday in ay xaafadooda si hoose u maareeyaan una maamushaan oo u diidaya xaafada Jubba inay sidoo kale ay u madax banaanaadaan in iyagguna ay si hoose u falaxashaan oo gole ay u dhan yihiin heshiisnaku yihiin u sameystaan?

Baashi ma waxaad leedahay Somaliland, Puntland, Galmudug iyo Khaatumo ( I don't understand waxaad uga reebeysid:) waxaa garwadeen ka ahaa dowlado deris ah oo intaas oo sano daba ordayey. Anigu shakhsiyan waaban ka soo horjeedaa federaal qabyaalad ku dhisan, waxa Soomaaliya ka socda ee maamullada lagu sheegana waa maalayacni kulligood, Period. Ninyahow yaan la isku ciyaarin. Aniga Xasan Sh. carruur iima koriyo ee sharciga iyo nidaamka aad sheegeysid halla ilaaliyo. Sida ii muuqata hawshani Kismaayo ka weyn ee maa runta la isku sheego, inta ciyaarta la iska daayo. Axmed Madoobe waa nin Soomaali ah (oo weliba sidaan maqlay Cadaado ku dhashay haddii ay run tahay:D) oo waa runtaa xaq buuna u leeyahay inuu meeshan taladeeda wax ku yeesho laakiin in cajalad la soo gashto ma ahan oo uu iska dhaadhiciyo dadka masaakiinta ah ee aan hubaysnayn inuu talada ka marooqsado. Bahashu hadday marayso cidihii ku dagaali jirey baa ku heshiiyey USC/SNA iyadana maa talada wax laga siiyo illeen waan ognahay saamaynta ay ku yeesheen degaannadaane iyo meesha xaalkeedu gaarey muddooyin badan:D Intaas haddii aan kaftanka hagartu ku jirto uga baxo, Sheekooyinka hallaasiga qabiilka hallaga baxo again Kismaayo waa magaalo Soomaaliyeed not xaafad Kenya hoos tagta, Soomaalida ayaana inay u tashato habboon tahay, kaarkii Azania markii uu socon waayey baa update lagu sameeyey cidaan wax fahmeyn ma jirto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Anigu wali maan fahmin wuxu abwaan diidanyahay ma Axmed madoobe bu diidanyahay ma inay kibaaki saaxib yihin mise wuxu diidanyahay ciidamada shiisheeye. War ama cadaado haku dhasho ama dhooblay muhiim maha halkay hooyadi ku foolatay eh waxa muhim ah siyasadisa so far anigu wali wax mad madow ma arkin aan ahayn Axmed madoobe.. mamuul ba kismayo loo sameyey gudi ba loo saaray wax sharciga diidaya anigu ila hada ma arkin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
UZTAAD   

Abwan and co are trying to stop and stoppable lol, there will be jubba land and there will be another state in Bay,bakool and shabellada,hoose, marka trainka intuusan idinka tagan tuulooyinkiina maamul iyo nadaam u samaysta , kismaayo maahan magaalo somaliyeed waa magaalo ******* sida muqdisho u tahay magaalo ******. lol damn magacyadu ma shaynayaan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Uztaad waad qaldantahay stop it, Kismaayo is owned by several communites its not only a D-block city. Mogadishu is not owned by one clan its actually two the second being the Arab Somali community.

Share this post


Link to post
Share on other sites

But oba the unuka community is the majority along with their reer daynille cousins and the banadiri are 3rd. And i think Uztaad is saying Kismayo is D block majority and the rest are minorities so sidaa maha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

we're not talking about whose majority cause demographics changed in 91, but historically speaking Banaadir is a arab somali and unuka city and Kismaayo is a city where several clans live, how can reer Gedo for example be more significant in Kismaayo then the G-jecel who settled in the same time as the afmadow people? Im telling you sxb the minorities are minorites because their communities didn't took their arms and fought.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Times are changing Oba hiloowle in the 1960s and 1970s Kismayo was an all inclusive city of all clans azanians those from gedo the one from bay and all the others. But since the civil war lots of people were killed lots of people fled Somalis are nomads lots of people migrated to new territories. Demographics is no longer the same you have to accept that since 1991 reer cabuudwaaq and reer gedo were investing in kismayo not saying they didn't live in kismayo before that ofcourse they did, but they live in more areas in the lower juba today. Which is not a bad thing they are not Kenyans or Ethiopian. The same with Mogadishu,, Mogadishu was the pride of the Somali nation even with reer unuka being the indigenous inhabitants at that time if you asked people back than do you think Mogadishu belongs to a clan i think they would laugh at you. Mogadishu had people from Puntland gedo jubaland galmudug and even Somaliland and every one felt at home and even today they cant claim it as their city and can you imagine that was the capital of the Somali state. I wonder though what will happen if the refugees return back to their rightful territory and if they are allowed back since everything changed in Somalia the past 22 years.

Share this post


Link to post
Share on other sites

xaaji a fellow somali has every right to live in a somali city ,im just fighting for the so called '' minorities'' right to be a part of these federal states and have a significant role thats all whether its Xamar or Kismaayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oba i dont think xamar can be a federal state as long as it wants to be the capital, the rights of the minorities should always be protected i agree. And i don't think the new admin will marginalize the smaller minorities in jubaland nor will they be sidelined. The Majority just gets a bigger piece of the pie and the minority a smaller.

Share this post


Link to post
Share on other sites

banaadir,shabelles,hiiraan,jubbas,gedo and Galgaduud federalism wont work i've said it hundreds of times before even if it does work it will be temporary its too complex and it will probably lead to a second civil war, thats my opinion though.

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;884737 wrote:
banaadir,shabelles,hiiraan,jubbas,gedo and Galgaduud federalism wont work i've said it hundreds of times before even if it does work it will be temporary its too complex and it will probably lead to a second civil war, thats my opinion though.

What about bay and bakool Oba Hilloowlow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this