Sign in to follow this  
Saalax

Uganda Oo Ka Fiirsanaysa In Ay Hakiso Hawlaha Nabad Ilaalinta ee Soomaaliya

Recommended Posts

Saalax   

Uganda Oo Ka Fiirsanaysa In Ay Hakiso Hawlaha Nabad Ilaalinta ee Soomaaliya

 

Dawladda Uganda ayaa sheegtay in ay dib u eegis ku samayneyso hawlaha nabad ilaalinta ee ciidmadeedu ka wadaan Midowga Africa dalalka ku dhexjira, kadib markii lagu eedeeyey Uganda in ay farogelin ku hayso dalka ay dersika yihiin ee Kongo isla markaana taageeto jabhadda M23.

Wasiirka arrimaha dibadda ee Uganda Asuman Kiyingi ayaa sheegay mar uu waraysi siinaayey BBC in ay dib u eegis ku samaynayaan hawlaha nabad ilaalinta ee ay Soomaaliya ka wadaan, waxaaana Soomaaliya ka jooga ciidanka ugu badan ee ka socda Midowga Afrika.

 

Eedaynta ayaa wasiirku sheegay in ay tahay mid sumcad xumo u soo jiideysa dalka Uganda, isla markaana ay keenyaso in aan ciidamadeena kala soo baxno Soomaaliya.

 

Dalka Uganda ayaa hadda isku xiraya eedaymaha loogu jeediyo in ay taageeraan jabhadda M23 iyo hawlagalada Qaramada Midoobey taageerto ee ka socda Soomaaliya, waxaana muujinayaan doorka weyn ee nabadda Soomaaliya ay ku leeyihiin.

 

Horseed Media

Muqdisho, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Waxaas oo kale waxaa la yiraa "Kululaysi" waa iska yara handadaad ay rabaan in eedeymaha looga hayo dhanka Congo laga joojiyo, yaase iska yeelaya? It is case by case xaaladdu:D Teeda kale fursadda iyo mushaarka ayaysanba ka maarmin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sakata   

Sure they are re thinking about rethinking i assure you the fufus ain't going no where they need us more than we need them, who are they trying to entertain? they are paid $12.5 million annually , by subcontracting other clan militia...llahow Somaliya adiga u maqan...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this