Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland: Universal TV journalist shot dead in Laascaanood

Recommended Posts

Wariyihii Universal oo goor dhaweyd lagu dillay Laascaanood

Laascaanood(Waaheen) Wariyihii Telefishanka Universal ee magaaladda Laascaanood Axmed Saki ayaa goor dhaweyd Toogasho lagu Dillay isagoo maraya gurigiisa agtiisa ee gudaha Laascaanood.

Warkan waxa Waaheen u xaqiijiyay Wariye C/qani Gadari ooh ore uga tirsanaan jiray Wariyayaasha Telefishankaasi balse cabsi awgeed uga soo qaxay kadib markii ay kooxo ugu hanjabeen in ay Dilli doonaan haddii uu sii joogo magaaladda.

“imika ayaa walaal la toogtay wariyahaas isagoo gurigiisa ku dhaw ilaa hada cid looma qaban, waxaan filayaa uun cida fal kaas fulisay inay tahay kooxdii anigaba ii hanjabtay” ayuu yidhi C/qani Gadari.

Dilka Wariyaha ayaa ku soo hagaagay xili uu saaka magalaadaasi ka dhacay qarax lala beegsaday laba qof, kaasoo ay Booliisku sheegeen inay qof u qabteen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this