Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Odaygii

Recommended Posts

Oday ayaa waxaa uu dagay Lodge ama albeekooyinka sariirahoodu is agyaalan waxa sariir u dhow soo dagay nin curyaan ah odaygii isagoo iska qayilaya oo mirqaan cirka maraya ayaa ninkii curyaanka ahaa waxa u bilaabay inu iska bixiyo dharka.

 

Ninki curyanka ahaa waxa gonaa lug iyo gacan markaasu ninki curyaanka ahaa waxa u iska bixiyay lugtii caaga ahayd waxa u agdhigay odaygii agtiisa hadana waxa u bixiyay gacantii oo isla odaygii ag dhigay .

 

Odaygii wuxu soo dhaweystay bakoorada markaasu ninkii curyanka ahaa qorta ka jimicsaday odaygii inta boday kulaha car fur qorta walaahi inaan shan kugu dhufan ... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

ala waan suuxey...istaqfurulah...caku JB yaana oran. walaahi ilin baad iga keente..."car qorta.."kkkkkkkkkkkkk

Share this post


Link to post
Share on other sites
Reeyo   

raula;901754 wrote:
ala waan suuxey...istaqfurulah...caku JB yaana oran. walaahi ilin baad iga keente..."car qorta.."kkkkkkkkkkkkk

Haha. @ ala waan suuxey.

 

Thank you JB and Raula

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this