Sign in to follow this  
walaalkis

wedding crasher

Recommended Posts

Muqdisho (Sh.M.Network)—Guri kuyaalla xaafadda Warshadda caanaha degmada hodan ee Magaalada Muqdishoa ayaa lagu tuuuray Bam Gacmeed khasaaro xoogan geystay

 

Bamka ayaa waxaa lagu tuuray guri uu ka dhacayay aroos iyadoona dad ka badan toban qof ay ku dhaawacmeen kuwaasi oo loola cararay qaar kamid ah Isbitaalada Muqdisho

 

Taliya kugeenka Buliiska degmada hodan Gaashaanle dhexe Cali Max’ed oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa waxa uu sheegay in qaraxaasi ay ka dambeeyeen Al Shabaab isagoo intaasi ku daray in dad gaaraya illaa 5 qof ay buliisku goobta ka qaadeen iyadoo goobta qaraxa uu ka dhacay laga daremayo Mashquul iyo buuq Maadaama dad badan ay isugu soo xoomeen waxaana wararku ay intaasi ku darayaan in xilliga qaraxu uu dhacayay Madasha xafaladda aroos ay ka dhaceysay ay kasocdeen ciyaaro qoob ka ciyaar ah.

 

Goob joogayaal lasoo xiriiray Idaacadda Shabelle ayaa waxa ay sheegeen in dad ubadnaa haweyn iyagoo ilmeynaya ay ka hoyden Guriga aroosku uu ka dhacayay oo markii hore iyagoo farxsan ay tageen

ummada walaahi nolasha aya la nacsiiyey. Now you cant even attend wedding otherwise you will be blown out.

I guess hand grenade is becoming the new trend.

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Malaga yaabaa ninka bamka qarxiyay in gabadha ey ballan ka qaaday oo oga baxday isagana aarsanaaye, anigaba inkastoo aan aad u yaraa mar baan ku sigtay inaan ak47 la dhex galo meel aroos lagu qabay :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

The title is sooooo wrong. It should say: Dad aroos ka qeybgalayey oo la xasuuqay.

Al-Shabaab waa cawaan. Xitaa ummaddii isguursaneysay ayaan ka nabadgLeynin, bal maxaa ka galay qoob ka ciyaarkooda. Ma illaahaybaa iyagu mise waa malaa'igtii dambiga xisaabineysay?

 

Illaahay adoontiisa wuu arkaa, qof kastana waxaa loo sameeyey malaa'ig xasanaadkiisa iyo dambigiisa xisaabisa. Bal Al-Shabaab maxaa shaqadii malaa'igta Ku itaxaamay:mad::mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this