Sign in to follow this  
Saalax

Somaliland oo Xabsiiga dhigtay masuuliyiin Muqdisho ka soo noqday

Recommended Posts

Saalax   

Booliiska oo xabsiga dhigay masuuliyiin ka tirsanaa Ciyaaraha oo Muqdisho ka soo laabtay maanta

Berbera(Waaheen) Ciidamadda Baadhista Danbiyadda ee CID-da ayaa maanta madaarka Berbera ka qabtay laba masuul oo ka tirsanaa

Bahda Ciyaaraha oo muddo toban cisho ah si dhuumasho ah ugu maqnaa mgaaladda Muqdisho ee Somaliaya.

Ilaa hada wax war ah kamay soo saarin Xukuumadda Somaliland Xadhiga labadan nine e ka tirsanaa Ciyaartoyda Somaliland oo la kala

yidhaahdo Maxamed Xuseen Dhabeeye iyo Axmed Dhego oo midkoodna ahaa Guddoomiyaha Xidhiidhka kubada Cagta ee dhawaan la

baabi’iyay midkoodna yahay Guddoomiyaha Naadi u ciyaara Wasaaradda Duulista Hawada.

Hase yeeshee waxa la filayaa talaabadn ay Xukuumaddu xabsiga ugu taxaabtay labada Nin inay hordhac u tahay hawlgal ay doonayso inay ku qab qabato dadka Reer Somaliland ee taga Xamar isla markaana dalka dib ugu soo laabta, iyagoo fulinaya Go’aankii ay ka soo saareen arrintaasi. Labada masuul oo la qabtay markii ay Diyaaradda ka soo degeen ayaa ilaa hada ku xidhan magaaladda Berbera. waxaana la

filayaa in dad kale oo hore Muqdisho u tahay oo isugu jira Salaadiin iyo Siyaasiyiin kale la qabto, waxaana Madaarada iyo goobaha dalka

laga soo galo ku heegan ah Ciidamo Booliis ah oo loo diyaariyay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol racists, walahi a friend of mine where in xamar and he told me he saw this Slander in the crowded Bakaaro market with SL T-shirt and my friend joked with him and said Anigu hadaan Hargeysa calanka buluga la igu arko waa ley xirayaa adigana suuqa bakaaro dhexdiis baad calanka SL ku wadata markasay cidna wax ku dhaheyn, the guy laughed and then he left.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oba,

 

Awoowe, if you sport your Banadiri colours (if they exist) to Hargeisa.. then no body should bother you as that has nothing to do with the political issue between Hargeisa and Mogadishu.

 

The blue flag, however, is a thorny issue as long as Mogadishu doesn't respect Hargeisa's decisions.

 

Besides, these indivituals that are facing the music in Berbera as we speak are locals who went to Mogadishu. It is ok if they stay in Mogadishu and represent whoever they want to represent but they will be dealt with if they try to bring that back to Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

sxb dont you think its weird that i will get jailed if i wear a t-shirt with the blue flag in hargeysa and if a slander does exactly the same thing in xamar nobody will care

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;881415 wrote:
sxb dont you think its weird that i will get jailed if i wear a t-shirt with the blue flag in hargeysa and if a slander does exactly the same thing in xamar nobody will care

I don't think any one will say something if you wear a shirt with the Somalia flag on it just go and try it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

walaalkis;881408 wrote:
the blue flag is sign of chaos for some people it seems.

How sad that the first Somali city to hoist the blue flag now bans it. The world changes and changes fast indeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this