Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somalia's parliament speaker jawaari MPS must visit their Constituencies

Recommended Posts

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jawaari Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Nin Kasta Waa In Uu Aadaa Gobadalad Uu Ka Soo Jeedo.

Prof Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in dhawaan Xubno katirsan Baarlamaanka Soomaaliya loo kala dirayo Qaar kamid ah Gobolada Dalka Soomaaliya.

 

Prof Jawaari ayaana sheegay ujneedka ka dambeeya in Wafdi Baarlamaani ah u kala diraan Gobolada Dalka Soomaaliya in ay tahay in Xildhibaanadaas ay tagaan soona qiimeeyaan Xaalada Deegaanada iyo Gobolada ay kasoo jeedaan.

 

Jawaari ayaa xusay in ay sugeyso oo u taalo Baarlamaanka Soomaaliya howlo aad u Culus mudada yare ee heestaan ee afarta Sano ah loona baahan yahay in ay shacabka soomaaliyeed u faa ii deeyaan waa sida uu hadalka u dhigay.

 

Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa intaa raaciyay in qorshahooda yahay in Xafiis ka furtaan Gobolada Dalka Soomaaliya Baarlamaanka iyo Xukuumada Soomaaliya si halkaasi hoosha looga wado ,Baarlamanaka hada jiraana uu ka duwanyahay kuwii hore aynna yihiin kuwa Aqoonyahano ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacaylbaro;878467 wrote:
I wana see them coming to Somaliland ,,,
:D

First they have to cross puntland lol , if they lucky . They would be wounded in car accident or war between

sub clans going at each other .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

walaalkis;878473 wrote:
First they have to cross puntland lol , if they lucky . They would be wounded in car accident or war between

sub clans going at each other .

Capitalizing on Saado Cali's accident, I see.

 

Given the anarchic hell-hole you are from I'd keep quiet about clan warfare.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacaylbaro;878467 wrote:
I wana see them coming to Somaliland ,,,
:D

The so called 48 MPS from Somaliland will make a short trip to Nairobi when all the other one visit their constituencies

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this