Sign in to follow this  
Che -Guevara

Somali president names Abdi Farah Shirdon Saaid as new Prime Minister

Recommended Posts

IMG_6985.jpg

 

MOGADISHU (Reuters) - Somali President Hassan Sheikh Mohamud has named Abdi Farah Shirdon Saaid as the country's new prime minister, diplomats and a government source said, the first major decision by an administration installed after over 20 years of conflict.

 

Saaid, a political newcomer, has been a prominent businessman in neighbouring Kenya and is married to Asha Haji Elmi, an influential Somali peace activist.

 

Mohamud, a former academic and a political newcomer himself, was elected president in a secret ballot on September 10, a result hailed by his supporters as a vote for change in the Horn of Africa state ravaged by war and anarchy since 1991.

 

(Reporting by Abdi Sheikh in Mogadishu and Drazen Jorgic in Nairobi; Writing by Drazen Jorgic)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa Kuma Raysalwasaaraha Cusub?OCTOBER

6, 2012 14:16 1 COMMENTS

 

saacid-640x480.jpg

 

Waxaa saacadaha soo socda la wada sugayaa ku dhawaaqida Raysalwasaaraha cusub ee Soomaaliya, kadib isbedelkii ka dhacay dalka Soomaaliya 10 September 2012.

 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xassan Shiikh Maxamuud ayey ku qaadatey in ka badan saddex todobaad in uu soo xulo qofkii hoggaamin lahaa xukuumadda.

 

Madaxweynaha ayaa malintii Jimcada ee la soo dhaafey soo afmeeray wadatashigii u wadey, waxaana uu heley qofkii ay wada shaqeyn lahaayeen.

 

Warar Horseed Media heshey ayaa sheegaya in aad loogu badinayo in loo magacaabayo Raysalwasaare Cabdulqaadir Faarax Shirdoon (Saacid Faarax Garaad) oo ahaa nin ganacsade ah ka soo jeeda gobolka Gedo in muddo ahna hay’adaha la shaqeynayey, Saacid ayaa ka mid ahaa shakhsiyaadkii la hadalhayey in loo magacaabayo xilkan markii Cumar cabdirashiid is casiley September 2010, taas oo Farmaajo ku guuleystey.

 

Saacid Faarax Garaad ayaa muddooyinkan quud daraynayey in siyaasadda Soomaaliya uu qayblibaax ka galo, waxa uu horaantii sanadkan Nairobi kaga dhawaaqey Xisbi la yiraahdo Rajo kaas oo uu sheegay in uu baadigoobayo sidii Soomaaliya u heli lahayd Dawlad Rasmi ah.

 

Xildhibaan Caashi Xaaji Cilmi oo in muddo ah ku soo jirtey siyaasadda Soomaaliya ahna qof u dhaq-dhaqaaqda arrimaha bini’aadanimada ayaa ah Xaaska ninka la hadal hayo inuu noqon doono Raysawasaraha cusub, waxaana Caasho horey ugu guuleysatey abaalmarino caalami ah, Caasha Xaaji Cilmi ayaa la sheegey in ay hadda ka mid tahay la taliyaasha Madaxweynaha.

 

Si kastaba ha ahaatee Saacadaha soo socda ayaa la ogaanaya dhabnimada wararka ka soo duulduulaya Madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho, iyo qofka xaqiiq ahaan loo magacaabayo Raysalwasaaraha Soomaaliya.

 

Wixii kusoo kordha arrimahan iyo magacaabiista Raysalwasaaraha Soomaaliya kala soco Horseed Media haduu eebo idmo.

 

Horseed Media

Muqdisho, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

It's about time!

 

Congrats to the new prime minister. Hope he does a better job then all the previous ones. Somalia is ready for a change and the future is looking bright.

 

Ps Che your the first to post the news while you don't even have a source in Somalia and weren't even keeping yourself that busy with it :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bluelicious;877422 wrote:

 

Ps Che your the first to post the news while you don't even have a source in Somalia and weren't even keeping yourself that busy with it
:D

LOL I know, Reuters and AP are my insider people.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

uchi;877440 wrote:
So what qabiilbis he?

He is from Gedo and most people know his clan that is why nobody mentioned him in this thread.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this