Sign in to follow this  
Alpha Blondy

Alpha's Troll and Cantarbaqash Corner LOL

Recommended Posts

484113_10151511181134250_85981683_n.jpg

or....perhaps?.........

559075_10151511181084250_1248410444_n.jp

entitled: blurred perceptions

do i have a career in photography or should i STOP pretending to be a semi-professional photographer?

Share this post

Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Naag caddaana waligaa ma jeclaatey for real, caddaan as naag caddaana oo istaagga ku kaadiso!

Share this post

Link to post
Share on other sites

Juxa;931195 wrote:
Indeed way duushay, I thought I will pop in and bring xalwo made by edo juxa, yaa kale hee

Love the Alpha-v- Oba exchange and of course want to wish Haatu best of luck balse don't apply City

Ugu danbeyn Wyre nothing wrong with being single, the ability to be free and explore... Yaaba iska heli kara

Thanks Eedo Juxa hope all is well with you!

Share this post

Link to post
Share on other sites
wyre   

Macalin kamid ah Macalimiinta dhigo maadada taariikhda ayaa loosoo badaly Iskuul ciyaal Cabtooy ah kabuuxaan

Macalinka markuu Casharka koowaad bixinaaye ayuu waxuu istaajiyay Sadex kamid ah Cabtooyda Markaas ayuu kii koowaad Su'aalay

"Sheeg yaadilay Sayid Maxamed Cabdulle Xasan"??

Kii koowaad wuxuu dhahay "Macalin Walaahi aniga madlin"

Kii Labaadne wuxuu dhahay

"Maclin aniga Runti shalay iskuulka wan kamaqnaay"

Kii Sadexaadna wuxuu dhahay

"Macalin aniga madilin xitaa Shimbir madili karo iskadaa Ruux bini'aadam ahe"

Macalinki oo xanaaqsan ayaa wuxuu utagay Maamulaha iskuulka oo asagana ah nin Marqaaan ah oo Dagan

Sheekadii ayaa loosharaxay Maamulihi Ardaydi ayuu weydiiyay su'aashi isla sidii ayee ugu wada Jawaabeen, Maamulihi wuu yaabay wuuna aqbali waayay waxa messha kasocdo, Maamulihi Macalinka ayuu sigooni ah ulasoobaxay

Kulahaa Macalin adiga mahubtaa qofka wax dilay inuu Fasalkaan dhigto mise Fasalada kale waaye, Macalink naxdin

:D :D

Share this post

Link to post
Share on other sites

wyre;931523 wrote:

:D
:D

lmfao but what what is ciyaal cabtoy ma biyaha zamzamka?

Share this post

Link to post
Share on other sites

Haatu;931405 wrote:
I have been offered a place by Leeds Alhamdulilah.

you shouldn't use the Lords name in vain....haatuoow, inaar. i never say mashallah, inshallah or Alhamdulilah if i'm lying or being dramatically dishonest....:D

Share this post

Link to post
Share on other sites

Alpha Blondy;931565 wrote:
watching Argo. ok so far...but nothing spectacular. at 1:19:52 of 2hrs.

Argo was showered with accolades and rave reviews but i'm very disappointed in wasting 2hrs watching this anti-climatic, slow pace and USA propaganda project. highly engendered and deeply offensive in its stereotypical deceptions of Iran and the Iranian people.

3/10.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this