Sign in to follow this  
Alpha Blondy

Alpha's Troll and Cantarbaqash Corner LOL

Recommended Posts

Haatu   

Maalin maalmaha kamid ah, waxaa ku kulmey maqaaxi yar oo kutaallo Sabuuli lana dhaho Jiiro Miskiin saaxiibkeen Kaahiye oo socod dheer markaas ka yimi iyo ninkoo kale oo la dhaho Abshir Duq Maxamuud. Kulankoodii sidan ayuu u dhacay:

 

Kaahiye:Alla qoraxdan baas kululaa! Jarmaad iyo socod dheer maxaa ii geeye! Wallee Kaahiyow maxaad Jinacsani ka fogaatay!

 

Kaahiye isagoo sidaa u calaacalaya ayuu jalaq soo galay maqaaxida, waxaana kasoo hor boodey qof uusan fileynin.

 

Kaahiye: Jimca waraa jiraa Sabtiyaa ka daran baa la yiri. War sow ma tihid inanka duqii xumaa ee Maxamuud?

 

Abshir: Haa. Adna sow ma tihid kii walaashey Falxado soo dooney... loona diidey? Ayuu yiri Abshir isagoo dhoola cadeynaayo.

 

Kaahiye tuu wajiga kaduudiyey ayuu isugu yiri: awoowgii la gub. DHacdadaas foosha xun muxuu iisoo xasuusiyey?

 

Kaahiye: Isla isagii ayaan ahay. War niyow dhulkan fog maxaa ku keeney Jinacsani ayaan kugu ogaaye?

 

Abshir: Aabahey ayaa dhulkan ganacsi kuleh waana usoo indha-indheynaya. Balse waxaan ku weydiiye, adiga maxaa halkan ku keenay?

 

Kaahiye: War niyow sidaad iska ogtahay magaaladaas Jinacsani waan ku ceebeysanahey oo ceenteyda yar iyo weyn kama qarsoona (wuxuu ula jeedaa balwadihiisa faraha badan). Sidaas awgeed ayaan go'aansaday inaan guuro oo magaalo shishe oo barwaaqo layga sheege inaan u guuro.

 

Abshir: Magaaladee?

 

Kaahiye: War waxaas dantaada ma ehee, warka isii. Dadkii sey yihiin?

 

Abshir: Dadkii wey iska faayaan oo dhib ma qabaan. Kii saaxiibkaa ahaa ee aad isla socon jirteen...magaciisa muxuu ahaa... Haa! Kii Dacar ahaa, Tabliiq ayuu raacay oo qamro iyo sigaar wuu iska daaye.

 

Kaahiye (Asagoo yaaban): Ma kii loo aqoonsanaa Kun Kooble (kun koob oo qamro ayuu ula jeedaa) ayaa qamro iska daaye oo Tabliiq raacay? Annagaa war aragnay!

 

Abshir: Dadkii oo dhan yaabka ayey kula wadaagaan. Markaan soo tegaaye waxaan maqlaaye inuu Xajka hadda ku sugan yahey.

 

Kaahiye: Xajka aa! Wallee waxaan socod xuma ahayn halkaas ma geyn!

 

DHamaad.

 

----------

F.G.: Dhacdooyinka sheekadan iyo kuwa lamidka ah ku sugan waxay ku saabsan yihiin dhacdo run ah oo dhacay balse qaabka ay u dhaceen la baddeley.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Safferz   

Nin-Yaaban;970618 wrote:
Waxaa maqlay markeey yaanyuurta qof cabaar eegto, qofkaas wax xun ayaa u soo socda. Marka Saferz, walaal is ilaali.

I feel like this ominous sign is related to my proximity to Alpha :P

Share this post


Link to post
Share on other sites

Safferz;970638 wrote:
I feel like this ominous sign is related to my proximity to Alpha
:P

saas miyaa? :P

 

please don't attribute the yaanyuur's acts to Alz. clearly the bisaad wasn't able to capitalise on this ''one-on-one'' opportunity. proximity is my middle name and i would've got a bit 'closer' than the cat, ma garatay? :D:D

 

LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haatu;970637 wrote:
Maalin maalmaha kamid ah, waxaa ku kulmey maqaaxi yar oo kutaallo Sabuuli lana dhaho Jiiro Miskiin saaxiibkeen Kaahiye oo socod dheer markaas ka yimi iyo ninkoo kale oo la dhaho Abshir Duq Maxamuud. Kulankoodii sidan ayuu u dhacay:

 

Kaahiye:
Alla qoraxdan baas kululaa! Jarmaad iyo socod dheer maxaa ii geeye! Wallee Kaahiyow maxaad Jinacsani ka fogaatay!

 

Kaahiye isagoo sidaa u calaacalaya ayuu jalaq soo galay maqaaxida, waxaana kasoo hor boodey qof uusan fileynin.

 

Kaahiye:
Jimca waraa jiraa Sabtiyaa ka daran baa la yiri. War sow ma tihid inanka duqii xumaa ee Maxamuud?

 

Abshir:
Haa. Adna sow ma tihid kii walaashey Falxado soo dooney... loona diidey?
Ayuu yiri Abshir isagoo dhoola cadeynaayo.

 

Kaahiye tuu wajiga kaduudiyey ayuu isugu yiri: awoowgii la gub. DHacdadaas foosha xun muxuu iisoo xasuusiyey?

 

Kaahiye:
Isla isagii ayaan ahay. War niyow dhulkan fog maxaa ku keeney Jinacsani ayaan kugu ogaaye?

 

Abshir:
Aabahey ayaa dhulkan ganacsi kuleh waana usoo indha-indheynaya. Balse waxaan ku weydiiye,
adiga
maxaa halkan ku keenay?

 

Kaahiye:
War niyow sidaad iska ogtahay magaaladaas Jinacsani waan ku ceebeysanahey oo ceenteyda yar iyo weyn kama qarsoona (wuxuu ula jeedaa balwadihiisa faraha badan). Sidaas awgeed ayaan go'aansaday inaan guuro oo magaalo shishe oo barwaaqo layga sheege inaan u guuro.

 

Abshir:
Magaaladee?

 

Kaahiye:
War waxaas dantaada ma ehee, warka isii. Dadkii sey yihiin?

 

Abshir:
Dadkii wey iska faayaan oo dhib ma qabaan. Kii saaxiibkaa ahaa ee aad isla socon jirteen...magaciisa muxuu ahaa... Haa! Kii Dacar ahaa, Tabliiq ayuu raacay oo qamro iyo sigaar wuu iska daaye.

 

Kaahiye
(Asagoo yaaban): Ma kii loo aqoonsanaa Kun Kooble (kun koob oo qamro ayuu ula jeedaa) ayaa qamro iska daaye oo Tabliiq raacay? Annagaa war aragnay!

 

Abshir:
Dadkii oo dhan yaabka ayey kula wadaagaan. Markaan soo tegaaye waxaan maqlaaye inuu Xajka hadda ku sugan yahey.

 

Kaahiye:
Xajka aa! Wallee waxaan socod xuma ahayn halkaas ma geyn!

 

DHamaad.

 

----------

F.G.: Dhacdooyinka sheekadan iyo kuwa lamidka ah ku sugan waxay ku saabsan yihiin dhacdo run ah oo dhacay balse qaabka ay u dhaceen la baddeley.

:D:D:D LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL. witty, satirical and awesome humour. walahi, you're funny. :D

 

these little tales of yours, remind me of the Itchy & Scratchy Show. you know, a show within a show. :P

Share this post


Link to post
Share on other sites

xilli dambe, ma istidhi?

 

i've promised to organise a ceremonial type casuumad/afur for a few friends, tomorrow. in such social events, i feel it's important to meet all the dietary requirements of my distinguished guest. one of the guests (habar qalooc) has requested camel's stomach WTF? :mad: that's just pathetic. daantaan hilib kasoo kale laga ma cuno, yaa u sheega? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Safferz, Safaaradda Xabashida agagaarkeeda Injera tibbs qaari'a ka buuxo waad ka heli, lakin xoogaa injir ah waa inaad ku cuntaa, Xabashi shaxaad doon ahna inay kula casheeyaan iska filo!. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

good morning from the nation's capital. dhamaan akhyarta sharafta leh waan idin salaamaya iyo umada soomaaliyeed meel kasta ood daafaha dunida ka joogtan.

 

tumblr_mnbvw75j6d1snu7yfo1_1280.jpg

 

mashallah. :P

Share this post


Link to post
Share on other sites

Capitan's Log - Ramadan Day 17.

 

less than 4hrs into day 17 and i'm feeling great. this is particularly worthy of mention.......considering the destructive nature of the morning sun, in these climbs. one shall continue to be indoors at least until the harsh rays of the sun, lessens its potential to do damage against my person. the deadly effects of UV (ultra-violet) rays are particularly worrisome for non-natives of this land. alas, if it wasn't for the recent batch of Garnier skin care range, in last month's rations from back home in England, any time spent in the sun and those harmful UV rays will have already penetrated the upper epidermis layer of one's skin. :P:D

 

LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL

Share this post


Link to post
Share on other sites
Safferz   

Maaddeey;970714 wrote:
Safferz, Safaaradda Xabashida agagaarkeeda Injera tibbs qaari'a ka buuxo waad ka heli, lakin xoogaa injir ah waa inaad ku cuntaa, Xabashi shaxaad doon ahna inay kula casheeyaan iska filo!.
:D

lool thank you Maaddeey, but none other than our own Alpha took me to an Ethiopian place in Jigjiga Yar last night for tibs :D :D :D He's every bit as funny and intelligent as you'd imagine.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Alpha Blondy;970645 wrote:
xilli dambe, ma istidhi?

 

i've promised to organise a ceremonial type casuumad/afur for a few friends, tomorrow. in such social events, i feel it's important to meet all the dietary requirements of my distinguished guest. one of the guests (habar qalooc) has requested camel's stomach WTF? :mad: that's just pathetic. daantaan hilib kasoo kale laga ma cuno, yaa u sheega?
:D

Dee daantiinaa cunto wax aan hayn arabakhida aanu riyaha siinno lagama yaqaano:p

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Safferz;970759 wrote:
lool thank you Maaddeey, but none other than our own Alpha took me to an Ethiopian place in Jigjiga Yar last night for tibs
:D
:D
:D
He's every bit as funny and intelligent as you'd imagine.

So you met Laangaabkii ehlu naarka ahaa finally, hehe

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this