Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Breaking: RIP Mohamed Hashi Dhamac Gaarriye

Recommended Posts

Innah lillahi wa inna ilayhi ra jicuun

 

Gaariye muu ahayn oo qudha Hal-abuur, qiimayn badana ku leh suuganta, balse waxa uu ahaa macalin sare oo wax ka dhigi jiray meelo badan,ugu danbayntan waxa uu profisoor ka ahaa jaamacadaha Amuud iyo Hargeisa iyo waliba jamacad ku taal Norway oo sanadkiiba hal mar tagi jiray. Waxa uu dhigi jiray luqada Somaliga iyo Embryology oo ahayd takhasuskiisii uu Jamacada Lafoole kaga soo baxay.

 

Mar uu ka hadlayey qabyaalada xumaanteeda waxa uu yidhi:

 

-Uf qabiilka anaa leh

wuxuunbaa ku adeegta,

nin iskii kartidiisa,

isagoon cid ku tiirsan,

isku taagi kareynin,

una haysta ateero,

ayaantuu dambi geystana,

laga hoos galo eeda.

 

-sidaan aaminsanahayna

abkuu doono ha sheegtee

wuxuunbaa ehel ii ah dadka kaan af aqaano

ee si wax iila arkaaya ee ina midayso ujeedo”

ayaa ka mid ah tixixiisii uu ummadda uga digayey qabyaaladda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Allaha u naxariisto. Allaha u dambi dhaafo oo Jannada Allaha ka waraabsho. Eheladiisuna samir iyo iimaan Allaha ka siiyo. Aamiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

Ma ogtahay Hadraawow, inkastaan dul badan nahay.

Samir caadadeen tahay, maanto way madowdahay!

 

His body carried back to Somaliland, Hargeisa, facilitated by Somali friends and businessmen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

I'm glad he's being buried in his ancestral lands and not in the frozen tundras of scandinavia. Waa mahad Ilaahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

i hope to attend Garriye's funeral tomorrow inshallah.

 

on a side note, i wanted to express my disappointment with the way the media (particularly SLNTV) has labelled Garriye with the SNM stamped. Garriye was bigger than a political doctrine used to manipulate the masses. he was a man of the people and a man for all Somalis.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this