Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Breaking: RIP Mohamed Hashi Dhamac Gaarriye

Recommended Posts

He died in a hospital in Oslo this morning after suffering illness for the last few months.

 

Allah ha u naxariisto Marxuumka ....

 

 

 

561524_10151103853652809_1199100247_n.jp

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

This is a big loss for somali art, literature and entertainment. What a great poet Gariye was! Ilaahay ha u naxariisto, intii u ka tagayna samir iyo iimaan.

 

Jacayl, can you open a thread in his honour and maybe post some of his best poems as a tribute?

 

Thanks

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

I could only think of this.

Geeriyeey xishoodlaay

Xejiyaay fogeeyaay

Xaasha e af tahanimo

Hadii uu xabaal galay

 

Abwaankii xidigin jiray

Murtidii xag loo dayo

Xulashada ahayd iyo

Xarragada higaadii

 

Ayaa xarafkii hoos dhabi?

Faraskii xiddeysnaa

xakami ayaa sudhi?

 

Codkiisi xarraankiyo

Kamadhnaa xabeebtee

Xuli jiray wadnahayee

Wixii xay ah daayoo

Xawaalada gilgili jiray

 

Xaraka sawki tiri jiray

Geelana xasilin jiray

Xakab go'ay hadduu yahay

Xaaddaydi yaa kicin?

 

Gabaygii xalaashiyo

Xaqa sheeg ha joogtee

Dan ku xeeban jirin ee

Xeelli-hadal ku caan baxay

 

Mabda' aan la xadi jirin

Suugaanta xaramka ah

Xurmadeedii yaa marin?

 

Xayndaabkii maansada

Geerida xasaysaay

Hadaad jebisay xeerkii

Anna damac xasuuseed

Adna dan iyo xeeshaa

Waa xabag cadaadeed.

 

Maansadan waxa curiyay AUN Abwaan Gaarriye isagoo ka murugaysan geeridii AUN Abwaan Cabdilaahi Suldaan "Timacade".

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

I really feel like losing a close family member. Waan ka xanay geeridan runti. He could still have contributed much more. He had the talent. A black day walaahi!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coofle   

a huge part of Somali literature died with him.....Allaha u naxariisto.... A true role model and a teacher...

I can only recall what I heard from his own mouth long time ago...

Qoriyahaw Hubsiimo la'aanta

Qoriyahaw hawaawi dhacaaga

Qoriyahaw hinaaso la boodku

Jugtu waa waxaan la hagaasay...

 

I convert it to...

Geeriyahay Hubiimo la'aanta

Geeriyahay Hawaawi dhacaaga

Jugtu waa waxaan kugu hiifay!

 

Allaha u naxariisto , Samir iyo iimaana ilaahay ha ka siiyo ehelkisii iyo dhamaan cid walba oo ku hadasha Afka soomaliga..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

It is very sad indeed, much loved man, a true gent......AUN abwaanka, reerihiisana samir iyo iimaan insha allah

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Allah Yarxam, waloow aanan gabayada iyo gabyaa yaashuba isku fiicneyn but am sure in nin qaali uu ahaa

 

Jannadii allaha ka waraabiyo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ina ilalahi wa ina ilayhi rajicuun. Ilaahay ha u naxariisto Abwaan/Macalin Gaariye. Wuxu ahaa tiir adag oo ka baxay bahda Afka Soomaaliga horimarkiisa ka shaqaysta.

 

 

Waxaan ku xasuusta tixdan:

 

Rag haduu is af dhaafo

aayatiina wadaago

afkaa laysku gartaayee

is afwaajiya maaha

isu soo ura maaha

-Adigoo hebel diidan

eryo reer hebel maaha

isu weersada maaha

udahaaga cun maaha

 

iyo

 

Laba oorya walaaliyo ilmaadeer is maquunsha

lama sheegin aduunkee marka aan ugu liito

mar aan eeda sokeeyiyo ilmahayga ku waayo

mar aan aayo la'aanta seedigay ugu aaro oo

walaashay asay qaado mar haday aqalkayga

haddii layga adkaadiyo hadaan raystey idhaahdaba

mar lay oohin u tahay bal maxaan istafiiday

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this