Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Augistina Mahiga the new Prime Minister will not be picked because of his tribal back ground

Recommended Posts

Mahiga “Magacaabista R/Wasaaraha cusub looma fiirinayo qaab qabiil”

Mahiga1.jpg

Erygaga Xoghayaha guud u qaabilsan Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya Augustine Mahiga ayaa ka hadlay soo magacaabista Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya, isagoo sheegay in aan loo fiirin doonin qaab qabiil.

Wuxuu amaanay qaabka qabiil ee Soomaalida wax u qeybsato, isagoo xusay in ay isku qadariyaan sida ay u kala weyn yihiin waa sida uu hadalka u dhigay Mahiga, wuxuuna intaa raaciyay in Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka ay ka yimaadeen beelo waaweyn.

 

Agoustine Mahiga ayaa sheegay in soo magacaabista Ra’iisul Wasaaraha cusub aan loo fiirin doonin qaab qabiil balse la eegi doono kartidiisa iyo waxqabadkiisa ku wajahan arrimaha dalka Soomaaliya.

Dhanka kale wuxuu sheegay in ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda ay guulo muuqda ka gaareen howlgalada ka socda Soomaaliya, isagoo xusay in Shabaab guuldaro kala kulmeen dagaalada markii laga qabsaday degmooyin istaraatiiji ah sida Kismaayo oo ah meesha kaliya ee awoodooda isugu aruurtay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Affirmative action won't make things any better in Somalia. Federalism was supposed to prevent this sort of in-fighting over top seats. So long as everyone stays out of each others way (in respect to the states and regions), things will fix themselves.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Warkaan inuu jiro ma hubo weli, Soomaali sannadkii laga tegey oo dhan waxay nagu wareeriyeen Mahiga ayaa sidaan ah iyo isagaa dalka xukuma, balse waxaasi waa iska hadal. Mahiga door weyn. Buu ka ciyaaray siyaasadda is beddeshey iyo nidaam raadiska idagoo UN wakiil ka ah balse Soomaali dalkeeda dhexdiisa ayay markii ugu horreysey muddo 21 sano ah ku tashatay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Markaad u fiirsato soomaalida wax weyn baa si naga ah markaan isku daro,hadii laysku dayo in wax la saxo wax kalaa hadana sii xumaanaya

 

 

Ma waxa kaliya oon fahmi weynay gacanta ku quudisa yaa xukunta,hadaad iimaanka ilowdo?

Ma waxaan fahmi weyney afrikaan gaalaa walaalahaa maahan magana kuu ahyn visa'na ku iman?

Ma waxaan fahmi weynay in madaxweynuhu khasnad maran u yimid mahigana ka maarmin?

Ma waxaan fahmi weynay in kaluunka weyn midka yar cuno ama hab beeleed qaran ku noqda nalagu yiri?

Ma waxaan fahmi wenay in waraabuhu kala qurux badnayn mid gooni loo rabaayadeeyana macna keenayn magaciisuna waraabe yahay?

Ma waxaan fahmi weynay inaan qoom ilaaahay qayarin inay ayagu is qayiraan mooyee?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

The headline takes Mahiga's words out of context. It is sensationalized.

 

Mahiga, in fact, said the Prime Minister will come from a clan but not only because of clan and he goes on to list the other qualities as well including capability, efficiency, etc. In the same interview he says the President and Speaker following the 4.5 power sharing formula and this is expected to govern some of the parameters of the nomination of Premier.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this