Sign in to follow this  
Xeefow

Government official jailed for leaking Presidents PM nomination

Recommended Posts

Xeefow   

One of the government office employer leaked the presidents prime minister nomination, after photo-copying the letter of nomination and distributing them to radio stations, international TV stations such as PRESS TV and other media's. The pre-mature exposure has caused 2 hours of celebration in Muqdisho, including Somali National Soldiers to participate through gun celebration. According to close sources, the nomination was supposed to be officially declared after the UN summit in New York.

 

Yesterdays celebration in video:

 

 

Official jailed today for leaking documents:

 

Wararka ka imaanaya Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaliya ayaa Tibaaxaya in goordhow xabsiga loo taxaabay Mid Kamid ah Shaqaalaha Xafiiska Madaxwaynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya kadib markii la ogaaday inuu shalay isagu siiyay warbaahinta Madaxwayne Xassan Shekh Maxamuud uu Farmaajo u magacaabay Raizul Wasaaraha Cusub ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya.

 

Warar lagu kalsoonyahay oo naga soo garay Xarunta Madaxtooyada ayaa waxay sheegayaan in la xiray Madaxii hore ee Baritikoolka Shariif Sheekh Axmed oo hada kadib ahaa Baratikoolka Xassan Sheekh Maxamuud, ka gadaal markii la ogaaday inuu isagu siyay Saxaafada warar sheegaya in Farmaajo lagu dhawaaqay.

 

Kulamo is daba jooga oo saacadihii lasoo dhaafay ka socday Xarunta Madaxtooyada ayaa waxaa ugu danbeyntii la ogaaday in Xafiiska madaxwaynaha ay ka baxeen wararka sheegaya in Farmaajo lagu dhawaaqay.

 

Qofkani la xiray oo aan ka gaabsanay in aan halkan ku xusno Magaciisa ayaa waxaa uu haatan ku jiraa Xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay inuu ahaa Qofkii saxaafada siiyay warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya sababaha uu ku keenay in Farmaajo loo magacaabay Raizul Wasaare ay tahay inuu arkay Warqad ay ku qorantahay in Farmaajo yahay Raizul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya, waxaana la shegay inuu Copy ahaan u qaatay warqadaas isla markaana uu siiyay qaar kamid ah Saxaafada Mgaalada Muqdisho waxayna ku dhawaaqeen daqiiqado kadib in farmaajo yahay Raizul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya taasoo kentay shaki xogan oo soo kala dhex gala Xafiiska Madaxwaynaha shaqaalihiisii.

 

Madaxwayne Xassan Sheekh ayaa gaaray isla markiba go’aan deg deg ah waxaana wararku shegayaan inuu iskugu yeeray dhamaan shaqaalaha ka shaqeeyay Xafiiska ugana digay qofkii lagu heli in uu warqadaasi faafiyay inuu mutaysan doono ciqaabteeda.

 

Qofka warka Faafiyay ayaa la sheegay inuu oga danlahaa sidii Amaanka Magaalada Faraha oga sii bixi lahaa waxana warar kale sheegayaan in lacag Lagu siiyay si loo qaso Xafiiska madaxwaynaha inuu warqadaasi Warbaahinta u qaybiyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xeefow   

Jacaylbaro;874144 wrote:
Hmmmmmmmmmmmm

This clearly shows that there are people that are sabotaging Somalia's political development.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this