Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Breaking news Two suicide bombers hit Somali capital

Recommended Posts

Apophis;871818 wrote:
This may well be the case but we have to work with what we know, not speculation. We know Shabab sends people to blow themselves up in Mogadishu. This is what we know.

 

otherwise the whole thing becomes:

 

 

Goverment needs smart , well informed very educated people to run the security ,

 

We can win in this war agianst Alshabab ,warlords, thugs,murders and businessmen who fund thier operation .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ururka Al-shabaab Oo Sheegtay Qaraxyadii Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

 

Kristiansund(Ramaas) Sept 20,2012 – Afhayeenka kooxda alshabaab Sheekh cali maxamuud Rageh Cali dheere ayaa sheegay inay taageerayaashoodu ka dambeeyeen weraradii ka dhacay magalada muqdisho.

 

Sh. Cali dheere oo u waramayey wakaalada wararka ee APF ayaa sheegay inay qaraxyadaasi ka dambeeyen taageerayaashooda oo uu sheegay inay ka cadhaysyihiin faragalinta ciidamada shisheeye ee dalka soo galay waa sida uu warka u dhigaye.

 

Cali dheere ayaa sheegay inayna iyagu qaraxyada is rasmi ah u amrin, balse waxa uu sheegay inay dad badan oo la dhacsan fakarka alshabaab isla markaasina daacad u ah alshabaab ay fuliyeen weerarkaasi.

 

Weerarka ayaa waxaa ku dhintay dad inta badan caan ka ahaa warbaahinta somaliya waxaana kamid ahaa Cabdisataar Daahir Sabriye oo katirsanaa wariyeyaasha tv-ga qaranka somaliya horayna uga soo shaqayn jiray GBC codka nabada, Universaltv iyo idaacado kale, Wax kale oo weereradaasi ku dhintay dad kale oo bulshada reer muqdisho caan ka ahaa balse aan ilaa hadda magacyadooda naloo xaqiijin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Apophis;871818 wrote:
This may well be the case but we have to work with what we know, not speculation. We know Shabab sends people to blow themselves up in Mogadishu. This is what we know.

 

otherwise the whole thing becomes:

 

 

Donald Rumsfeld former US defense secretary of state is hilarious :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Ilaah ha u naxariisto intii dhimatay inta dhaawacantayna Ilaah ha caafiyo.

 

walaalkis;871765 wrote:
War kuwaan Alshabab mahan waa dad kale , you don't see what's going on

walaalkiis maxaad ku caddaynaysaa inaysan ahayn? Cid kale ee isqarxisa oo nabadda Soomaaliya ku ah threat ku ah meel kastaba anigu hadda ma garanayo. Conspiracy theories yaan lagu boodin iyadoo diiradda laga qaadayo dadka dembiyada ka gelaya dalka iyo dadka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

SomaliPhilosopher;871832 wrote:

871832=48-the village.jpg

 

This was not the place. It was another low-scale version of the restaurant in the picture. It is owned by the same man. The one where the

bomb occurred only serves tea and coffee.

Yes it was not this one. It was where he first started his chain Mogadishu Village restaurants, gurigii hooyooyinka ee Macallin Jaamac, ka soo horjeedka tiyaatarka. zone-kaan waa mid murugo la soo deristey oo laba qarax oo kala durugsan balse siday u egtahay isku ujeeddo ahi ka dheceen, waase laga soo kabsan Insha Allaah. Soomaaliya in ka badan 20 sano ayaa dagaal sokeeye ka socdey, dowladduna ma ahan mid tabar badan oo nidaam, hoggaan iyo ciidan tababar sare leh haysata, Al-Shabaabna waa urur hoos-ka-noole ah oo tabartiisu sii wiiqmayso abuurayana cabsi iyo argagax balse yaan loo jilcin. Insha Allaah dhibkaan waa laga baxayaa, samir bay u baahan tahay iyo dedaal.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this