Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Breaking news Two suicide bombers hit Somali capital

Recommended Posts

Two suicide bombers hit Somali capital: witnesses

Reuters – 15 mins ago

 

MOGADISHU (Reuters) - Two suicide bombers blew themselves up near the Somali capital's national theatre on Thursday killing several people, witnesses said.

A policeman, Kabar Mohamed, said one bomber detonated his explosives near a restaurant and then the second followed when a crowd gathered.

(Reporting by Abdi Sheikh; Editing by Richard Lough)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Suicide bomber kills eight in Somali capital: witnesses

 

A view of Mogadishu's fishing harbour in August. A suicide bomber killed at least …

A suicide bomber killed at least eight people and severely wounded several more Thursday in a restaurant in the centre of Somalia's capital Mogadishu, witnesses said.

The attack -- the latest in the war-ravaged city where Al-Qaeda linked Shebab insurgents have vowed to topple the government -- was one of the first to target several new upmarket restaurants set up by the Somali diaspora.

"I saw eight people killed in the blast, and around them there were many wounded, many of them with severe wounds," said Hassan Ibrahim Abdullahi, who was in the restaurant at the time.

Others said they feared the death toll could rise further, after the critically wounded were taken to hospital.

"There was a loud explosion, there were at least eight killed, and there were two more that were rushed to hospital who looked like they would not survive," said Ali Mohammed Yassin, another diner in the restaurant.

The bomber targeted the Village Restaurant, run by Somalis who had returned to their country from Britain, an eatery popular with other influential Somalis as well as the few foreigners living in the city.

The restaurant is opposite the National Theatre, and about a kilometre from the presidential palace.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Labo Qarax oo khasaare nafeed geystay oo Muqdisho ka dhacay

 

Khamiis, September 20, 2012(HOL): Labo qarax oo ay geysteen labo ruux oo naftooda halligay ayaa waxay goor dhaweyd ka dhaceen Baar lagu magacaabo Village oo ku yaalla meel u dhow gurigii hooyooyinka ee magaalada Muqdisho.

 

Labadan ruux oo waxyaabo qarxa isku soo xiray ayaa isku qarxiyay Baarka oo ay fadhiyeen dad aad u badan oo isugu jiray wariyayaal iyo dad kale oo u soo sheeko doontay, waxaana lagu soo warramayaa in qaraxa kadiib meesha lagu arkay dad qaraxa ku dhintay iyo kuwo ku dhaawacmay.

 

Xaaladda halka qaraxu ka dhacay ayaa aad u kacsan, waxaana la maqlayaa dhawaqa rasaas ay ridayaan ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo soo gaaray goobta uu qaraxa ka dhacay. Waxaa sidoo kale goobta soo gaaray gaadiidka gurmadka deg degta ah oo dhaawacyada ula cararay Isbitaallada Magaalada Muqdisho.

 

Wixii ku soo kordha warkan iyo khasaaraha rasmiga ah ee ay qaraxyadu geysteen kala soco halkan haddii alle idmo.

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

War Deg-deg Ah: Qaraxyo Lagu Hoobtay Oo Ka Dhacay Muqdisho Iyo Magacyada Laba Wariye Oo Ka Mid Ah Dadka Dhintay

 

Muqdisho (Ramaas) Sept 20,2012 – Magaaladda Muqdisho ee xarunta dalka Somaliya ayaa waxa goor dhawayd ka dhacay laba Qarax oo aad u waaweyn, kuwaasi galaaftay nolosha dad badan.

 

Qaraxan oo ay fuliyeen laba qof oo isku soo xidhay walxaha Qarxa ayaa lagu qaaday Makhaayad shaaha laga cabbo oo ku dhex taala Huteel loo yaqaano Huteelka Hooyooyinka Muqdisho, halkaasi oo ay dadku ku badan yihiin.

 

Wararka halkaasi laga helayo ayaa sheegaya in Qaraxan oo ujeedadiisa iyo cida ka dambaysa aan ilaa hadda la ogeyn ay ku dhinteen dad badan oo ka mid ah dadkii shacabka ahaa ee halkaasi shaaha ka cabayey.

 

Sidoo kale, waxa aad u badan dadka ku dhaawacmay Qaraxaasi, waxaana dadka dhaawacmay ku jiro Wariyayaal door ah, oo halkaasi kaga nasanayey hawlihii warbaahineed ee ay maanta soo qabteen, waxaana wararka halkaasi laga helayaa sheegayaan in Wariyayaasha dhintay ay ka mid yihiin Wariye Cabdisataar Daahir Sabiye oo ah Wariye Ka Tirsan Telefiishanka ku hadla afka dawlada Somaliya ee (SNTV) iyo Wariye liibaan Cali Nuur oo sna ka tirsanaa isla Telefiishankaasi iyo Idaacada Radio Muqdisho.

 

Inkasta oo aan ilaa hadda xaqiiqda dhabta ah ee khasaaraha Qaraxyadan ka dhashay aan la ogeyn, haddana wararka hor dhaca ahi waxay sheegayaan in dhaawacu gaadhayo ilaa 20 qof.

 

La Soco wixii ka soo kordha

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho (RBC) Faahfaahin hordhac ah ayaa ka soo baxaysa labo qarax oo lagu tilmaamay inay ahaayeen ismiidaamin oo gordhow ka dhacay meel makhaayad ah oo lagu sheekeysto oo ku taalla agagaarka guriga Hooyooyinka ee degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho.

Wararka ugu horeeya ayaa sheegaya in tirada dhimashada ay gaareyso illaa 7 ruux oo u badan dad rayid ah iyo shaqaale ka shaqeynayey baar laga cunteeyo oo ku dhexyaalla guriga Hooyooyinka.

Dhaawacyada iyo dhimashada waxaa ku jira suxufiyiin caan ah oo Soomaaliyeed oo ka mid ahaa dadkii ku sugnaa goobta qaraxyadu ka dheceen.

 

Waxaa geeriyooday:

 

1- C/raxmaan Yaasiin – Agaasimihii idaacadda VOD ee magaalada Muqdisho.

2- C/sataar Daahir Sabriye- Wariye ka tirsanaa Telefishanka Qaranka “SNTV”

3- Liibaan Cali Nuur- Wariye ka tirsanaa idaacadda Raadiyo Muqdisho.

 

 

Wariyaasha dhaacmay:

 

1- C/laahi Suldaan – oo ka tirsanaa idaacadda Kulmiye

2- Maxamed Biibaaye- oo ka tirsanaa idaacadda Raadiyo Muqdisho.

 

Waxaa jira dad fara badan oo rayid ah oo aan la heyn tiradooda rasmiga ah oo kunafwaayey qaraxyada. Waqtiga oo habeen ah dartiis iyo wax tirakoob ah oo aan jirin ayaa loo heli karin tirada guud ee dadka waxyeeladu soo gaartay.

 

Dhamaan dhaawacyada iyo dhimashada ayaa loo qaaday isbitaalada magaalada Muqdisho iyadoo goobtii qaraxa ay gaareen ciidamada dawlada oo xiray dhamaan waddooyinka, waxaana socda baaritaano.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Why do I get the feeling this has nothing to do with Alshabab

 

Is just another secret group that wants Mogadishu and Somalia as whole under this life of killings so that Somalis in Abroad never get the idea of returning back home.

 

Last news said they targeted a camp filled with women and kids this seems like a work of kafir

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this