Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Alshabaab back in kismayo with thousands of troops

Recommended Posts

Ciidammo ka tirsan Al-shabaab oo buux-dhaafiyay Magaalada Kismaayo iyo Idaacaddii Andalus oo dib hawada u soo gashay

Arbaco, September 19, 2012 (HOL) — Dadka ku dhaqan magaalada Kismaayo ayaa saaka ku waabariistay ciidamo aad u tiro badan iyo gaadiidka nooca dagaalka oo soo oo gaafwareegaya wadooyinka magaalada, waxaana sidoo kale magaalada soo gaaray masuuliyiin sar sare oo katirsan xarakada Al-shabaab.

 

Goobjooge ku sugan magaalada Kismaayo ayaa HOL u sheegay in saaka gudaha magaalada lagu arkayo ciidamo aad u tiro badan iyo gaadiid nooca dagaalka, waxaana sidoo kale uu sheegay in idaacaddii Andalus ee magaalada Kismaayo dib loo soo celiyay islamarkaasina ay maanta hawada ku jirto.

 

Afhayeenka Xarakada Al-shabaab Sheekh Cali Max’uud Raage oo idaacadda kala hadlay shacabka ku dhaqan Kismaayo ayaa sheegay in ay iska difaaci doonaan duulaanka kusoo fool leh Kismaayo wuxuuna intaa ku daray in qabsashada magaalada Kismaayo ay ka horeyn doonto dhiig badan oo daata.

 

Xoogagga Al-shabaab oo markii hore magaalada kala baxday ciidamadooda ayaa haatan dib ugu soo laabtay, waxaana wararku ay sheegayaan in ciidamada badankooda ay u dhaqaaqeen dhanka deegaanka Birta dheer oo ay isku horfadhiyaan ciidamada huwanta ah iyo Al-shabaab.

 

Deegaanka birta dheer oo maalmihii ugu danbeeyay ay ka taagnaayeen dagaallo ba’an oo u dhexeeyay Al-shabaab iyo ciidamada dowladda KMG oo garab ka helaya kuwa Kenya ayaa lagu soo waramayaa in ay maanta tahay mid xasiloon, waxaase xilli walba suurogal ah dagaal halkaasi ka qarxa maadaama labada ciidan ay ishorfadhiyaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Guys Alshabaab retreated from marka baydhabo beledweyne and Xamar and other major cities with out firing a bullet this will be different Alshabaab will fight till its defeated.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wadani;871488 wrote:
KDF in naaraha laga waraabin doonoo shaki kuma jiro. Barbaartu wax walba way yihiin se rag dagaalka ku liita ma 'aha.

They can face the Kenyans i am sure of that the Kenyans don't have what it takes to defeat Alshabaab maybe if the US air force helps out a little bit. But if the Ethiopians come in Alshabaab will have a bigger problem since Alshaab is pretty much disconnected from the other regions. And the Ethiopians don't care if they lose 2000 troops or 3000 troops in combat the Kenyans do,the Kenyans hate to lose manpower. So far Alshabaab kept the Kenyans and Ahmed Madoobes militias 60 km from Kismayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dont underestimate the Power of Barbaarta been ha isku sheegina imagine barbaarta xamar,Baydhabo,Beledweyne,Balcad,Warsheikh,Merca,Afgooye baneeye oo xoogooda isku geeyey Kismaayo ciyaar ciyaar maha saqiirka shalay dhashay waa ogyahay ineysan uu daaheeyn Kenyaanka sidii rooti cml ay uu go-goosahayaan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Ciidamada Huwanta oo ku soo wajahnaa magaalada ay dib u gurasho sameeyeen, inkastoo wali xiisada ka taagan tahay duleedyada magaalada Kismaayo, hadana waxaa jiray dagaalo goos goos ahaa oo shalay dhacay.

Looks like the Kenyans got scared and retreated.............

Share this post


Link to post
Share on other sites

Is better,if the goverment makes very difficult peace process with Alshabab .

 

 

The only people who will die will be mothers of someone, mother,father ,brother, sister of someone that's is one of us. They Somalis

Not Kenyan Ugandan Ethiopian.

 

This is Part of decreasing Somali population while fighting Alshabab is the based reasons for such mass killings .

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ You're not helping, mate. Accept the Somali steryotyping of Kenyans and Ethiopians warya. Don't come up with your own. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Am I noticing a disturbing pattern here. Uganda/AMISOM are good in Mogadishu, Al Shabaab are evil/cowards in Mogadishu. Kenya/AMISOM are evil weak *******s in Kismayu, Al Shabaab are brave/noble warriors in Kismayu..:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

General Duke;871642 wrote:
Am I noticing a disturbing pattern here. Uganda/AMISOM are good in Mogadishu, Al Shabaab are evil/cowards in Mogadishu. Kenya/AMISOM are evil weak *******s in Kismayu, Al Shabaab are brave/noble warriors in Kismayu..
:D

Kenya are weak mofos who have hidden agenda in the Jubbas and you cannot deny that Al shabaab are transporting their whole army to Kismaayo so its not going to be easy to capture Kismaayu, duke be realistic man the Al shabaab fighters evacuated Mogadishu,Merca,Afgooye,Baydhabo,Beledwein,Warsheikh and many more cities imagine all of those fighters fighting in Kismaayo we're talking about thousand of fighters.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this