Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Puntland citizenship cards is this Federalism ??

Recommended Posts

Dawlada Puntland oo shaacisay in Kaararka Aqoonsiga ah loo sameyn doono Muwaadiniinta reer Puntland.

Posted by Pi1 on September 18th, 2012

Garowe (Puntlandi.com):- Dawlada Puntland ayaa shaacisay in Muwaadiniinta reer Puntland loo samaynayo Kaararka aqoonsiga.

 

Wasiirka arrimaha gudaha, Dawladaha hoose iyo horumarinta reer miyiga Mudane C/laahi Axmed Jaamac Ilka-Jiir oo maanta la hadlay Warbaahinta Caalamiga ah ayaa sheegay in uu jiro qorshe Muwaadiniinta reer Puntland ee shuruudaha muwaadinnimada buuxisa loogu samaynayo Kaararka Aqoonsiga.

 

Wasiirku wuxuu sheegay in qorshahani laga hirgalinayo dhamaan gobollada Puntland ee miyi iyo magaalaba leh islamarkaana hawlwadeenadu ay tagi doonaan meel walba oo ay muwaadiniin reer Puntland ah ku nool yihiin deegaanada Puntland islamarkaana muwaadin kasta loo samayn doono Kaarka aqoonsiga.

 

Wasiirka arrimaha gudaha, Dawladaha hoose iyo horumarinta reer miyiga Mudane C/laahi Axmed Jaamac Ilka-Jiir wuxuu carabaabay in qorshani uu yahay mid mudo badan ay dawladu soo waday kuna hanweynayd in ay hirgaliso, wuxuuse carabaabay danta ugu muhiimsan ee laga leeyahay in ay tahay arrimaha doorashada iyo Marxalada Axsaabta badan ee Puntland oo uu waxyaabo badan fududayn doono.

 

Inta aan samaynta Kaararkan aqoonsiga la bilaabin, waxaa ka horeeya sida uu wasiirku sheegay Tirakoobka dadka oo laga samayn doono dhamaan deegaanada Puntland miyi iyo magaalaba.

 

Waxa samaynta Kaararkan loo xilsaaray Shir wadaniga ah ee PITECH oo ah mid gaar loo leeyahay islamarkaana inta badan dawlada kala shaqaysa samaynta Kaararka Sharciga ah, waxaana Kaararkan loo samayn doonaa cid walba oo buuxisa shuruudaha Muwaadinnimada oo ay ka mid tahay arrinta deganaashaha mudada dheer ee la xaqiijiyay, iyo in qofku uu ku dhashay gudaha deegaanada Puntland deegaan walba ha ka soo jeedee.

 

Wasiirku wuxuu sheegay in qorshahani uu si deg deg ah mar dhaw uga bilaaban doono dhamaan deegaanada Puntland wuxuuna xaqiijiyay in Kaararkani ay yihiin kuwo aan la Copy-garayn karin maadaama qofka laga aadayo Suulkiisa iyo Sawir insha ah oo u haraya shirkada Dawlada kala shaaynaysa arrintan iyo Wasaarada arrimaha gudaha lagana helayo xilli walba oo loo baahdo.

 

Arrintani waxay ka mid tahay orshayaasha horumarineed ee dawlada Puntland ay ku talaabsatay mudooyinkii ugu dambeeyay aadna moodo in ay la jaanqaadayaan qorshaha Khariirada horumarinta iyo geedi socodka hanaanka siyaasadeed ee Puntland ay gashay.

 

www.puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

I guess XX is upset that this is happening when he is getting the Somali passport.:D This is his way of saying is this fair? Mooge What would you say about this?:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;871047 wrote:
I guess XX is upset that this is happening when he is getting the Somali passport.
:D
This is his way of saying is this fair? Mooge would you say about this?
:D

 

I already have a Somali passport ki hore kan cusub uma baahni ki frenjiga baan haysta nin iska basaabooro badan baan ahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

loooooooooooooooooooool@XX waa caynkaa.....Kaaga aad badmaaxnimada ku heshay hayso kolleey mid reer galbeedkana waad haysataa oo uma baahnide.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oba, doorre ha noqonin. What does constitutionality got to do with a state wanting to issue ID cards to its residents? This is merely a precursory requirement to the desired implementation of a voter registration program, if all goes well.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Local elections take place nationally everywhere in world with national recognized parties. What faroole is doing, is not more than what Hargeysa does. Faroole is now confused and entertaining the putlanders with creation fake local identities, in order to show he is still in charge. He do not even have money for such project, when he could not pay local goverment workers.

Share this post


Link to post
Share on other sites

More like qabiil ID,

 

world moves forward but Somalis world everything is backward. I can understand every gobal but this is like

Let's see if you heeer habal on your ID card

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

^nope. qabiil wa laga tegay ninyoow. it is only in your head these days.

 

biased view of that region is noted. but let me tell you every resident will get the ID as long as they are law abiding.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qabiil wa laga tagey ? We talking about Somalia right specially puntland , been maan Isku sheekeyna .

If the great people of puntland think harder , this only means another step of isolating them rest of Somalia .

 

They need gobal ID , these qabiil based ID cards will only bring trouble for many innocent people .

Share this post


Link to post
Share on other sites

There is nothing wrong with ID cards, the idea here is to create isolation for group of regional folks.

 

Just like civilized world , we should consider ID card for every gobal even that will have problem of its own

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ ha isku dhex yaacin. There is nothing wrong with a state issuing identification cards to its residents. Care to elaborate on your reasons for thinking this is a bad idea?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this