Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEO: Madaxweynaha Shacabka Maakhir State oo Taageeray MadaxWeynahaCusub Somalia,- GalgalaNews.com

Recommended Posts

Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

VIDEO: Madaxweynaha & Shacabka Maakhir State oo Taageero Iyo Hambalyo u Diray MadaxWeynaha Cusub Soomaaliya Prof. Xasan Sheikh

 

Shacabka Maakhir State Ayaa Si Buuxda u Taageeray MadaxWeynaha Cusub

 

Badhan: magaalada badhan ayaa waxaa baryahan laga dareemayey tageerada loo qabo midnimada somaliya iyo madaxwaynaha cusub waxana maalintii shalay ahayd banaanbax wayn lagu sameeyey magaalada

 

http://www.galgalanews.com/?p=15996

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

ea3f6af0bce488203091602f07eab688_XL.jpg

 

 

VIDEO: Daawo Madaxwaynaha Maakhir satate Of Somalia Col.Jibriil Cali Salaad oo Tageeray Dowlada Soomaliya Iyo Madaxwaynaha Cusub

 

Badhan: magaalada badhan ayaa waxaa baryahan laga dareemayey tageerada loo qabo midnimada somaliya iyo madaxwaynaha cusub waxana maalintii shalay ahayd banaanbax wayn lagu sameeyey magaalada badhan taas oo ay ka soo qayb galeen shacabwynaha ku dhaqan magaalada badhan waxana madashii la isugu yimi ka hadlay madaxwaynaha maamul goboleedka maakhir ee somaliya col.jirbiil cali salaad oo khudbad aad qurux badan ka jeediyay halkan ka daawo videogii anagoo ka soo xiganay warkan agaasimaha tv somali channel ee magaalada badhan C/risaaq Cali Belbel by: bahda galgalanews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

makhir.jpg

 

SPR Radio: Banaanbax Lagu Taageerayo Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya oo Ka Dhacay Magaalada Badhan Iyo Maamul Goboleedka Maakhir

 

Badhan (SPR): Banaanbax balaadhan oo ay isugu soo baxeen kumanaan kun oo qof ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag kaasoo uu ka hadley madaxweynaha Maakhir State Jibriil Cali Salaad.

 

Banaanbaxan ayaa waxaa kasoo qeyb galay sidoo kale culumaa'udiinka, dhalinyarada, ururada haweenka iyo ardeyda gobolka Sanaag oo ku muujinayay in ay muhiimtahay ka talaabida laga talaabay ku meel gaarka isla markaana loo gudbey hanaanka dowlad dhexe.

 

Shacabka ayaa ugu baaqey madaxweynaha in uu howshiisa ka soo baxo ilaahayna uga baryey in uu howshaasi ugu fududeeyo.

 

HOOS KA DAAWO VIDEO

 

...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

b-boy;869479 wrote:
What districts does this maakhir state control/rule??

Maakhir State rules Badhan and other towns in Maakhir Region.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this