Sign in to follow this  
Mooge

Picture: Mahiga mahunga marries Somali woman

Recommended Posts

Coofle   

Even if this is true.....What is wrong with it, ,,,, Hadaan Been la isku sheegayn Qaar ka foolxun oo ka dullisan baa gabdhaheenii Ka shaqeeya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

guys mooge doesn't fabricate things. this is the news in mogadishu and other news websites are reporting it. it doesn't even matter what the girl looks like. he married a somali woman.

 

 

Mahiga oo guursaday gabar soomaaliyeed..

Waxaa jira warar sheegaya in Ergayga QM u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Agoustina Mahiga ee xaruntiisu tahay Caasimada Soomaaliya uu haatan la qal galay Gabar u dhalatay dalka Soomaaliya xili Magaalada Muqdisho ay ka soco olalaha Doorashooyinka Madaxweynaha Soomaaliya.

Lama oga Sababta ku kaliftay in Gabar Soomaaliyeed ay haatan la aqal gasho Agustina Mahiga Oo isgu asal ahaan ka soo jeeda dalka Tanzania, inkasta oo Mahiga horay loo sheegay inuu horay u guursaday gabdho Soomaaliyeed isgoo kuwaa haatan ay kala tageen waxan mida haatan noqoneysaa midii ugu danbeysay ee uu haatan la qal galo.

Ergayga QM u qaabilsan Soomaaliya ayaa isagu la sheegaa inuu yahay nin si aad ah ujecel la socodka gabdhaha Soomaalida inkasta oo dadka qaar ku xantaan inuu yahay nin marar badan horay u xumeeyay gabdho Soomaaliyeed.

Xigasho

www.Nuxur.com

 

485796_411040682293465_816440618_n.jpg

 

http://nuxur.com/warar/?p=27450

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mooge;866528 wrote:
mogadishu is buzzing with the news that mahiga mahunga is the happiest man alive tonight. he married a Somali woman.

 

Image and video hosting by TinyPic

look at her! she has that classic diaspora NGO worker look.

 

the close proximity between her and mahiga suggests she's fairly low in the ranks - perhaps she was hoping to land a promotion after sleeping with mahiga and bearing him an african child.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this