Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Latest Mogadishu Pictures

Recommended Posts

Road repairing in K4

 

IMG-20130303-00620.jpg

 

Waxaa saakay xiran isgoyska ugu mashquulka badan magaalada Muqdisho ee Km4, iyadoo aroornimadii hore ee saakay lagu arkayay askar ka tirsan ciidamada Dowladda oo isgoyska gaaf wareegaya, gawaari iyo Catarabiilaro ay leeyihiin Turkiga, kuwaasi oo saakay isgoyska ka wada howlo lagu dayactiray wadada hareeraheeda.

 

Gaadiidka BL-ka iyo gawaarida kale ayaa iyagu saakay marayay waddooyinka qarda-jeexa ah ee dhex mara xaafadaha ku dhow isgoyskaasi, kaddib markii ciidamada ammaanka Dowladda ay ka leexinayeen goobaha uu dayactirka ka socdo.

 

Shaqaale isugu jira Soomaali iyo Turki oo howlaha dayactirka ah si wadajir ah u qabanayay ayaa iyagu si gaar ah u dayactirayay marshabiyeediga oo ay ku dhisayeen biro, shamiindo iyo qalabyo kale, iyadoona lagu dhisayay qalab casri ah oo aan weli horay loogu arag dalka.

 

Dhinaca kale mashruuca lagu mataaneynayo Muqdisho iyo Stanbul ayaa soo gaaray heerkii ugu sareeyay, kaddib markii howlaha lagu dayactirayo waddooyinka Muqdisho ay soo gaareen waddooyinka mashquulkoodu aadka u badan yahay.

 

Mashruucaan oo Dowladda u qaabilsan hay'adda TIKA ayaa waxay la kaashaneysaa maamulka Gobolka Banaadir, iyadoona tallaabadani ay ka dhalatay booqashadii Ra'iisal Wasaaraha Turkiga uu ku yimid Muqdisho iyo kulamadii ka dhacay magaalada Istanbul ee looga hadlayay arrimaha Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Daqane   

tumblr_mj24gkO0Ip1qihg1lo1_1280.jpg

IMG-20130303-00625.jpg

 

Cargo warehouses being built behind the Airport

 

4b511baaba0286ed69d7092e21b34426_k_zps81

 

Waaberi District location of the Turkish - Somali factory dedicated to the production of raw materials [bitumen, Tar, Paving blocks e.t.c] for the Mogadishu upgrading program

1361283295r5pboze1.jpg

1361283329nwt1z965.jpg

13612833294ory2pmf.jpg

 

Groundbreaking ceremony of 2000 capacity Mosque U/C in Mogadishu.

 

bekir-bozdag-somali-de-balik-tutmayi-ogr

fc550bf3a5f1750febd32600c3d4e42a.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this