Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Latest Mogadishu Pictures

Recommended Posts

Daqane   

Xoolihii u horeeyay muddo 20-sano ah oo xalay laga dhoofiyay Dekeda Muqdisho

 

Waxaa xalay Dekeda magaalada Muqdisho laga dhoofiyay xoolihii u horeeyay muddo 20-sano ah, iyadoo Markab taagnaa Dekeda lagu raray 549 Lo’, kaasoo loo qaaday dalka Cumaan.

 

Munaasabad lagu daah furayay dhoofinta Xoolaha oo ka dhacday Dekeda Muqdiisho ayaa waxaa ka hadlay Maareeyaha Dekeda Muqdisho iyo Wasiir kuxigeenka Ganacsiga Soomaaliya, kuwaasoo sheegay in tallaabo horay loo qaaday ay tahay dhoofinta xoolaha loo iib geeyo dalka dibadiisa.

 

Maareeyaha Dekeda Muqdisho C/llaahi Cali Nuur ayaa sheegay in tani ay muddo sugayeen in Dekeda Muqdisho laga dhoofiyo xoolo, waxaana uu xusay inay ka qeyb qaadaneyso horumarinta ganacsiga dalka.

 

Wasiir kuxigeenka Ganacsiga C/qaadir Sheekh Ismaaciil ayaa sheegay in 549 neef oo lo’ ah loo xalay loo dhoofiyay dalka Cumaan, isagoo xusay in tallaabadan ay tahay mid bilow ah, isla markaana haatan wixii ka dmabeeya Dekeda Muqdisho laga dhoofinayo xoolo.

 

Wasiir kuxigeenka ayaa sheegay in aanay jiri doonin wax caqabad ah oo ay kulmi doonaan Ganacsatada dhoofisa xoolaha, isla markaana Xukuumada ay wado dadaal ku saabsan sidii Xoolaha dalka looga dhoofin lahaa.

 

Maxjar ku yaala deegaanka Jaziira ayaa muddo 45-cisho ay ku jireen xoolahan, halkaasoo lagu siinayay daryeel caafimaad.

 

Dekedaha Boosaaso iyo Berbera ee Maamulada Somaliland iyo Puntland ayaa ahaa meesha kaliya ee labaatankii sano ee u dambeeyay laga dhoofinayay xoolaha, waxaana xoolaha laga qaadayay Koofurta Soomaaliya lagu geynayay gaadiid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

oba hiloowlow;922278 wrote:
20130227142010.jpg

Dadkan dhaqan xumaa oo damiin sanaa! How can you just close off a pavement like that and turn it into a sort of private baraandha?!?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Turky are busy building pavements before they commence on build roads. Today all the illegal Kiosks around the ports have been demolished with no incident.

 

Major project currently on going:

 

Dikfare hospital

Turkish Childrent Hospitals

Roads

Street lights (These solar lights are changing xamar's night life )

Dahabshiil bank

Countless private sectors projects (everywhere you look a hotel , building, house is being built )

 

I have spent 10 days in Xamar Cadeey and it was paradise on earth. ilaahay ha u ziyaadiyo inshallah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Marksman   

Great news. I wonder what the pavements will look like. And what people in Mogadishu are doing to get all the sand out of the inner cities. These machines could be useful in the future.

 

street+cleaner.jpg

 

I've read that one of Mogadishu's main issues now is trash (within the city and on the edge of the beaches). Are there any plans for organized trash collection and trash bins all over the city? I think trash collection should be done by a private company.

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;922278 wrote:
20130227142010.jpg

Saraha cusub qaarkood dad ayaa saan u dhistay. Dantaguud maxaa iga galay ka ah ama wax aanan ogeyn iska dhigaayo. Mishibiyeerigii dadweynaha mari lahaa ayaaba la iska ootay. Sarar badan saas ah. Waa sheeko Islii, Nayroobi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

I was just gonna say that..dhismaha ka soco xamar many are similar to Islii ....& I am afraid that come hurricane/eartchquake..(allow no sahal), they will be like the recent Haiti earthquake. Now back to optimism-Walahi i have never seen xamar iyo agagaarkeeda & would love to meander those streets & their beaches :D they are beautiful (the whole of Somalia for that matter).

 

PS: We need a conservationist like Wangari Maathai to reforest the country. The country was barren to begin with & now even worse!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this