Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Latest Mogadishu Pictures

Recommended Posts

Cambuulo iyo bun;973459 wrote:
p0hr.jpg

War yaa Eebbe yaqaano oo wax u sheego dadkaan. Their unsightly buildings waxeeba ugu sii dareen inay dhistaan mishibiyeeriyada, publically owned lands. Dhulka dowladda inuu ka bilowdo laamiga mee moodaan. War dadka intee maraayaan. Mishibiyeeriga waa dhul dowladeed oo dadka maraan. Kii sar cusub dhistayba wuu ootay, dadkiina laamiga ayee marayaan along with baabuurta, very risky.

 

Dhismaha laamiyada saarnaan jiray oo Xamar ku yaali jiray kuligood wey isla simanaan jireen, always a few metres of mishibiyeeri oo dowladda leedahay masoo dhaafi jirin, the way it looks like on the left side of sawirka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

MMA kuwan marshabiyeeriga dhistay dan ayaa ku qasabtay oo ah xaga amaanka inkaar qabayaasha qaraxyada meelaha dhiga iyo baabuurta qaraxyada ayey iskaga difaacayaan, waana hubaa hadii baahidaas dhamaato inay ayaga dhulkaas soo celin doonaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this