Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Latest Mogadishu Pictures

Recommended Posts

Naxar Nugaaleed;980320 wrote:
^ most of the population speaks both English and Somali and how the heck do wright SMS in Somali

Soomaali badankooda Soomaaliya joogo Ingiriis kuuma yaqaanaan, inay gartaana qasab ma'aha. Almiina Carabi iska dheh. Inaa dibadjoog raagay tahay saan lagu garanaa.

 

SMS Afsoomaali waxaa lagu dhahaa fariimaha gaagaaban.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Sensei;980356 wrote:
Tekest meesij

Fariin Qoraaleed is more accurate IMO.

 

Wadani;980357 wrote:
lool oo miyaanad ogayn in la gumoobay oo soomaali gob ahi ayna jirin, hadday jiraanna ay faro-ku-tiris yihiin?

Unfortunate lol

Cambuulo iyo bun;980362 wrote:
stop trolling in my thread!!!!!! waa salaamu alaykum

What happened to you man?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;980375 wrote:
Soomaali badankooda Soomaaliya joogo Ingiriis kuuma yaqaanaan, inay gartaana qasab ma'aha. Almiina Carabi iska dheh. Inaa dibadjoog raagay tahay saan lagu garanaa.

 

SMS Afsoomaali waxaa lagu dhahaa fariimaha gaagaaban.

Lol fariimaha gaagaban sounds like a mouthful for. SMS. But waliga qof am ku tiri fariimaha gaagaaban ban ku so diri? Mana fahmeen waxad ka wadad lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this