Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Latest Mogadishu Pictures

Recommended Posts

cadnaan1   

sawiradan waa jaamacada banaadir oo ku taala duleedka xamar dhinaca afgooye xigta.waxaana sawirada laga soo qaaday maanta oo arday ku dhaw kun arday ay imtixaanaadka u fadhiisteen.

 

DIINI%20Jamacada%20Banadir%2029.08.2013%

DIINI%20Jamacada%20Banadir%2029.08.2013%

DIINI%20Jamacada%20Banadir%2029.08.2013%

DIINI%20Jamacada%20Banadir%2029.08.2013%

DIINI%20Jamacada%20Banadir%2029.08.2013%

DIINI%20Jamacada%20Banadir%2029.08.2013%

DIINI%20Jamacada%20Banadir%2029.08.2013%

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

wadaan xageey martaa teeda kale dhismooyinka wadada mudo ayey socdaan sawiro badana lagama hayo,,wadada isku airportka iyo km4 ayadana dhagaxaan ayaa lagu jaray oo shaqo lagama qaban karo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

wadadu waa kii cusbaa 30 km-ka ah oo goor dhowayd la bilaabay dhisideedu airportka ay ka bilaabataa meeshey ku eg tahay ayaanan ogayn

 

wadada airportka iyo km4 isku xirto arimo amniga la xiriirto daraadeed ayaa dhagxaanta lo dhigay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

International campus of what-ma skool ba? Some of buildings look like primary school classes.

 

N'ways Banaadir campus is pretty.

 

(sorry for being a bit critical here) laakin dhulkii dhamaa ee dhismooyinka ku socdaan waxaa laga dhige dhagax & sibidh/sibir (Shamiito). Even the grounds for walking hadii laga dhigo pavement, & we have problem w/deforestation to begin with....how are we going to survive in the future w/little oxygen capacity anakoo carigeena awalkii ahaa SEMI-ARID?

 

Aloow gormaan Lido iyo agagaarkeeda tegi..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Raula, its some kind of an resort with apartments $ 500 per night nacala i heard it was owned by this white guy im not sure though.

 

As for your concerns i understand what you mean and i agree. Inshallah liido isku diyaari summer 2014 :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Raula, mid murtasiq(mercenary) ah ayaa so called resortigaas iska leh, $500 ma ahanee waa $800 a night, illaa 2007kii ayuu halkan joogey and made 500 million dollars since 2008, hada waa ninka ugu Taajirsan Xamar, kambusyadiisana waxaa inta badan galo shaqaalaha hey'adaha oo habeen kasta intaa bixiyo oy sii dheertahay cuntadii laga cuni lahaa makhaayadihiisa oo inta badan u badan kalluun iyo digaag, xildhibaana badana waan ku arkey ayagoo meeshan dagan.

 

Hada Kismaayo ayuu ka furayaa(wuuba furey already with Container houses at the Airport), guryo kaloo fabricated houses ahna magaalada meel ka yara baxsan oo bada ku dhagan ayaa hada dhisma uga socdo.

 

Ninkaan badeena ayuu fahmey, shaqaalihiisa waxey u badanyihiin Philipines & Hindi, waxaana soo raaco inyaroo South Africanka madowga ah, wax Soomaali waa ku yaryahay hadeysan dhanneenba 5 qof oo uu u heesto turjumaan ahaan.

 

 

He has access to Villa Somalia too as he provides security to Ugandeseka and all Amisom soldiers.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this