Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Latest Mogadishu Pictures

Recommended Posts

Anisa   

I didn't know Mogadishu looked like this. Hearing all the horror stories, I expected to see ruins and blood! Glad to see the real Mogadishu :)

Share this post

Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

http://www.jowhar.com/news.php?readmore=471

http://www.jazeeraestate.com/index.php

Mashruuc cusub oo lagu soo bandhigayo dhismayaal laga hirgelinayo deegaanka Jazeera oo noqonaya xaafad cusub ka mid noqonaya xaafadaha degmada Wadajir ayaa maanta ka dhacday magaalada Muqdisho, iyadoo mashruucan uu ka kooban yahay in ka badan 1,200 oo guri oo laga dhisayo deegaanka Jazeera.

Xaafadan cusub ee laga hirgelinayo Jazeera ayaa dhismaheeda isugu jiraa goobo la dego, goobo ganacsi, masaajidyo, kuwo lagu nasto oo bilic iyo tayo heer sare ah ayaa waxaa maal gelinayay Ganacsato Soomaaliyed.

Bandhiga mashruucan ayaa waxaa ka qeyb galay Mas'uuliyiin uu ugu horeeyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Tarsan, Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliyed Gabeyre, dad ajaaniib ah, maalgashatayaal iyo Ganacsato Soomaaliyed.

Maxamed Abdi Martello oo ah Maamulaha shirkada dhul iyo guri Real Estate Ltd oo ugu horeyn ka hadlay xaflada daah furka mashruucan ayaa sheegay in dhismaha Jazeera Estate uu yahay mashruuc cusub oo ka faa'ideysanayaan dhamaan dadka Soomaaliyed, isagoo cusay in dadka soomaaliyed ay maal gashan karaan, isla markaana mashruucan uu u furan yahay cid kasta.

Waxaa uu sheegay in cid walba ay iska diiwaan gelin karto, si ay u maal gashato, isagoo xusay in looga qeyb qaadan karo dhinacyo walba.

Mr Martello ayaa sheegay in mashruucan uu bilaaban doono muddo labo bil gudahood, isagoo xusay in goobaha la dhisayo ay isugu jiri doonaan, hotelo, guryo la dego, isla markaana dadka Soomaaliyed ay iibsan karaan, lagana dhigi karo kuwo la ijaarto oo deegaan ah.

Mas'uul u hadlay shirka Jazeera Estate ee fulin doonta mashruucan ayaa sheegay in dad badan ay shaqo ka heli doonaan, isla markaana qorshuhu yahay in la sameeyo dhismayaal laga hirgeliyo magaalada, lana furo, si aan loogu ekaan magaalada gudaheeda sida KM4 ilaa Bakaaraha oo kale, waxaana uu intaa ku daray magaalada ay noqoto mid afar geesood ah.

David Park oo ah wakiilka shirkada African Skies oo ka qeyb qaadanaysa dhismaha mashruucan ayaa sheegay in Xaafada Jazeera Estate ay tahay xaafad iskeed ah, isla markaana leh amni sugid iyo dhamaan adeegyada guud, isagoo xusay in xaafadan ay tahay mid casri ah.

Mr David ayaa sheegay in dadka dibadaha ka yimaada ay iloobi doonaan meelaha ay ka yimaadeen, hadii ay arkaan dhismahan ama xaafada cusub, isagoo tilmaamay in dowladda ay wixii xuquuq ay heli doonto, hadii ay tahay wax canshuuro ah, wuxuuna ugu baaqay in laga faa'ideysato mashruucan taariikhiga ah.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho oo isna ka hadlay madasha ayaa sheegay inb mashruucan uu yahay arrin dalka u baahan, isagoo xusay in fursado badan oo furan ay jirto, dhanka maal gashiga iyo dhismaha dalka laga sameeynayo, isagoo ugu baaqay qurba joogta in dalkooda maal gashataan.

Tarsan ayaa sheegay in dadka dalka dib ugu soo laabanaya ay u baahan yihiin wax ka duwan wixii hore, isagoo wax lagu farxo ku tilmaamay dhismayaasha la soo bandhigay ee xaafada Jazeera laga hirgelinayo ay la mid yihiin sida Hotelka Kempesky oo kale ee ku yaal dalka Jabuuti.

Waxaa uu sheegay in loo baahan yahay in dadka Soomaaliyed ay dalkooda maal gashadaan, bedelkii ay dalalka kale ee ajnabiga maal gashan lahaayeen, isagoo tusaal u soo qaatay Soomaalida ku dhaqan Koofur Afrika ee dhibaatooyinka ay kala kulmaan goobahooda ganacsi.

Gudoomiyaha degmada Wadajir Axmed Daaci oo degmadiisa laga hirgelinayo mashruucan dhismaha cusub ee Xaafada Jazeera ayaa soo dhoweeyay, isagoo xusay in ka maamul ahaan uu balan qaadayo amniga iyo fududeynta howsha mashruucan lagu dhisayo, isagoo xusay in dal walba ay dadkiisa dhistaan, waxaana uu cadeeyay inuu soo dhoweynayo cid kasta oo dalka maal gashaneysa.

Sidoo kale Gudoomiyaha rugta Ganacsiga Soomaaliyed Maxamuud Cabdikariin Gabeyre ayaa ka warbixiyay howlaha rugta ganacsiga wado, isagoo xusay in mashruucan maalgashiga ay dhiira gelintiisa ka dambeeyeen, isla markaana yahay mashruucii afaraad, waxaana uu xusay inay sameeyeen hey'ad madax banaan oo u gaar ah Soomaalida maal gashatada ah.

Waxaa uu sheegay in qurba joogta ay heystaan fursad qaali ah oo dalkooda ku maal gashadaan, waxaana uu u mahad celiyay shirkada isku dayday inay dhismahan hirgeliso ee Jazeera Estate in guryo magaalada laga dhiso sida caalamka oo kale, isla markaana xaafada la hirgelinayo ay la mid tahay xaafad wax walba u dhan yahay, isla markaana casri ah, taasoo uu ku tilmaamay inay bilow fiican u tahay maal gashiga dalka.

Dhismaha laga hirgelinayo deegaanka Jazeera ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde u jira 3-KM, wuxuu ku fadhiyaa 730,000m2 (73hektar), deegaankan ayaa waxaa ku dhameystiran dhamaan adeegyada guud ee nolosha sida biyo nadiif ah, koronto joogta ah, taleefan iyo internet iwm.

Hadii mashruucan la hirgeliyo ayaa noqonaya xaafadii ugu horeysay oo leh nidaam iyo maamul u gaar ah oo si joogta ah uga shaqeeya sugista amniga, maareynta goobaha danta guud, sida masaajidada, wadooyinka , goobaha caruurtu ku ciyaarto, ,xadiiqadaha lagu nasto bilicda iyo nadaafada.

Share this post

Link to post
Share on other sites

cadnaan1;963687 wrote:

location-map.jpg

mixed-map.jpg

Finally place I can chill if I visit back home

Let's see if they can pull this off before Alshabab blows the whole place down

This is a great investment

Share this post

Link to post
Share on other sites

Cambuulo iyo bun;962789 wrote:

this is just lazy journalism, how can you film a city the size of Mog from a rooftop, he should've gone down the streets and film.

Share this post

Link to post
Share on other sites
ANWAR   

1000 Soldiers were trained by the Somali army drill officers in Mogadishu.. FOR THE FIRST TIME IN 23 YEARS

tababar.jpg

IMG_6616.jpg

Share this post

Link to post
Share on other sites
ANWAR   

Why is there no progress in the construction of the national parliament, the theater or hotel aruba??

Share this post

Link to post
Share on other sites

*ANWAR*;964052 wrote:
Why is there no progress in the construction of the
national parliament
,
the theater
or hotel aruba??

national parliament and the theater is under construction, right now

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this