Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Latest Mogadishu Pictures

Recommended Posts

Jacpher   

Maaddeey;959755 wrote:
^ Caqligii aaway maanta jacfar, 'warsamaale'na ma shaatigaagii kalaa?.
:)

 

Shariif, Tarzan & Xasan isku qabiil sow maaheyn horta?, mase meel kalaa koronto kaaga dhegtay?.

 

Dhowr su'aal (su'aalihii hore ku darso):

 

1) Yaa yiri Tarzan baa Cali ibn ABii Talib ah?.

2) Tarzan, Sharif & Xasan sow isku qabiil maaha?.

3)Sheekada Cali & Yahuudka haddaadan garan, ma maqashay xadiiskan: 'al bayyinatu calal muddaci' & billowgiisa soo ogow si aad wax badan uga fahanto!.

4)Yahuudda waxay caan ku yihiin: 'taxriiful kalimah can mawaadicih'. Maxaa kuu galay iyaga waaba yaabaye!.

Lastly,

 

ولا يجرمنكم شنآن قوم على ألا تعدلوا

Sxb, su'aashii aan ku weydiiyay ma iska indho tirtay horta. Bal dib u fiiri su'aashii aan ku weydiiyay.

 

Dowladda uu Tarzan ka mid yahay markii ay ka talinayeen Shariif iyo Cabdulaahi, two presidents whom you labeled Murtadiin here on this forum, tusaale Cali Bin AbiTalib maadan u soo qaadanee, ma doorashadii Culusoow ayaa Murtadnimada ka saartay dowlada oo saasaad Tarzan iyo xukunka Xamar maanta ka jira ula bar-bar dhigeysaa xukunkii iyo cadaaladii jirtay qarnigii Cali Bin Abi Talib? Ma doorashadii Culusoow baa u shafeeca qaaday dowlada oo qarnigii saxaabada gaarsiisay :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Kacpher, thanks for the reply, laakin thread-kan kuma qaabsana wallee maaha?. Thread politics section-ka noogu abuur, adoo mahadsan!. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Maaddeey;959878 wrote:
Kacpher, thanks for the reply, laakin thread-kan kuma qaabsana wallee maaha?. Thread politics section-ka noogu abuur, adoo mahadsan!.
:D

Waxaan u gartay shaqadii aad heysay ayaa dhamaantay marka waa iska caadi. We all need to make a living.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Daqane   

H.E President Hassan meets with the new UNSOM director british diplomat Nicholas Kay at the Villa Somalia

 

170165733handoutphotota.jpg

170165655handoutphotota.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Daqane   

Emergency Services Drill Operation in Somalia's capital lnvolving the Somali police, Ambulance, and Fire Service

 

DSC04160.jpg

 

1-32_zps032cfa5b.jpg

 

2-25_zps4a7e24c9.jpg

 

3-22_zps3414cf52.jpg

 

4-18_zpsd5246533.jpg

 

5-14_zpsb5a583b0.jpg

 

6-13_zps95d404b8.jpg

 

7-12_zps2193b95c.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Such ugly colours. For goodness sake why paint the building that disgusting blue colour? Ma Magaalo wada indhoolaa?

 

Dhaqanow, is the government renovating the public schools? How are they (the surviving ones) currently run? Privately?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ LOL governments renovating kulaha, the government can't even afford going to London by itself.

 

Turks/Arabs/Europeans they're the ones helping the people in the zoo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this