Sign in to follow this  
Xeefow

Al-Shabab: 'Farmaajo behind the weakening of our entity'

Recommended Posts

Xeefow   

The spokesman of the islamist miltia group 'Al-Shabab' blames Mohamed Abdullahi Farmaajo for the weakening of their militia group. Days before the elections.

 

Xoogaga Al-Shabaab ayaa waxa ay habaar aan haray loo maqlin ku riday Ra,isalwasaarihii hore ee Soomaaliya haatanna ah Musharax u taagan qabashada Xilka Madaxtinimada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo.

 

Afhayeenka Guud ee Xoogaga Al-Shabaab Shiiq Cali Maxamuud Raage Cali Dheere ayaa waxa uu sheegay in awoodi ciidan iyo waliba midii dhaqaalaba uu bur-buriyay sida uu sheegay islamarkaana Farmaajo kahor ay heesteen inta badan Magaalada Muqdisho marka laga reebo Xaafado yar yar sida uu hadalka u dhigay Cali Dheere.

 

 

Afhayeenka Guud ee Xoogaga Al-Shabaab Shiiq Cali Maxamuud Raage Cali Dheere ayaa waxa uu intaa raaciyay hadalkiisa in Farmaajo uu cafis u fidiyay saraakiishii katirsaneen Xoogaga Al-Shabaab taas oo u ula jeeday hadii ay isa soodhiibaan in cafis loo fidinaayo waxaana uu intaa raaciyay in uu ciidamada Al-Shabaab uu ku dhexyeeshay sida uu tilmaamay Basaasiin.

 

Waxana uu ugu danbeentii cadeeyay Cali Dheere in uu sidoo kale uu ka hor isaagay hubkii ay sida qarsoodidaa ay kaga iibsan jireen Ciidamada Dowlada Soomaaliya islamarkaana uu niyadii uu u dhisay Ciidamada Dowlada Soomaaliya sidii ay ula dagaalami lahaayeen Al-Shabaab sida uu hadalka u dhigay.

 

Hadalka Xoogaga Al-Shabaab ayaa waxa uu imaanayaa ama uu u muuqdaa in ay meesha kasiibaxeyso awoodii ay Al-Shabaab ay lahaayeen iyagoona ugu danbeentii ugu baaqay Baarlamaanka Soomaaliya in aysan Farmaajo u dooran Madaxweynaha Soomaaliya.

 

Ra,isalwasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo haatanna ah Musharax u taagan xilka Madaxweynanimada Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

this is not true and cali dheere never said that. this was fabricated news few days ago and everyone knows about it.

 

it is even illogical. why would shabaab say "we are destroyed and please don't elect the guy who destroyed us". loool. we are not little kids ninyoow.

 

to give you some education, alshabab wars was started by Cumar Cabdirshiid.

 

Farmaajo continued it after AMOSIM got more re-enforcement.

 

Abdiweli took it to another level and completed the liberation of mogadishu which was 65% in the hands of Alshabaab when he came to office.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xeefow   

Mooge;866120 wrote:
this is not true and cali dheere never said that. this was fabricated news few days ago and everyone knows about it.

 

it is even illogical. why would shabaab say "we are destroyed and please don't elect the guy who destroyed us". loool. we are not little kids ninyoow.

 

to give you some education, alshabab wars was started by Cumar Cabdirshiid.

 

Farmaajo continued it after AMOSIM got more re-enforcement.

 

Abdiweli took it to another level and completed the liberation of mogadishu which was 65% in the hands of Alshabaab when he came to office.

If this news is fabricated or not, it does not mean Farmaajo's cabinet were not behind the weakening of Al-Shabab as many thousands of Somali civilians and international media's have pointed it out.

 

During the cabinet of Omar Abdirashid, the TFG forces only controlled small parts of Mogadishu. TFG soldiers used to defect to Al-Shabaab, sell their weapons to Al-Shabaab.

 

TFG forces were never paid their salary.

TFG forces were never given morale support.

TFG forces were not given food, clothing.

Injured Soldiers were not taken care of.

and endless other matters all due to:

corruption during Omar Abdirashid's reign in cabinet.

 

It was not the re-enforcement of AMISOM troops, but the strenghting of the Somali national army that has brought stability to some parts of Somalia.

 

Give credit where its due. LOL @ abdiwali took it to another level. Is TFG soldiers not getting paid 'to another level'? loooooooool we can argue all day long, but there is nothing to hide as the truth is already out there.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Yunis   

^^ Waligaaba caraysnoow

Its a great day to witness, a historic day for Somalis deciding their own faith - I’ll welcome any one winning tomorrow, including Shariif coming back so long as their stated goal is to annihilate your group

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey;866237 wrote:
Oba, ma la yaabtay?. Farmaajo camp must be very desperate to fabricate been saan u cad!.

 

Yunus, afkaaga iga leexi.

lool @Afkaaga iga leexi ha igu soo taagine ku dar.

 

Waryaa ka xanaajiyay sheekhii?

 

Most website were reporting this news yesterday .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this