Sign in to follow this  
General Duke

Todays Speeches:

Recommended Posts

9- Salaad Cali Jeele, ayaa hada la wareegay khudbadiisa iyo soo bandhigida Barnaamijkiisa Siyaasadeed: Salaad Cali Jeele oo ka qoslisiiyey Xildhibaanada ayaa sheegay in uu xilkan isu soo taagay kadib markii uu arkay MADAXDII Dowlada oo iska daawaneysa musuq maasuqa iyo maamul xumada, ayagoo doonaya in marwalba la iska doorto.

 

Musharax Salaad Cali Jeele ayaa isku tilmaamay inuu yahay isbedal doon ah. Wuxuuna yiri Hogaamiyaasha hada jooga waxay Doonayaan in Shacabka iyo Dalka ” Ay dhaafsiiyaan Aduunka oo ay Aakhiro u diraan ” balse uu asagu doonayo inuu u gargaaro shacabka asagoo soo qaatay AYADO QURAANKA kariimka ah. Wuxuuna xusay inaan loo dulqaadan karin hogaamiyaasha maamul xumada wada taasina ku khasabtay inuu isa soo sharaxo.

 

” Waxaa nafta nagu dhibay kuwa aan Samatobixin karin Qaranka… Laakiin aniga waan Samatobixin karaa ” ayuu yiri Salaad Cali Jeele oo codsaday in asaga la doorto.

 

” Ogaada hadii soo doorataan Hogaamiyaasha hada jooga oo heshiisyo ay dibada la soo galeen ay gateen wadankii inaydan dib usoo dooran waad Og tihiin in ay dhaceen 130 milyan oo dollar, ee aniga i doorta si aan hawsha si fiican u qabto…” ayuu yiri Salaad Cali Jeele oo sheegay inuu yahay hogaamiyaha xiligan loo baahan yahay.

 

Salaad Cali Jeele ayaa yiri inuu horey usoo ahaan jiray Wasiir kuxigeenkii hore ee Warfaafinta, asagan uu qeyb ka qaatay dib usoo nooleynta Warfaafinta Qaranka, asagoo sidoo kale sheegay inuu ahaa Wasiir dawlihii Gaashaandhiga isla markaana uu wax badan u ololeeyey in ciidamada Midowga Afrika ay yimaadaan, maadaama ayuu yiri Maleeshiyo beeleedkii iyo Argagaxisada ay diidayeen in ciidan Qaran la dhiso kadibna, uu asagu keenay ciidamada AMISOM, kuna soo dhaweeyey Airporka Muqdisho cutubkii ugu horeeyey ee AMISOM ee yimaada.

 

Salaad Cali Jeele ayaa sheegay in musharaxiinta kale ku faanayaan waxa uu asagu kasoo shaqeeyey asagoo usoo qaatay Maah maah Soomaaliyeed.

 

” Aniga waxaan ahay nin aan dalka waligiis ka bixin, dhibaatada Danyarta aniga waan garanayaa, laakiin kuwaan kale (Musharaxiinta) waa kuwo iska socdo… asagoo yiri in ay jiraan Musharaxiin dhaqaalaha uga fiican, balse asagoo la dar daarmaya Xildhibaanada ayuu yiri [ LACAG WAA QAADASHO LAAKIIN CODKA ANIGA I SIIYA]

 

Wuxuu sheegay Salaad Cali Jeele oo qoraalkiisa sii akhrinaya inuu amniga wax ka qaban doono, garsoorka, arrimaha Fayo dhawrka asagoo sheegay Biyo Nadiif ah in la cabi doono, Somaliland ayuu ugu baaqay Midnimo asagoo sheegay Mr.Jeele inuu kamid ahaan jiray jabhadii SNM uuna wadahadalka Soomaaliland ka miro dhalin karo, wuxuu sidoo kale sheegay asagoo Luuqada Ingiriiska ku hadlaya inuu Soomaaliya u sameyn doono [strategic Friends]. Wuxuu sheegay inuu cirib tiri doono Argagaxisada oo uu sheegay inuu si fudud kusoo afjarayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cumar Salaad Cilmi, is not a good speaker but is making some sense and asking brave questions... "Where did this money these candidates have come from?"

 

As he attacked the Siyad Barre regime for corruption and clan nepotisam the camera switched to Farmaajo. That was quite unfortunate..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^thanks akhyaarta.

 

What is he on about? Mise aginaa dhexda kaga soo dhacay?

 

Universal good job but please put the candidates name on the bottom of the screen as they speak.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

How many does he have.. I have no idea what he is talking about... He is not saying anything what he exactly would do for the people and country...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^Like he stated he was a long term Civil Servant, has a good educational background and is a thinker. He has extensive knowledge about Somalia's past government as he served from the mid 60's to the early 1980's. A tough no nonsense individual.

I have met him many times in London as a child and adult and always found him to be a good man, well versed in looking at the Somali dilema, and has respect from his community...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^Somalia needs men like him but I am sorry to have missed most of his speech.

 

Wow I like how the speaker is speaking right now.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this