Sign in to follow this  
Macallinka

Farmaajo Campaigning at the grassroots level

Recommended Posts

Somalia   

Dabrow;864491 wrote:
You are acting tough now? scary:D Come back in three days and we will see.

Sxb, Abdiweli Mohamed even has people from Gedo in his back or should I say northern Gedo people? :D, I am afraid I will just have to put on these shades. :cool: This grass root bull, everyone is doing it even Shariifka, but at the end of the day, only 200-odd niggas will make it happen.

 

I will come back in 3 days. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dabrow   

Somalia;864495 wrote:
Sxb, Abdiweli Mohamed even has people from Gedo in his back or should I say northern Gedo people?
:D
, I am afraid I will just have to put on these shades. :cool: This grass root bull, everyone is doing it even Shariifka, but at the end of the day, only 200-odd niggas will make it happen.

 

I will come back in 3 days.
:D

We will see.

See you in three days sxb:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

@Somalia , Mogee iyo CO

 

It looks like Abdiwali and his boyz runout the steam lol See wax u jiraan nowadays . My source from Mogadishu telling me even SAKIN refused to meet Abdiwali at Airport when he went back to Mogadishu?

 

Kenya iyo Bada saxiixeeda ayaa odayga ladagay ayan filayaa, he put all his eggs in one basket .....he thought Kenya will make him a president lol

 

There is alwayz next four yrs u knw :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Musharax Dr, Maxamed Farmaajo oo la kulmay Xildhibaanada Bay iyo Bakool maanta. Maxaase kasoo baxay kulankaasi.

 

 

Musharaxa madaxweyne ee Dr, Maxamed Abdilaahi Farmaajo oo baryahanba waday kulamada uu la qaadanayo qeybaha kala duwan ee xildhibaanada ayaa maanta waxaa uu kulan gaar ah la qaatay xildhibaanada iyo odayaasha dhaqanka beelaha Digil iyo Mirifle .

 

Shirkan oo ka dhacay garonka diyaaraha Aden Cade ee Muqdisho ayaa waxaa diirada lagu saarayey ka hadalka marxalada uu dalka iminka marayo,taasi oo ay ugu horeyso arrimaha doorashooyinka madaxweynaha ee 10 bishan ka dhici doonta Muqdisho.

 

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr, Maxamed Abdilaahi Farmaajo ayaa waxaa uu xildhibaanada u jeediyey fikirkiisa siyaasiga ah iyo inuu diyaar u yahay haddii loo doorto madaxweynaha dalka Soomaaliya inuu soo dhiso xukuumad dalka ka saartay burburka iyo nidaam la’aanta ragaadisay.

 

Waxaana uu sidoo kale xildhibaanada ka socday Farmaajo inay codkiisa ku taageeraan si uu ugu guuleysto xilka Madaxweynenimada,isagoona aad uga mahadceliyey kulanka ay maanta la qaadteen isaga iyo odayaasha dhaqanka beelaha Digil iyo Mirifle. Waxaana uu rajo wanaagsan ka muujiyey kartida xildhibaanada hadda Soomaaliya loo doortay badidooda.

 

” Waxaan ku faraxsanahay in aan maanta kulan idin la qaato sababtoo ah waxay tani qeyb ka tahay wadahadaladeyda aan ugu gogol-xaarayo tartankeyga dhinaca doorashada. Waa la socdaa rag badan ayaa ku jira orad dhinaca tartankaasi ah,haddana markii aan fiiriyo waxqabadkeygii “lixdii bilood” ee aan xukuumadii TAYO hogaaminayey waxaa ii muuqata in aan ahay qofka mudan in dalka waqtiga soo socda hoggaamintiisa lagu aamini karo” ayuu yiri Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna Musharaxa u taagan doorashada Madaxweynenimada Soomaaliya Dr, Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.

 

Xildhibaanada iyo odayaasha dhaqanka beelaha Digil iyo Mirifle ee kulankaasi ka hadlay ayaa soo dhaweeyey musharaxnimada Dr, Farmaajo waxaana ay dhinaca kale sheegeen inay taageersan yihiin dadaalkiisa uu ku doonayo xilkaasi. Waxaana sidoo kale ay sheegeen inuu Farmaajo qeyb ka yahay rajada Soomaalida.

 

“Farmaajo la soco waxaa tahay rajada dib usoo nooleynta dalkii oran jiray Soomaaliya ee xilli awood muuqata ku lahaa geeska Africa, haddaba si taasi loo helo waxaan kuugu hambalyeyneynaa inaad haddii alle garto noqon doonto Madaxweynaha Soomaaliya. Ciddii taqaan taariikhdaada iyo waxqabadkaagii intii aad xafiiska xukuumadda joogtay, ma fileyno inay ka laba-labeynayaan doorashadaada” ayuu yiri mid ka md ah odayaasha dhaqanka beelaha Digil iyo Mirifle ee shirka joogay.

Kulankan oo ahaa mid ammaankiisa aad loo adkeeyey islamarkaana ka dhacay garoonka diyaaraha ee Aden Cade International ee Muqdisho ayaa waxaa uu kusoo dhamaaday inay isla fahmeen Dr, Farmaajo iyo xildhibaanadii iyo odayaasha Digil iyo Mirifle in la doorto musharax dalka ka samatabixin kara xaalada adeg ee uu ku jiro.

 

 

 

Xildhibaanada la shiray ee Digil iyo Mirifle ka tirsan waxaan la socon oo ku jirin Shariif Xasan Shiikh Aden oo isaga xilli siyaasad dagaal adeg ku dhisan la galay Dr, Maxamed Farmaajo,inkastoo wararka iminka xamar ka imaanaya ay sheegayaan inuu jiro xiriiro hoose oo laga dhex bilaabay Farmaajo iyo Shariif Xasan kuwaasi oo ku aadan in codka Shariif Xasan ee ku leeyahay Baarlamaanka inuu ku taageero Farmaajo si uu ugu badsado codadka uu ka helo doono xilliga doorashada.

 

Kulankaan Farmaajo uu la qatay Beesha Bay iyo Bakool ayaa waxaa uu daba socday Kulamo aan kala jogsi lahayn oo uu musharax Farmaajo la qatay Beelaha

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xeefow   

Smart move by Farmaajo. His first visit was war veterans, next military authorities then Somali elders from many different clan sections.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this