Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

The New Mayor of Buhoodle arrives in buhoodle

Recommended Posts

Badhasaabka Somaliland ee Buuhoodle oo markii u horeysay gaadhay Buuhoodle

August 29th, 2012

 

Hargeysa (Somaliland.Org)-Badhasaabkii Somaliland ee Gobolka Buuhoodle Xariir Maxamuud Axmed, ayaa maanta markii u horeysay muddo sanado ah gaadhay magaalada Buuhoodle oo si weyn loogu soo dhaweeyay.

 

Badhasaabka Buuhoodle waxa dadweyne ka mid ah bulshada ku dhaqan magaaladaasi oo watay kollanyo baabuur ahi ay Badhasaabka kaga hortageen meel 40km u jirta magaalada Buuhoodle.

 

Badhasaabkii Gobolka Buuhoodle Xariir Maxamuud Axmed, oo la hadlay dadweynihii soo dhaweeyay ayaa uga mahad celiyay siday u soo dhaweeyeen, waxaanu ugu baaqay inay nabad-gelyadii ay dhawaan qaateen waxgaradka Buuhoodle la ilaaliyo.

 

Badhasaabku waxa uu sheegay in xukuumadda Somaliland ay ka go’an tahay inay dhawrto nabad-gelyada Buuhoodle isla markaana deegaamada kala duwan ee gobolka ay ka fulin doonaan mashaariic horumarineed oo wax lagu xoojinayo adeegyada daruuriga ah ee dadweynaha gobolkaasi.

 

Xariir Maxamuud waxa uu sheegay inuu soo maray Jiida Maygaale, waxaanu xusay inay dadweynihii reer guuraaga ahaa ee ka guuray deegaamadii ciidanka qaranku ka guuray.

 

Badhasaabku wuxuu sheegay inay gobolkaasi ka bilaabi doonaan Ha’yadaha dawliga ahi shaqadoodii, waxaanu u soo jeediyay dadweynaha inay nabad-gelyada ka shaqeeyaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wafti Ka Socda Xukuumada Somaliland Oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyey Magaalada Buuhoodle +Sawiro

 

Buuhoodle (Waaheen) Waxa maanta galinkii danbe lagu soo dhaweeyay magaalada Buuhoodle wafti ka socota xukuumada Somaliland oo ka soo kicitimay caasimada dalka ee hargeisa , Iyadoo waftigani loo soo gelbiyey dhinaca magaalada buuhoodle

Waftigan ayaa wax kala yihiin Badhasaabka gobolka Buhoodle Maxamed Maxamuud”Xariir Gadhweyne” Iyo Cisman Yuusuf Maxamed”Galinwadaad” oo isna ah Maayirka degmada Buuhoodle

waxaana maanta gelinkii danbe lagaga hortagey weftigan deegaanada Meygaagle Iyo Sooljoogto, iyadoo ay weftigan si heer sare ah u soo dhoweeyey shacabka ku dhaqan deegaanadaas

Si kastaba ha ahaatee weftigana ayaa ahaa kuwo mudo ka maqnaa deegaanada gobolka Buhoodle intii colaadu ka socotey deegaanadaasi iyadoo ay wafigani sheegeen inay ku maqnaayeen nabadeyn ka dhalata deegaanada gobolka Cayn.

Isku soo wada duuboo shacabka ku dhaqan gobolka buhoodle ayaa si diiran u soo dhoweeyey badhsaabka iyo maayirka loo soo magcaabay gobolka buhoodle.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

xiinfaniin;862454 wrote:
xaaji xunjuf waa xaaji xunjuf
:D

 

he now reports that Somaliland appointed a mayor for Buuhoodle of all places. What is next Kismayo
:D

 

xiin

 

waamaxay qosol gariir ayaa kugu dhacaye, horaan kuugu sheegay sl waa laga badiyaa when it comes to faanka iyo cabaadka for sheer result in the long term ciyaartaa waa xagayaga....

 

buhoodle was the bastion of land standing in the wilderness lakiin waa welcome back to the reall family not the blood suckers who claim to be family only to stab them in the back.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Sage   

If things continue as they are and the new mayor plays his cards right Buhoodle might be giving Burco some serious competition for the top city in Togdheer region. Nice to see it welcomed back into the fold of Somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

The Sage;862789 wrote:
If things continue as they are and the new mayor plays his cards right Buhoodle might be giving Burco some serious competition for the top city in Togdheer region. Nice to see it welcomed back into the fold of Somaliland

Burco dwarfs Buhoodle in size and population, so I dont know how that's possible.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this