Sign in to follow this  
walaalkis

Anaga hadaan ***** nahay, awal waa naloo doori jiray Gudoomiye Baarlamaan

Recommended Posts

Gudoomiyihii hore Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay, in magaalada Muqdisho lagu doorto Gudoomiye Baarlamaan, isagoo u hambalyeeya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ku guuleystay doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka.

 

Shariif Xasan oo u ololeynayay in doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka inuu ku soo baxo Dr. Cali Khaliif Galeyr, si uu ugu tartamo doorashada Madaxweynaha, oo uu mushurax yahay, ayaa hamigiisa meesha ka baxay, maadaama ninka loo doortay Gudoomiye Baarlamaan ay isku beel ka soo wada jeedaan.

 

Isagoo hadalkiisa ka muuqatay niyad la'aan ayuu sheegay in markii hore loo doori jiray Beelaha **** xilak Afhayeenka Baarlamaanka, haatana loo dooray sida uu yiri.

 

Waxaa uu hamigiisa ahaa in la soo hormariyo doorashada Madaxweynaha, isku dayo badan uu ku damacsanaa ay daaqada ka baxeen, hase ahaatee waxaa uu sheegay in laga diiday dalabkaas, balse aanay haatan wax mushkilo ah laheyn.

 

"Anaga hadaan **** nahay, awal waa naloo doori jiray Gudoomiye Baarlamaan, hadana waa naloo dooray, marka wax dhibaato ay leedahay ma lahan aad iyo aad u faraxsanahay"ayuu yiri Shariif Xasan oo la hadlay BBC-da markii ay dhamaatay doorashadii Gudoomiyaha Baarlamaanka.

 

Mar la weydiiyay su'aal aheyd inay dhaawaceyso rajadiisa musharaxnimo ee doorashada Madaxweynaha, maadaama nin ay isku heyb yihiin loo doortay Gudoomiye Baarlamaan, qaabka awood qeybsiga aanu dhigeyn in labo nin oo isku beel ah labo jago kala qaban karin ayuu xusay in aanay wax mushkilo ah laheyn.

 

"Mushkilo ma lahan aniga markii hore gudoomiye uma tartameynin, hadii marka hore Madaxweynaha la soo hormariyo waa la diiday, marka awal sidaas ayay aheyd sida bahasha u dhigneyd, hadana wax mushkilad ah ma alahan, waxaan u mahad u celinayaa in dadka gartay in nin kale la tartamo waa u hambalyeynayaa"ayuu yiri Shariif Xasan oo intaa ku daray inuu ka fikiri doono musharaxnimadiisa Madaxweynaha oo hamigiisa daaqa ka baxday.

 

Dadka odorasa siyaasada ayaa sheegaya in Shariif Xasan oo muddo sideed sano ka mid ahaa siyaasiyiintii galaan-galka badan ku laheyd Baarlamaanka, in tani ay tahay guuldaradiisa u horeysay, taasoo meesha ka saareysa rajooyinkiisa siyaasadeed ee uu in muddo ah sidii sil-silad oo kale isugu soo xirayay.

the guy feels he was discriminated or something. Walee umaddaan they always find excuse for their failure .

This was fair election. Voting instead of using guns

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;862072 wrote:
bacaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaac@sakiin

He gets out with million dollars. He should be thankful that somalia doesn't have legit goverment. He would have been

brought out to justice him and his friends, sharif and Gas.

 

Where the million dollars for the poor ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

oba hiloowlow;862072 wrote:
bacaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaac@sakiin

I would rather see Fingerless as a president than see this corrupted, crook, who even wanted to hold presidential election before parliament speaker....What a fool.....I now cannot wait to see, Abdiweli and Sharif Ahmed follow their friend.:D

 

Dr. Bashir Loyan for Somali president.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

oba hiloowlow;862085 wrote:
^^

 

Adeer shariif is coming back for sure

You don't understand, he thinks a person from gobolada dhexe is more likely to be appointed pm if a person from Gedo is president, he's very sneaky and hypocritical in his views, you have to look at the undertones of his writing. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Somalia;862087 wrote:
You don't understand, he thinks a person from gobolada dhexe is more likely to be appointed pm if a person from Gedo is president, he's very sneaky and hypocritical in his views, you have to look at the undertones of his writing.
:D

As if the people from Central regions are not Somali and do not deserve to hold a seat. FYI, Baadiyow will be the PM cause he is from Ceel-Dheer which is in the central regions.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Somalia, let me correct you Dr. Bashir is from Mogadishu but his great grandfathers are from Gedo not Galgudud.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this