Sign in to follow this  
General Duke

Breaking News: Jawaari elected Speaker

Recommended Posts

Ameer   

Maxamed Cismaan Jawaari oo loo doortay gudoomiyaha cusub ee baarlamaanka Soomaaliya

Updated About:5 mins ago 0 Tweet Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliya ayaa loo doortay Maxamed Cismaan Jawaari, kadib marki uu is casilay Prof. Cali Khaliif Galeydh oo ay isugu soo hareen wareega labaad.

 

Mr Jawaari oo marki lagu dhawaaqay gudoomiye nimadiisa la hadlay xildhibaanada ayaa uga mahad celiyey dhamaan mudanayaashi doortay iyo xildhibaanadi u tana sulay sida Cali Khalif iyo sadexi musharax ee kale.

 

“Waxaan u mahad celinayaa walaalkeey Cali Khalif iyo musharaxiinti kale, waxaan ka codsanayaa gudoomiyaha KMG ah inuu sii wado doorashada gudoomiye ku xigeenka koowaad iyo labaad,”

 

Waxaa goor dhaw bilaaban doona doorashada gudoomiye ku xigeenka koowaad oo ay u taaganyihiin sagaal musharax halka ku xigeenkana labaad iyana la dooran doono ilaa caawa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

General Duke;861748 wrote:
Sharif Xasan Shiekh Adan is out......

Can't be president but can still have a say in who gets elected president, surely.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

General Duke;861758 wrote:
^^^ Adeer he is gone, done with..

Give me a bit more warya. :D

 

Where will his clan's votes go when the time comes to choose a president? Who do you expect him to back and why? What's in it for him/them?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

oba hiloowlow;861756 wrote:
I told you before if Sakiin is out im satisfied,!!! waa guul uu so hooyatay shacbiga somaliyeed!!

sakiin wanted to take out Abddiweli and he became a victim. loool.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this