Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Magaaladda Marka Caddeey Captured

Recommended Posts

I don't see any 'guul' iyo wax la mid ah in this. Bililiqo iyo isbaarooyin ayaa bilaabaneyso. Unless these undisciplined ragtag militia ciidamo dowlad iska dhigo aan si qumaato ah loo maamulin, kuwii waxa dhacana aan la ciqaabin oo awood dhab laga qaban meel la qabsado waxba masoo kordhineyso. Just ask the residents of Balcad, Ceelasha Biyaha iyo Afgooye, the last three towns laga qabsaday Barbaarta.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Waa illaahay mahadii mar hadii Marka Cadeey laga saaray. Gabalkoodii wuxuu dhici doonaa maalinta Kismaayo laga haajiryo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Waa cajaaib in guul waaye la yiraahdo in magaalo nabdoon oo bashbash iyo barwaaqo ku nool oo gashay gacan cadaw (gaalo iyp Moryaan) aan u naxayn dad iyo duunyo. Afgooye, Balcad iyo Beledweyne waxa ka dhaca waad maqashaan, markaas in shacabka Marko saasoo kale ku dhacdo waad ku faraxsatihiin!. Dembiga kuwa dhibaatada geysta oo kale dhabarka u rita!. MMA markaan runtuu iska sheegay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Apophis;861405 wrote:
You give them too much credit sxb. They are not lead by 21st century Rommel with a beard. They are a bunch of Macaalin dugsis who benefited from the wide support and trust of the Somali people (hence their early successes). They've lost that now and there is no strategy which can bring it back.

 

Amisom maybe overstretched but they have the ability to replace their losses much more quickly than Shabab. Shabab also lacks mobile armour and Amisom has and they (Shabab) can't defeat it (you need anti-tank weapons to defeat the T72s, not RPGs).

 

I see the hardcore Shabab elements turning into hit and run insurgency but I doubt rural Somalis would be willing to support them. I see some kind of deal happening with a very much thinned Shabab outfit.

Apophis said it all. Abdi the days of the beardos are numbered and they aren't capable of the master plans you attribute to them.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

They only entered the town yesterday with a lot of caution, maxaa horay loogu geli waayey oo Ceel Jaalle loogu hakaday?.

 

Magaalada ninkii yaqaanaa yaqaane, jidka xeebta oo Xamar soo aado wixii ka dhici doona soo ogaada!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this