Sign in to follow this  
walaalkis

Faroole: Meles Senawi Anaga Ayuu Naga Geeriyooday

Recommended Posts

Garowe (RBC) Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole, madaxweyne ku xigeenka C/samad Cali Shire iyo gudoomiyaha baarlamaanka maamul goboleedka C/rashiid Maxamed Xersi ayaa si wadajir ah maanta u tagay xarunta xafiis qunsuliyeedka Ethiopia ku leedahay magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland halkaasoo ay ku saxiixeen buug loo furay tacsida Meles Senawi.

Madaxweynaha maamulka Puntland oo kadib markii uu u tacsiiyey raysul wasaarihii dhintay ee Ethiopia ka hadlay ayaa sheegay in Senawi uu ahaa nin ka dhintay Afrika oo dhan, gaar ahaan Soomaalida.

“Senawi kaliya Ethiopia kama dhiman, wuxuu ka dhintay guud ahaan dhucuubta Afrika iyo Soomaalida, anagana waa naga dhintay” ayuu yiri madaxweynaha Puntland.

“Waan ka tacsiyeyneynaa geerida Senawi oo ahaa raysul wasaarihii Ethiopia” ayuu sii raaciyey Faroole.

Walaaca Puntland

Madaxweyne Faroole wuxuu baaq walaac ku jiro u diray raysul wasaare ku xigeenka Ethiopia ee hadda xukunka la wareegay inuu raaco tubtii uu jeexay Meles Senawi.

“Waxaan ugu baaqeynaa raysul wasaare xigeenka hadda xafiiskii la wareegay iyo ragga kale ee la shaqeynaya inay raacaan dhibihii uu jeecay Senawi” ayuu codsaday Madaxweynaha Puntland.

Siyaabo kala duwan ayaa looga hadlay geerida ku timid raysul wasaarihii Ethiopia Meles Senawi kaasoo dad badan oo Soomaali ah ay u arkaan nin halis ku ahaa qaranimada iyo midnimada Soomaaliya.

RBC Radio

Nothing new puppet Tacsi udiraayo his master . If sharif or farmaajo was dead , would he say samething I wonder.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

i never liked zenawi and his policies. but walaalkiis, you should stop reading politics because you don't understand how it works. lool. if you think what faroole says at ethiopian embassy in garoowe is anything but politiking then you should give up. quit today ninyoow. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Looma kala harin tacsida Awsanaawi. Kumana eko the two minions in Garoowe iyo Hargeysa, but Shariifkii ayaa ka koow ahaa iyo madaxda maamul goboleedka ka jiro Beledweyne iyo Baydhabo. Kuligood tacsi diiran oo aniga i maqal ah wada direen.

 

 

 

Watch after 35:00 and hear how C/risaaq Xaaji Xuseen tells as it is, that who really controls Waqooyi Bari iyo Waqooyi Galbeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mooge;859577 wrote:
i never liked zenawi and his policies. but walaalkiis, you should stop reading politics because you don't understand how it works. lool. if you think what faroole says at ethiopian embassy in garoowe is anything but politiking then you should give up. quit today ninyoow.
:)

Nin gaal ah , who cares less of your reer habal or reer habal why would you consider him his part of your people .

I can understand sending Tacsi to dead president but this is degrading yourself and you should be pointing the fact that your adeer

is honestly out of the line. Tell him not to be so obvious next time .

 

Walee Somali politicians love this dude meles , he drug them all to aided,to Abdulaahi Yusuf, to sharif, to all .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia was boastfully declaring how Shariff is in #3, Siilanyo in #2 and Iley in #1, while Faroole is in #4 of "Somali Leaders that cried for Zenawi. He said, "No, no President Faroole is not in #3, he is in #4." As if that's any better. I replied, "Well, in the end of the day, Faroole is in the list." After that comment, Somalia was nowhere to be found. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Yunis   

Hands down Faroole wins this one, the two candle lights, a dimmed darken room and the stoned salutes of guards gazing from the far-end dwarfs Silaanyo’s single table image-frame of Zenawi. But, who starts these things as always?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Somali philosopher;859654 wrote:
farole can say whatever he wants about that guy but average Somalis in that region don't care for his death and will go by their usual business.

I think that is right.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

LOL@ Anaga ayuu naga geeryooday. Kolay aniga igama geeryoone, Faroole iyo cida kale uu ka geeryooday talow waayo?..

 

Silanyo ayaan la yabaneen kana maka daray. Alle somaali haso hadeeyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this