Sign in to follow this  
Taleexi

Puntland oo hadda sigaarka lagu cabbi karo!!

Recommended Posts

Taleexi   

Maanta caloosha baa i xanuuntay markaan maqlay Shabeel I biyo baa laga helay balse waxaan ku farxay in sigaarka dib loogu cabbi karo carro PL maadaama xaraaradi na dishay muddo afar bilood ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

loool....oo hadda dadka xitaa aan sigaarka cabin khatar bay ugu jiraan inay billaabaan soo maahan? Anigu Illaa aan arko Cartoon uu soo saaray Amin Amir ma rumaysanaayo in sigaarka lagu cabi karo, weli. Maaddeey, you want to start your first sekereed in Garowe? I know adigaa maalin dhoweyd u baxbaxsanaayey inaad sigaar baroobayso...

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   
:D.. Taleex.. Does that mean after all Daroor Valley's gas is a big time buffoooooooooon.. I wish there would find some to easy somalia's life support ecconomy..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

War Maaddaay waa AS oo wuu ka soo horjeedaa wax kasta oo naftaada u daranba! - Anigu dukaan Sheesha baan rabaa inaan furto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Taleexi, Baadroolkii ma sigaar baad ka dooratay! inalilaah. Annaguna in aannu si dhakhso ah taajiriin u noqono ayaanu dooneynay, adiguna dhakhtarka ayaad dooneysaa in naloola cararo. Please no cigarettes in Puntland or anywhere in Somalia. Qaadka iyo Sigaarkaba waa in Soomaaliya laga mamnuucaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Macallinka;852857 wrote:
loool

 

War Taleexoow bal u kaadi sigaarka meesha hanagu haligine , amaa biyaha hoostooda laga helaa bahasha.

loool...xiin ma waxaad leedahay, tubaakada iyo magaadka hallagu ekaado oo weli yaan dab la shidin? Hadde xaraarad baa sigaaryo-cab oo dhan laysay ee ogoow.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Breaking news,,,,, waararkii ugu danbeeyey waxay sheegayaan in biyaha Petrol ka uraayo oo dadkii yididiilo fiicani gashay,,,,,, wali haloo kaadsho sigaarka!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this