Sign in to follow this  
walaalkis

Fanaanada Caanka ah Ee Saado Cali Warsame Oo Shil Gaari ku Dhaawacantay

Recommended Posts

Garowe (RBC Radio) Fanaanada Saacado Cali Warsame oo ka mid ah fanaaniinta Soomaaliyeed ayaa goor dhow waxay ku dhaawacantay shil gaari oo dhacay magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.

Dhaawaca Fanaanadaan ayaa waxay ka danbaysay ka dib markii sida la Sheegay gaari ka soo qaaday magaalada Gaalkacyo uu Shil kula galay magaalada Garowe.

Dhaawaca Saado ayaa lagu soo waramayaa in gacan iyo madaxa ay ka gaareen wax ka gaareen waxaana la dhigay isbitaalka guud ee Garowe, sida uu soo sheegayo wariye ku sugan magaalada Garowe oo Raxanreeb ay la hadashay.

Saado Cali Warsame ayaa isla maanta waxay ka timid wadanka dibadiisa waxayna ka soo dagtay garoonka magaalada Gaalgacyo waxaana halkaasi loogu soo dhoweeyay si aad u saraysa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ilaahay been haka dhigo. Waxay u egtahay habaar .

 

Puntlandi is reporting she is alive.

 

Warbaahinta ayaa markii hore faafisay in ay geryootay Saado Cali Warsame Balse Taliyaha ciidamada gaarka ah ee madaxtooyada Puntland Gol.Cumar Cabdullaahi Maxameed (Faroole) ayaa Puntlandi u xaqiijiyey in saado aysan ku dhiman shilkaas isagoona sheegey in xubno kamid ah Wasiiradii la socday ay dhaawacyo fudud gaareen,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Libaax-Sankataabte;852094 wrote:
Ilaahay been haka dhigo. Waxay u egtahay habaar .

 

Puntlandi is reporting she is alive.

 

Warbaahinta ayaa markii hore faafisay in ay geryootay Saado Cali Warsame Balse Taliyaha ciidamada gaarka ah ee madaxtooyada Puntland Gol.Cumar Cabdullaahi Maxameed (Faroole)
ayaa Puntlandi u xaqiijiyey in saado aysan ku dhima
n shilkaas isagoona sheegey in xubno kamid ah Wasiiradii la socday ay dhaawacyo fudud gaareen
,

 

So why are they reporting her death? Politically motivated

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Vice president is at the scene, Initial reports are very raw of deaths and dozen injured. The accident happened at Birta Dheer in the vicinity of Garoowe, where a large delegation drove in convoy.

 

Let's hope that those died and injured are pardoned by Allaah and given quick recovery. Amen

Share this post


Link to post
Share on other sites

War Deg Deg:- Shil Dila Oo Si Ula Kaca Loogu Geeystey Fanaanada Qaranka Somalia Saado Cali Warsame, Wariye Taleexmedia Qori Jirey Oo Isna Laga Deyrinayo(Full Warbixin)

 

Wararka xaqiiqada ah ee naga soo gaadhaya magaalada Garowe ayaa sheegaya in Fanaanadu aysan dhiman laakinse ay tahay dhaawac halis ah, Yadoo aan wali jirin wax wara oo sheegaya meelaha ay wax ka qabto, Hadana xaaladeeda dhaawaca ayaa ah mi laga deyrinayo.

 

Waxaa halkaasi la sheegayaa in dhimashadu badan tahay, yadoo halkaasi la sheegay in uu ku dhintey Wiil qori jirey Taleexmedia, Oo isagu kasoo raacey magaalada Nairobi.

 

Waxaa kale oo lasheegayaa sida wararku nagu soo gaadhayaan in shilkani ahaa mid qorsheysan oo ay ka danbeeyeen Masuuliyiin Puntland ah, Taasi oo ay ugu tala galeen inay ku dilaan Fanaanada Weyn ee Saado Cali Wasame.

 

Hadaba wixii warar ah ee intaasi kasoo kordha waan idin la soo socodsiin doonaa.

 

 

Allssc.com and it's crazy Princes Diana style conspiracy theory.

Share this post


Link to post
Share on other sites

RBC which is the original website Walaakiis quoted retracted the story.

 

Walaalkiis, this is just part of the "scooping culture" where every outlet wants to be the first to break the story.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this