Sign in to follow this  
Dr_Osman

Former Puntland Presidential Candidate Xaglatosiye Arrives in Garowe

Recommended Posts

Dr_Osman   

Saleebaann.jpg

 

Saleebaab Xaglatoosiye oo soo gaaray magaalada Garowe.

 

Garowe, July, 17 - Waxaa magaalada Garowe ee caasimada Puntland soo gaaray Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye) oo ka mid ahaa aasaasayaashii ururka SSC iyo maamulka Khaatuno oo lagu unkay degmada Taleex ee gobolka Sool.

Saleebaan Xoglatoosiye waxaa uu horay uga mid ahaa murashaxiintii u tartamayay hoggaanka Puntland, balse laga guulaystay, waxaana uu in muddo ah ku mashquulsanaa maamul u samaynta gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn.

 

Xaglatoosiye ayaa isla bishan July kula kulmay Dubai M/weynaha Somaliland oo sida la sheegay uu dhex maray is-afgarad siyaasadeed; hore ayaa uu uga soo horjeestay hoggaanka maamulka Khaatumo oo ku tilmamaay mid la majara habaabiyey, talidiisana la marooqsaday; dhawrkii sano ee la soo dhaafay ayaa uu mucaarad ku ahaa maamulka Puntland.

 

Warar madax bannaan oo idaacadda Daljir ay heshay ayaa ku waramaya in Xaglatoosiye uu casumaadka ka helay madaxda sare ee xukuumada Puntland, waxaana socdaalkiisu uu ku soo beegmayaa xilli magaalada Garowe ay wayn looga hadal hayo in dhawaan madaxwayne C/raxmaan Faroole uu isku-shaandhayn ku samayn doono golihiisa wasiirada.

 

Diiwaanka Wararka

Daljir Garowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

If Faroole is smart he should appoint him the VP.

Gen Abdisamad should go as he can't even bring his own tuulo (taleex) under Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Interesting. Just 2 weeks ago het met with Siilanyo. Is Xaglatoosiyo acting on his own or as a

Informal ambassador of Khatumo?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

this is big news for faroole and puntland. xaglatoosiye wlecome home. xaglatoosiye should be elected president of puntland.

 

galeyr cheated him and xaglatoosiye is fighting back.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

The best advance to Xaglo is to respect those who empowered him. It's a wrong time to dance with Siiraanyo and Fartoole..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

xiinfaniin;851668 wrote:
^^
:D
:D

 

Evidently few backs someone thought Siilaanyo's photo op with Xaglo was a gamechanger

Obviously you thought that and now hoping Xaglo will join Faroole's cabinet. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

MoonLight1;851627 wrote:
If Faroole is smart he should appoint him the VP.

Gen Abdisamad should go as he can't even bring his own tuulo (taleex) under Puntland.

Moonlight, xaglatoosiyo is no different than the current VP of puntland. Neither men will add an inch of khaatumo state to Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Carafaat,

 

Stop lying. I did not endorse Siilaanyo photo up was a gamechanger. You and your fellow SNM were the ones celebrating for that event.

 

Remember SOL database is still here :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this