Sign in to follow this  
Liibaan

Golaha Sare Isimada KHatumo oo Shuruudo KuXidhay Xildhibaanada KHatumo State Barlamaanka Federaalka

Recommended Posts

Liibaan   

Khaatumocalan.jpg

KHaatumo-2012.jpg

 

Golaha Sare Isimada/Madax Dhaqameedka KHaatumo State oo Shuruudaho Ku Xidhay Xildhibaanada Maamul Goboleedka KHaatumo State u Gelaya Barlamaanka Dowlada Jamhuuriyada FederaalkaSomalia -(Akhriso)-

 

Lasanod Online

 

Sunday, July 15, 2012

 

 

 

 

Khaatumo State:- Anagoo Ah Isimada golaha sare ee dhaqanka dawlad goboleedka Khaatumo ee Soomaaliya, waxaanu ugu baaqaynaa..

 

 

KU: Dhammaan shacabka deegaanka Dawlad Goboleedka Khatumo (KSS)

Ujeeddo: Hab-Codsiga Xildhibaannada Dawladda Dhexe ee Deegaanka Khaatumo

 

Annagoo ah isimmada Golaha Sare ee Dhaqanka Dawlad Goboleedka Khaatumo ee Soomaaliya, waxaan ugu baaqeynaa dhammaan shacabka deggan gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn ee danaynaya in ay ka qayb qaataan loolanka loogu tartamayo kurraasta xildhibaannimada dawladda dhexe ee Soomaaliya in ay ogaadaan shuruudaha hoos taxan ee loo adeegsan doono xulitaanka xildhibaannada kadibna ay codsi soo gudbistaan hadii ay danaynayaan kuraasta mid ka mid ah.

 

Shuruudaha Xulku waa:

 

1. Inuu yahay qof Islaam ah, akhlaaq wanaagsan, lagu aqoon kala qaybinta bulshada iyo qaadashada laaluushka.

 

2. Inuusan wax lug ah ku lahayn Labada Maamul Goboleed ee Puntland iyo Somaliland.

 

3. Inuu aaminsan yahay mabaadiida Khaatumo, danbi toosa iyo mid dadbana kagalin intii Khaatumo dhisnayd.

 

4. Inuu haysto ugu yaraan shahaado dugsi sare..

 

5. Inuu sumcad wanaagsan ku leeyahay bulshada reer Khaatumo.

 

6. Inuu diyaar u yahay aqbalaada go’aanka gudiga kasoo baxa lana shaqaynayo xubnaha hela baarlamaanka iyo maamulka khaatumo.

 

7. In an wax danbi ah ka gain xiligii dagaalka sokeeye shacabka reer Khaatumo iyo Guud ahaan Umada Soomaaliyeed.

 

8. Inuu leeyahay saldhig dhaqaale oo ku filan isaga iyo reerkiisa.

 

9. Inuu ka caafimaad qabo xanuunada maskaxda.

 

10. Musharax walba waxaa looga baahan yahay lacag diiwaan gelineed oo dhan $500 dollarka Maraykenka.

 

11. Soo gudbinta Dokumentiga iyo qabashada arajida hoos ku sugaan:

 

Qofkii xildhibaannimada Barlamaanka Dawladda Dhexe danaynaya waxaa laga doonayaa in uu Gudigga Xulka Musharaxiinta oo ka kooban Saddexda Gole ee Maamulka Khaatumo (Golaha Sare ee Dhaqanka, Golaha Xukuumadda iyo Golaha Fulinta) soo gaarsiiyo dokumentooyin hoss ku qayaxan ugu dambeyn maalinta Axada 22 July 2012 saacaddu markay tahay 6.00 galabnio (waqtiga Afrikadda Bari – 6pm East Africa time), isagoo ku soo diraaya emailka ah mp@ks.gov.so.

 

 

DOKUMENTIGA laga rabo inuu lifaaq ahaan u soo gudbiyo waxay yihiin:

 

b) Hal baal oo uu ku sharxayo sababta uu isu leeyahaya adigaa hawshan ugu habboon iyo weliba CV-giisa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Farmaraa   

Warkan waa been cad. Isamada Khaatumo-na kama soo bixin !!! Lasanod.com beenta ha joojiso ay ku been abuuranayso Hogaanka Dhaqanka. Siyaasi wax raba ha sheego waxa uu wax ku halayo laakiin Odayaasha waa dhaqankeenii yaan la been abuuran.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

BoocameOnline.com

http://www.boocameonline.com/2012/07/16/baahin-shruudaha-musharaxa-xildhiban-barlamaanka-dhexe%E2%80%8F/

 

 

khaatumo.jpg

Dowlad Goboleedka Khaatumo ee Soomaaliya

KHatumo State of SOmalia

 

 

Golaha Sare ee Dhaqanka/Issimada

The Higher Council of Elders

 

 

July 15, 2012

 

 

 

KU: Dhammaan shacabka deegaanka Dowlad Goboleedka Khatumo (KSS)

 

Ujeeddo: Hab-Codsiga Xildhibaannada Dowladda Dhexe ee Deegaanka Khatumo

 

 

 

Annagoo ah isimmada Golaha Sare ee Dhaqanka Dawlad Goboleedka Khaatumo ee Soomaaliya, waxaan ugu baaqeynaa dhammaan shacabka deggan gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn ee danaynaya in ay ka qayb qaataan loolanka loogu tartamayo kurraasta xildhibaannimada dawladda dhexe ee Soomaaliya in ay ogaadaan shuruudaha hoos taxan ee loo adeegsan doono xulitaanka xildhibaannada kadibna ay codsi soo gudbistaan hadii ay danaynayaan kuraasta mid ka mid ah.

 

 

 

Shuruudaha Xulku waa:

 

 

 

1. Inuu yahay qof Islaam ah, akhlaaq wanaagsan, lagu aqoon kala qaybinta bulshada iyo qaadashada laaluushka.

2. Inuusan wax lug ah ku lahayn Labada Maamul Goboleed ee Puntland iyo Somaliland.

3. Inuu aaminsan yahay mabaadiida Khaatumo, danbi toosa iyo mid dadbana kagalin intii Khaatumo dhisnayd.

4. Inuu haysto ugu yaraan shahaado dugsi sare..

5. Inuu sumcad wanaagsan ku leeyahay bulshada reer Khaatumo.

6. Inuu diyaar u yahay aqbalaada go’aanka gudiga kasoo baxa lana shaqaynayo xubnaha hela baarlamaanka iyo maamulka khaatumo.

7. In an wax danbi ah ka gain xiligii dagaalka sokeeye shacabka reer Khaatumo iyo Guud ahaan Umada Soomaaliyeed.

8. Inuu leeyahay saldhig dhaqaale oo ku filan isaga iyo reerkiisa.

9. Inuu ka caafimaad qabo xanuunada maskaxda.

10. Musharax walba waxaa looga baahan yahay lacag diiwaan gelineed oo dhan $500 dollarka Maraykenka.

11. Soo gudbinta Dokumentiga iyo qabashada arajida hoos ku sugaan:

 

Qofkii xildhibaannimada Barlamaanka Dawladda Dhexe danaynaya waxaa laga doonayaa in uu Gudigga Xulka Musharaxiinta oo ka kooban Saddexda Gole ee Maamulka Khaatumo (Golaha Sare ee Dhaqanka, Golaha Xukuumadda iyo Golaha Fulinta) soo gaarsiiyo dokumentooyin hoss ku qayaxan ugu dambeyn maalinta Axada 22 July 2012 saacaddu markay tahay 6.00 galabnio (waqtiga Afrikadda Bari – 6pm East Africa time), isagoo ku soo diraaya emailka ah mp@ks.gov.so.

 

DOKUMENTIGA laga rabo inuu lifaaq ahaan u soo gudbiyo waxay yihiin:

 

b) Hal baal oo uu ku sharxayo sababta uu isu leeyahaya adigaa hawshan ugu habboon iyo weliba CV-giisa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xildhibaanada dhan inay shuruudahaan soo maraan fiican. Waana ku raacsanahay ka ahayn $500. Looma baahno shantaas boqol doolar in la bixiyo, qofkii rabo in uu bixiyana asagoo/iyadoo la arkaayo agoon ha u sadaqeeyo/sadaqeysato.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Ramaasnews/Somaliland

 

MadaxWeynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Oo Maamul Goboleedka Khaatumo State Awood U Siiyay Xulida Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya Uga Qaybgalaya Gobolada KHaatumo (SSC) Iyo Maamulka Oo Soo Saartay Sharuduuha Looga Baahan Murashixiinta

 

Taleex(Ramaas) July, 16, 2012- Madaxweynaha DKMG ah ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa Maamulka Khaatumo State awood buuxda u siiyay soo xulida xubanaha baarlamaanka cusub ee Soomaaliya loo dhisayo uga qaybgeli doono.

 

 

 

Kulan ay toddobaadkan xarunta Madaxtooyada ee Viila Somalia ku yeesheen masuuliyiin ka socotay Khaatumo iyo madaxda sare ee dawlada KMG ah, ayaa yay labada dhinac ku heshiiyeen in xildhibaanada laga soo dooran doono deegaamada SSC awood loo siiyo golaha sare ee dhaqanka Khaatumo .

 

 

 

Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya oo codsaday in aan magacyadooda la shaacin , ayaa u sheegay shabakeda wararka ee Ramaasnews in heshiishkan la isku afgartay in loo hirgeliyo si dhakhso ah , maadaama dhawaan la ansixint doono dasuurka federal-ka Soomaaliya oo ay gacanta ku hayaan odayaasha dhaqanku,iyada oo baarlamaanka cusub la dooran doono ka hor 20-ka bisha August.

 

Madaxweyne Shariif ayaa olole adag ugu jira sidii mar kale loo dooran lahaa, isaga oo lacag tiro badan ku bixinayo xod-xodashada odayaasha dhaqanka ee Muqdisho ku sugan.

 

 

 

Maamulka Khaatumo ayaa dhankooda shalay galab soo saaray qoraal ay ku sheegeen shuruudaha looga baahan yahay dadka u sharaxan baarlamaanka Soomaaliya,kaasoo u dhignaa sidan:

 

1. Inuu yahay qof Islaam ah, akhlaaq wanaagsan, lagu aqoon kala qaybinta bulshada iyo qaadashada laaluushka.

 

.2. Inuusan wax lug ah ku lahayn labada maamul ee Puntland (PL) iyo Somaliland (SL).

 

3. Inuu aaminsan yahay mabaadiida Khaatumo, danbi toosa iyo mid dadbana kagalin intii Khaatumo dhisnayd.

 

4. Inuu haysto ugu yaraan shahaado dugsi sare..

 

5. Inuu sumcad wanaagsan ku leeyahay bulshada reer Khaatumo.

 

6. Inuu diyaar u yahay aqbalaada go’aanka gudiga kasoo baxa lana shaqaynayo xubnaha hela baarlamaanka iyo maamulka khaatumo.

 

7. In an wax danbi ah ka gain xiligii dagaalka sokeeye shacabka reer khaatumo iyo guud ahaan umada Soomaaliyeed.

 

8. Inuu leeyahay saldhig dhaqaale oo ku filan isaga iyo reerkiisa.

 

9. Inuu ka caafimaad qabo xanuunada maskaxda.

 

10. Musharax walba waxaa looga baahan yahay lacag diiwaan gelineed oo dhan $500 dollarka Maraykenka.

 

11. Soo gudbinta Dokumentiga iyo qabashada arajida hoos ku sugaan:

 

Qofkii xildhibaannimada Barlamaanka Dawladda Dhexe danaynaya waxaa laga doonayaa in uu Gudigga Xulka Musharaxiinta oo ka kooban Saddexda Gole ee Maamulka Khaatumo (Golaha Sare ee Dhaqanka, Golaha Xukuumadda iyo Golaha Fulinta) soo gaarsiiyo dokumentooyin hoss ku qayaxan ugu dambeyn maalinta Axada 22 July 2012 saacaddu markay tahay 6.00 galabnio (waqtiga Afrikadda Bari – 6pm East Africa time), isagoo ku soo diraaya emailka ah mp@ks.gov.so.

 

DOKUMENTIGA laga rabo inuu lifaaq ahaan u soo gudbiyo waxay yihiin:

 

b) Hal baal oo uu ku sharxayo sababta uu isu leeyahaya adigaa hawshan ugu habboon iyo weliba CV-giisa

 

 

 

 

Tallaabadan uu qaaday maamulka Sheekh Shariif ayaa caqabad ku noqon karta wejiga saddexaad ee wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya, maadaama oo ay gobolada SSC ee Maamul Goboleedka Khaatumo State Aqoonsi Buuxa Ka heleen Dowlada Dhexe ee Federaalka Soomaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this