Sign in to follow this  
Abwaan

Leaked Monitoring group's report sheds light on widespread corruptionon by senior TFG officials

Recommended Posts

UZTAAD   

Do you think the new leaders will not steal. they will be as corrupt as old ones. so unless there fear from the consequence of their theft they will continue to steal with immunity. the day will come when hands of the big thieves will be cut off . where is alshabaab when you need them most .we need to cut off the hands of shariif sakiin, shariif ahmed and all other corrupt people at the day people will be afraid to steal public money .so we need bring back alshabaab so they can implement the sharia . sharia is the solution. shabaab ha noolaato

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Abwaan;851323 wrote:
It is true Abdiweli accused him but according to some reliable sources lacagtu waa jirtaa? Horta dadkaan aniga lacagtaan igama qaadan singaar ah ee Soomaali bay ka maqan tahay. ABwaan is a massenger who posted the report, Hiiraan's review with the link. Instead of saying adeerkeey maxaa lagu haystaa go and research and get more information as concerned citizens.

 

For Abdiweli it is true inuu wax wala others like Farmaajo iyo central bank u saariyey, balse taasi ka saari mayso isaga UN keliya ma ahani IRS xitaa waa sugeysaa...wax walba the Central Bank bay aadeen ku lehe, where is this central Bank? Maxaa loo waayey? God qolkiisa hurdada ku dhexyaal miyaa?

Anigu ma lihi keligood baa wax laqay, intaan iyo ka baan inay qarsan tahayna waa laga yaabaa....sida la soo sheegay dadka aan Soomaalida ahayn ee hay'adaha u shaqeeyana qaarkood musuqmaasuq kama marna balse "mijo dhooqo, midbamar baa la saaraa".

lol Maxaa loo wayey.. oo ma adaa Central bangiga udoonay oo ka waayay mise Monitoring Groupka ka waayey. Haye xagee bay ku sheegayn inay ka waayeen. Bal su,aalahaa ka jawaab, ha na la iman adeerkaa waaye iyo kidha waaye..Qof baad sumacadiisa ku ciyaaraysaa wax aadan adigu aadan cadayn u hayn, marka ma adaa ilaahay hortiisa la tagaya ku og inuu wax xaday.Qofka muslimka ah waa innocent until proven guilty.

 

anigu ilaa iyo hada wax ma xadin ma oran mana oran karo laakiin with the evidence presented by UN monitoring Group nothing implicates him for any wrong doing by himself. cidii dano kalo leh iyaga iyo Ilaahood baa is og.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Samafal....What does could not be reached means? Samafal caddaaladda ayaad ka fogtahay, haddii aan meeli ku xanuuneyn Farmaajo maxaad ugu doodi weydey? Farmaajo soo C/Weli ma ahan ninka ku marqaati furay? Sideed ku hubtaa inuu wax xaday haddaan ku dhaho camal miyey soconaysaa? Nin isagii dembi loo hayso ayaa dad ku marqaati furaya, haddii aan ku iraa lama rumaysan karo soo xaq uma lihi, illeen eedeysane kasta ma samayn buu la soo boodaa oo dad kaluu weligiisba u saariyaa....sheekooyinka hallaasiga ah ee aad maalin walba meelaha la taagan tihiin adiga iyo Somalia oo qabyaaladda ku dhisan adiga miyaa Ilaahay la hortegaya?

Sumcadda aad sheegeysid haddii uu leeyahay cid ka qaadaysa maleh, C/llaahi Yusuf baa lacag shakhsiyan xaday maxaa loo dhihi waayey haddii dad la iska eedeynayo? Prof. Dalxa maxaa loo eedeyn waayey oo ah ku xigeenka Baarlamaanka? Jengeli maxaa loo eedeyn waayey? Samafal wixii la rabo yaan la isku sheegin...Cabdiweli dembi uusan gelin cid saari karta ma leh mid uu galayna cid ka qaadi karta maleh!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Abwaan;851454 wrote:
Samafal....What does could not be reached means? Samafal caddaaladda ayaad ka fogtahay, haddii aan meeli ku xanuuneyn Farmaajo maxaad ugu doodi weydey? Farmaajo soo C/Weli ma ahan ninka ku marqaati furay? Sideed ku hubtaa inuu wax xaday haddaan ku dhaho camal miyey soconaysaa? Nin isagii dembi loo hayso ayaa dad ku marqaati furaya, haddii aan ku iraa lama rumaysan karo soo xaq uma lihi, illeen eedeysane kasta ma samayn buu la soo boodaa oo dad kaluu weligiisba u saariyaa....sheekooyinka hallaasiga ah ee aad maalin walba meelaha la taagan tihiin adiga iyo Somalia oo qabyaaladda ku dhisan adiga miyaa Ilaahay la hortegaya?

Sumcadda aad sheegeysid haddii uu leeyahay cid ka qaadaysa maleh, C/llaahi Yusuf baa lacag shakhsiyan xaday maxaa loo dhihi waayey haddii dad la iska eedeynayo? Prof. Dalxa maxaa loo eedeyn waayey oo ah ku xigeenka Baarlamaanka? Jengeli maxaa loo eedeyn waayey? Samafal wixii la rabo yaan la isku sheegin...Cabdiweli dembi uusan gelin cid saari karta ma leh mid uu galayna cid ka qaadi karta maleh!

lol wax intaas wax kayar kaama filayn. Could not be raeched? waa iray ay isticmaalaan saxaafada marka qofkii ay rabeen inay la hadlaan ay waayaan, marna macnaheedu ma aha waa laga waayay aad noogu fasiraysid.

 

Doodaada oo dhan waxay ku salaysan tahay qabyaalad baa qof ku taageeraysaa iyo eedayn eed looga xaq dayayo. Aaway jawaabtii su,aalahayga aan kuwaydiiyay? Ogoow qabyaald waa wixii aad Caydiid dhiigu kuugu karay hadana dadka aad daba taagan tahay cuqdad qabiil baad udaba taagan tahay bal na tus qof cidiina adoo wax ka sheegaya.

 

Nin yahoow marwalba waxaan is iraahdaa kan mar dambe ha la doodin. Waxa kasta oo cadayn laguu waydiiyo waxaad kusoo gabagabaysaa Qabyaalad iyo meel baa ku xanuunaysa iyo wax maa laa yacni ah. aniga horta inaad waligaa iskuul tagatay shaki baa iiga jira maxaa yeelay sida hogaamiya kooxeedkii baad u dhaqmaysaa. Doodahaaga oo dhan dib ugu noqo waxaa ka maqan nidaamka dood wanaaga iyo inay kaa tahay 'lack of logical and anylitical skills' ma ogi

 

Aniga Abdiwali difaac iigama baahna, Farmaajana waa taan Somalia Ka difaacayay dib ugu noqo threadka. Aniga waxaan ku leeyahay waxaan waa bani aadam gaf waa ka dhici karaa laakiin si mustaqbalka qof kasta loo dhicin wax buu xaday oo wax cadayn ahna aan la keenin marka dambe waxay noqonaysaa in ay inta tuugada ahi kaliya isa soo sharaxdo oo qofkasta oo damiir lahi uu yiraah sumcadayda baa iga wasakhoobaysa. Adiga hadaad cadaalad raadinaysid, waxaad ku doodaa in si cadaalad ah loo baaro waxaan oo dhan inta ka horaysana afkaaga qof inaad ku dhibaataysid oo aadan hubin ka ilaali.

 

Teeda kale aniga hadii aad haysid aniga qabyaalad cid wax ugu dhimay soo bandhig hadii kale doodaada hagaaji ninyahoow. Somaliana aniga la ima dhaho umana hadlo isku mana is naqaan. Maalin dhawayd waxaad la hayd ha la i cafiyo hadana adaa personal attacka bilaa baysid, ma is galaan?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Samafal, ninkan isagaa kala hadlaya!. Post-igiisii ugu horreeyey wuxuu yiri: Aaway dadkii Farmaajo taageersanaa!, haddana wuxuu leeyahay: Waxa lagu heysto Abdiweli baa sheegay oo isna la heysto lamana rumeysan karo, mid ku go' dheh. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Samafal...aniga haddii aadan ila doodin wax dhib ah iguma hayso, dooddaadana carruur kuma korsado. Qabiil uma doodo ayaad leedahay mar kastana waxaad iiga hortimaadda wax adeeryaal dooddooda ku saabsan, marna kama doodno Shariifyada oo aan aragtidayda ka dhiibto oo aan dhaliilo, qofka ciddayda ah ee aan ammaanay bal halkaan ku soo xoor. Sheekooyinka hallaasiga ah ee Caydiid AUN baad u doodday warkaaga mar walba cusbo uga dhigo. Caydiid uma doodin, mana u doodayo, he was a public figure, khaladaad siyaasadeed oo badan buu sameeyey, weligey mawduucyada looga hadlayey xitaa laba thread un baan ka hadlay intaan xasuusto, labada jeerna dhacdooyin aan u arkay in siday ahaayeen aan loo sheegin baan aragtidayda ka dhiibtey...Aniga dhib iguma hayso maanta dhan waa d difaacdey i dheh like some did to silence me. Waxba iskuma ogi then dhib iguma hayso doodda ayaana igala muhiimsan. Sheekooyinka suurahaa naga dhaaf samafal...AUN A/Y, Abdiweli, Faroole iwm inaan lagaa taaban karin waan ogahay laakiin taas yaa iska yeelaya...Abdullaahi hadda waaba dhintay oo in wax laga sheego ma habboona, xilna ma hayo wax macne ahna ma samaynayso. Laakiin inta nool qofkii khaladaad siyaasadeed gala haddii aadna jeclayn in laga hadlo SOL resignation ka qaado.

 

loool...Weligeey iskuul ma gelin. Halkaas miyay naga maraysaa....? I dont have to share my private life over here and tell you this shahaado ayaan haystaa...Waxaanse tuhunsanahay inaan adiga kaa iskuul badnaa but I could be wrong.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Maaddeey;851471 wrote:
Samafal, ninkan isagaa kala hadlaya!. Post-igiisii ugu horreeyey wuxuu yiri: Aaway dadkii Farmaajo taageersanaa!, haddana wuxuu leeyahay: Waxa lagu heysto Abdiweli baa sheegay oo isna la heysto lamana rumeysan karo, mid ku go' dheh.
:)

 

loool.....Maaddeey adiga in gafuurku kuu duuban yahay oo aad maqli weydo dhib uma arko laakiin indhahana ma duubatay oo waxa la qorayo ma akhrin kari weydey? Waryaa iska daa doc-kayeernimada ee doodda hagaaji saaxiib....Mar kale ayaan ku celinayaa....Warbixinta aniga ma qorin, Xeeldheereyaal Qarammada Midoobey us haqeeya ayaa soo bandhigay, macluumaadka iyo ilaha wararkana iyagaa soo bandhigay. Haddii aad halkan dembi iigu yeeleysaan waxaa la igu eedeyan karaa inaan rumaysnahay warbixintan waxay soo ban-dhigtay in wax badani ka jiraan.

Yes waan iri aaway dadkii Farmaajo aaminsanaa haddana waan ku celinayaa in warbixinta lagu ceebeeyey, ujeeddadeydu ma ahan inaan qoraalka dambe ku iri wax ma samayn ee waxaan tusayey Samafal sida xitaa Farmaajo loo difaaci karo maaddaama eedeyn badan ay ka timid nin isagaba lagu dheggan yahay ahna C/Weli Gaas.....Maaddeey ma maqashay "Si xun wax u sheeg, sixir waa ka daran yahay"? Naga daa yaannan kugu gabyine.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ElPunto   

Abwaan;851454 wrote:
Cabdiweli dembi uusan gelin cid saari karta ma leh mid uu galayna cid ka qaadi karta maleh!

I don't see any specific allegations about Cabdiweli so why all the hoopla.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

ElPunto;851477 wrote:
I don't see any specific allegations about Cabdiweli.

That is ok, but allow those who see it differently to say so.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ElPunto   

^So you see something that is not factually in the report? That is not 'seeing' - that's insinuation and malow but to each his own.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

El Punto...do you work for the Central Bank? Do you know someone who does...? Can you confirm what PM Abdiweli said? Those are the questions that need to be answered. These are not only for me to find out but for every Somali. I am sorry if this report was leaked in the middle of a campaign but I beleive this was needed and it does not just talk about Abdiweli. He is one of many that were accused of corruption. I think they should be treated the same not pick and choose and say maxaa kan laga rabaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

I feel sorry for dadkii Farmaajo ayaa fiican dhihi jirey oo weli ka daba mashxarada.
:D

this is what you said in your first post, linkikaagana wuxuu sheegayaa in Cabdiweli uu iska eedeeyey, groupkana caddeyn iyo investigation midna ma sameyn. See loo ceebeeyey marka?.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Mooge;851500 wrote:
this report is garbage.

lol...may be that is what many of our current leaders are!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Yunis   

Report may be garbage, but so is SOL politics on this issue.

 

UN mafia headquartered in Nairobi produces scathing report of tfg leadership of the embezzlement and theft of funds - and, the folks in this board are at each other's throat on why their tolka leader is exempt....

 

the underlying theme of this report is well known fact: laundering public funds and corruption are system of governance for tfg. Even if one or two TFG leaders were wrongfully accused - that's such a futile number. The "Original Sin" of Somalis waa Laaluush iyo corruption.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this