Sign in to follow this  
Dr_Osman

Puntland Basketball Tournament Starts. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

GAROOWE : Kooxda Horseed oo ku tumatey Kooxda Dawladda Hoose

 

July 10, 2012 4:22 pm GMT - Written by Editor - Edited by Editor

 

Garoowe:-Iyada oo uu socdo horyaalka Kubadda Koleyga ee Puntland ayaa maanta waxaa wadaca cayaarey labada Kooxood ee Horseed iyo Dawladda Hoose waxaana Kooxda Horseed ugu awood sheegetey 61 dhibcood Kooxda Dawlada Hoose oo keentey 41 dhibcood.

 

Ciyaartan oo ahayd mid ka dagan kana farsamo sareysey Ciyaartii shaley dhexmertey Kooxaha Rugsan iyo Nation, ayaa waxay ahayd mid xammaadsadeysan iyada oo garoonka ay soo camireen taageerayaal kala taageerayay Kooxahan.

 

Tartankan ayaa ah mid is arag ah oo muddo socon doona, waxaana Kooxda gasha Kaalinta kowaad ee dhanka dhibca tiriska ay ku guuleysan doonto Koobka Horyaalka ee Puntland.

 

Halka ka daalacyo Ciyaartii sheley dhexmertey Kooxaha Rugsan iyo Nation

Waa markii ugu horeysey ee tartan Kubadda Koleyga lagu qabto Puntland, waxaana la filayaa in Koobkan uu hormuud u noqdo kor u qaadida Kubadda Koleyga ee Puntland sida uu sheegey Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Koleyga ee Puntland Mr. Burci.

 

Puntlandpost.com

 

Horseed-450x342.jpg

Dawlada-hoose-450x342.jpg

y22-450x342.jpg

2.jpg

3.jpg

4.jpg

5.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this